Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. A bunch of youth having fun that is all ................ Remember we have different cultures and because you live in the west does not mean their culture is right. Men holding hands for example is the norm here but we know what it means in the west. Caadi iska dhiga dhib ma jireee ...... It is just that women in that video did not want to move to the dance floor and left the boys alone
  2. ..... Eesh calaa ,, waaba Double Bacaac What is next, Bring KDF just like Kismaayo ??
  3. Iyagoo maraya suuqa weyn ee magaalada Hargeysa hortiisa ayey ku tidhi "naa waxaa la yidhi Haboon Deeqa ninka guursaday suuqa ayuu ku jiraa. Lama hubo cidna ha u sheegin". Markaasay ugu jawaabtay " maasha Allaah way nasiib fiicantahay gabartaas". " Nasiibkaaba dhac, way hoogtay oo ba'day oo balanbashay". " Ar naga tag dabaalyahay, AlxamduliLaah ha dhahdo, sanadkaan yaaba heli kara nin oo saas u qurxoon oo salad intuu qaato suuqa kuu galaaya oo soo adeegaaya". "Adeegaaba dhac, naa adeeg kale ayaan ka hadlayaa iyo salado kale oo nool nool". " Abaayo horta ani adi kuma fahmaba, hadalkaa dhan gadis gadis camal waaye, adi dhan sida BBC da aad u hadashaa". " Jaw, Kuwaas ayey beesha caalamku nagu leeyihiin la midooba oo dawlad kaliya samaysta, yaa baarlamanka u kala turjumi doona?, naa bixi lacagta baska weligaaba ha i fahmin hadaad rabto". . . . . .
  4. Salaam all ,,,,,,,,,,,,, It was a fabulous Eid holiday. Now will go back to work tomorrow IA ............ with heaps of work waiting for me. N.B. Had to cancel a job interview tomorrow. I've just discovered the pay is lower than my current. So what is the point
  5. Sulleiman The Great;883962 wrote: now its the chinese are converting somalias embassy to somaliland..... That means you did not even read this ,,,,,, Waar it is you who is saying that not SL ..... aheey ah
  6. Field School: Unearthing Evidence of Barre-era War Crimes in Somaliland This week the Peruvian Forensic Anthropology Team (EPAF - epafperu.org), in partnership with the government of the self-declared Republic of Somaliland, completed the first phase of an international forensic training program in Hargeisa, Somaliland. The Center for Justice and Accountability (CJA - cja.org) is a proud sponsor of this program, which will help determine the universe of missing people through a systematic approach, ante mortem data collection and research of mass and clandestine graves. EPAF is accepting applications until October 26, 2012 November 15, 2012 to join the second phase of this project, which will run from February 5 to March 3, 2013. Applicants from all disciplines are welcome: Participation in the field school represents a fundamental experience for anybody interested in post-conflict studies, peace studies, human rights, forensics, transitional justice, memory, gender, or any related subject. From 1969 to 1991, president and military dictator Siad Barre oversaw a campaign of widespread atrocities that decimated Somali civil society. To quash separatist movements in the 1980s, the Somali Armed Forces targeted civilians in the northwest, modern-day Somaliland, culminating in the bloody 1988 siege of the regional capital Hargeisa, which claimed at least 5,000 civilian lives. This past August, U.S. Federal Judge Leonie Brinkema awarded $21 million in compensatory and punitive damages against former Somali General Mohamed Ali Samantar for his role in the slaughter. This judgment marks the first time that any Somali government official has been held accountable for the atrocities perpetrated under that regime. READ MORE
  7. - Media Arts and Sciences Anything about this ???
  8. :D .... Just a little trolling hangouts dee. Instead of opening a new thread for every little dhuuso But Alpha sees it as a competition ,,, as usual
  9. Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Maxmed Axmed Xirsi Geelle ayaa ku Dhawaaqay Wakhtiga ay Bilaabmayso Ololaha Doorashooyinka Golayaasha Deeganka, isaga oo sheegay in 29 Bisha October ay Guud ahaa Dalka ka bilaabmayso Ololaha Doorashada, Waxanu Tilamaamay Hananka ay u kala horeynayaan Ururadu. Sidaasi wax uu ku sheegay shirjara’id oo uu Goor dhawayd uu ku qabtay Xarunta Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee Maglada Hargeysa. Afahayeenku wax uu sheegay in 29 October ururka Ummada uu ugu horeynayo Ololaha Doorashada, 30 October Xisbiga Ucid, 31 October Xisbiga Kulmiye, 1 November Ururka Dalsan, 2 November Rays, 3 November Waddani, 4 November Xaqsoor. Waxanu yidhi “Waxanu Halkan kaga dhawaaqayna in In Ololihii Doorashada Golaha deeganku uu Bilaamayo 29 Bisha October oo ah Isniinta inagu soo socta, waxayna ururadu u kala horeynayaan sidii aanu ugu Qori tuurnay, Waxa u horeynaya 29 october Ururka Ummada, 30 October Xisbiga Ucid, 31 October Xisbiga Kulmiye, 1 November Ururka Dalsan, 2 November Rays, 3 November Waddani, 4 November Xaqsoor, Waxanu urur walba u soo jeedinaynaa in maalinta ay Ololaha Ay leeyihiin ay ilaaliyaan Nabad gelyada, waxanu ururka aan maalinta lahayn uga digay in ay Ololaha sameeyan.”ayuu yidhi.
  10. At the same time, the Kenyan embassy to Somalia, currently based in Nairobi, will be moved to Mogadishu while a separate mission will be sent to Hergeisa in Somaliland. HALKANl
  11. Dhibaatiyo adoo gaajo qaba dhaxanta jiilaalka Dhoor caano laga soo lisoo yara dhanaanaaday Nin dhadhamiyey wuu garanayaa dhul ay qaboojaan e Goortaad dhantaa baa jidhkaba dhididku qooyaa e
  12. I am not competing yaa walad .....
  13. It doesn't matter what you buy before eid ,,, they still want news stuff for the day ,,, Double sweating then ,,,
  14. Horta ma anigaa waalan mise adiga?. Inaan anigu waalanahay sow adiguba imaad garateen mar hore, haddaad fayowdahay?. Laakiin, sideen kuu aamini lahaa?. Inaan sax ahay waxan ku garanayaa, dee adigaaba waalan! Waa la-yaab sida waallidaadu wax noogu tartay xilligii sicir-bararka. Haddaan ogaan lahaa inaad waalan tahay, aniguna waan is-waali lahaa!. Yaase, xaq inoo siiyey inaynu waallideena wax ka sheegno? Kuwaasi iyagaaba waalan hadday jiraan.
  15. How can I get an ipad4 .. ?? ,,,, for free i mean
  16. Weli qof agtaada miisaan ku leh, ma kuu soo qoray LMAO ( Laughing My *** Off ) oo ma sawiratay qofkii oo kugu leh " Dabada ayaan ka qoslayaa". Adigaan kuu dhiibaye bal waxaad sawirataa qosol-dabeed.