Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Somalia;892765 wrote: This is the most positive article this secessionist website has ever written of Somalia, and it's because a secessionist is at the centre of it. :eek: Is that because you don't like the foreign ministry anymore ?? ,,,
  2. I heard him talking on the microphone in the middle of the street ,,, he needs a really time in Jail. He is free to believe but mobilizing people against the system and rule of law is something else. Maybe he better join the AS if he is brave enough and wants some blood.
  3. Somalia;892894 wrote: The brave forces of Somaliland are just doing what is best for their country. Wrong ID ?? ,,,,
  4. An English man went to a Somali restaurant and ordered mushroom sauce. When the chef asked the waiter about the order, the waiter replied " wuxuu doonayaa maraq barkimo waraabe" literally translated as " he wants the sauce of the pillow of a hyena. The English man was served a tasty sauce and asked the waiter the secret of the delicious sauce he had. The waiter replied " nothing special sir, we only use fresh Hyenas in our sauce" .....
  5. Al-saudis are not managing the country ?? ,,,, Or you mean it is the other people who are doing this not them ? ,,,, who is the Minister in question ??
  6. Waa maalintiisii afraad Muqdisho, Burco ayuu ka yimid waana xil raadis. Isagoo casho doontay ayuu maqlay gabdho fadhiya kaabad/catabad/jardiino oo isaga ku leh " Duqa Qawdhan maa tahay, abaw abaw si loo dhaganyahay fiiri, Duqa waa shidan tahay nooh". Markaasuu giir intuu iska kiciyeye dhuuntana sifeeyey (xixi xixi) ku jawaabay " Baw jaw naa yaadheheen ma anigiibaa duq u ekaaday, maxaad haysaan inaadeer?". " waxba aboowe, leer iyo jardiino lee haynaa (oo la macna ah kaabadda ayaanu ku layrsanaynaa)". leer iyo jardiin wuxuu mooday laba shay, markaasuu yidhi " inaadeer jardiinku alaab dumar hadaanu ahayn wax ha la iga siiyo". Mid baa qosol hadashay "Abidkay ma maqal jardiin wax iga siiya qof dhahay, iga sikada maa ka wadaa mise jag iga dhaha?". " inaadeer jag iyo jug islamaynaan gaadhine (jag ta af garasho ayuu moodayaa) magacyadiin?". " Ani waxaa la i dhahaa Jiiji Iikar Abati, saaxiibtayna Nuurto Baastoow Sharaabi, adigana aboowe". "Inaadeer kaftanku ha inoo dambeeyee sida laan dheerayaasha u abtirsada". "waa kanaa reer waqooyi gudniin lee ku bilaabooyaan shukaansiga, adi magac ma qabtid miyaa?". " Aniga waxaa la i yidhaahdaa Yoonis Dhakafaar Jilba Dheere oo ku magac dheer Ina Qaatuur, foojari ma sheeganayo sidiina".
  7. No wonder people are joining Alshabab then ,,,
  8. The Somaliland Municipal elections will take place on November 28, 2012. There are seven political parties who are contesting and nominated candidates in this election; it is the second time the Municipal elections will take place in Somaliland, the first Municipal election took place in 2002, and that started very successful democratic progress in Somaliland. Since then there has been a Parliamentary election in 2005, and two Presidential Elections in 2003 and 2010; according to the International Election Observers who monitored those elections; the Somaliland elections were conducted freely and fairly based on the International Election standards. The 2012 Municipal election is significant for Somaliland people in many ways; it determines the local leaders i.e. Mayors and City Councilors for Cities, it also determine who are the three parties who will be certified as National Parties based on the number of votes received and those three parties will qualify to contest in the future Parliamentary and Presidential elections over the next ten years, and most importantly this will further strengthen and complete the democratic progress in Somaliland that started in 2002. There is a 55-member strong team of the International Election Observers in Somaliland who are ready to deploy at 1700 polling stations to monitor the Municipal election on November 28. Dr Steve Kibble of Progressio who is the IEO Coordinator said “We are pleased to be in a peaceful environment where issues are resolved by negotiation and discussion and relevant institutions are working towards a free and fair election. We hope this situation continues.” The International Election Observers represent 15 countries including Canada, Denmark, Ethiopia, Finland, Ireland, Italy, Kenya, the Netherlands, New Zealand, the Philippines, South Africa, Sweden, Uganda, the United Kingdom and the United States of America. President Ahmed Mohamed Silanyo who was elected in 2010 and won against an incumbent President Dahir Rayale has called on Somaliland citizens to exercise their right as citizens and cast their ballots to elect local leaders peacefully; and he said “to do so will make our democracy stronger and will protect our liberty, which we have sacrificed so much to obtain.”. Somaliland is an independent sovereign nation, but has not been recognized by the International community yet. Somaliland has achieved peace and stability, democratic progress, and vibrant economy that are improving the standard of living for its people; all of it without any help from the International community. Somaliland contributes to the International efforts to fight piracy and extreme elements in the Horn of Africa. Somaliland will face another test on Wednesday, November 28, 2012 to conduct municipal election peacefully, freely and fairly. I’m confident Somaliland will pass this test on Wednesday again, and I call on all political parties to follow the rules agreed upon, respect the law and order, and accept the results of the election as has been the Somaliland tradition for the past ten years. It is time for the International community to support Somaliland. Rashid Nur Somaliland Mission in USA rashidnur@somaliland.us www.somaliland.us
  9. the ucid party members have a thousand year history of colonising the xaqsoor party members :D .. What part of the world baad niyow ka soo warantaa horta ?? ,,,,,
  10. .... She can still beat him by doing what he asked to do
  11. Saalax;892711 wrote: JacaylBro the UNPOS office in Hargeysa might be terminated as a result, this also also can have effect on the talks as Xassan Qoslaye is friends with Mahiga. The talks are bigger than Mahiga .......
  12. It has nothing to do with the talks with Somalia ..... Mahiga is not even Somali. He should either behave or go ..... Now he has the choice and it is not too late for him.
  13. Warsaxaafadeedkii 3aad ee gudida anshaxa iyo ilaalinta habsami usocodka doorashooyinka golayaasha deegaanka. Waxyaabaha kareeban ururada/xisbiyada wakhtiga doorashada waxaana kareeban: 1.inuuu ku kaco howlo wiiqikara ama waxyeelikara nabadgalyada iyo daganaanshaha dalka kahor dooorashada,doorashada dhexdeeda ,ama doorashada kadib 2.inuu adeegsado hadalo aflagaado ah ama meel kadhac ah oo sababi kara rabshadao,gacankahadal ah wakhtiga doorashadu socoto. 3.inuu boqo-galiyo musharaxiinata ,wakiilada xisbiyada /ururada,xubnaha ama taageerayaasha xisbiyada /ururada kale 4.xisbina/ururna xoog kuma qabsankaro goob doorasho si uu xoog ugu buuxsado codadka goobtaas cod-bixineed, umana adeegsan karo qaab sharci darro ah ,iskamana hor istaagi karo xisbi/urur kale codad uu sharci uhelilahaa. 5.inuu wada shaqayn layeesho saraakiisha doorashada si looxaqiijiyo codbixin udhacda si nabad galyo iyo habsami ah kuna dhamaato in si xornima ah codbixiyayaashu ugutaan xuquuqdooda carqalad la,aan iyo cabsilaan. 6. inuu dhawro islamarkaana xaqiijiyo nabad galyada hawlwadeenada doorashada iyo xubanaha kominshanka doorashooyinka qaranka xiliga u diyaar garawga doorashada ,codbixinta,iyo kudhawaaqida natiijada. 7.inay ka hortagaan fal dabiyeedkasta oo suurtagal ah inuu dhaco xiliga doorashada ,kaas oo kusaabsan hawlaha doorashada . 8.inuu qaato tilmaan kasto oo sharci ah , una hogaansamo awaamiirta komishanka doorashooyinka qaranka . 9.inuu kaqayb qaato sugida nabad galyada iyo badbaadinta saraakiihsa doorashada ka hor doorashada,doorashada dhaxdeeda iyo kadib codbixinta. 10.inaanu si sharci daro ah ufara galin shaqada saraakiisha doorashada. 11.inuu qadariyo lana shaqeeyo goobjoogayaasha caalamiga ah iyo gudida anshaxa iyo ilaalinta habsami usocodka doorashooyinka . 12.in uu dhawro isla markaana ixtiramo qarsoonaanta codbixinta. Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka ee maalinta doorashada Iyadoo laracayo sida uu jidaynayo qodabka 27aad ee xeerka lambar20-2/2006, waxaa lamam nuucay dhaqdhaqaaqa baabuur kasta oo dadwayne ,dawladeed ,ama gaar ahaaneed maalinta doorashada laga bilaabo lixda subaxnimo ilaa sideda fiidnimo. Komishanka doorashooyinka qaran ka ayaa ah ha’yada kaliya e awood uleh xibinta ogolaanshaha dhaqdhaqaaqa baabuurta maalinta codbixinta si loom eel mariyo adeegyada guud ee aas aasiga ah iyo habsami usocodka dorashada . Komishanka doorashada qaranka ayaa gaadiidka adeegyada guud iyo habsami usocodka doorashada lagu fulinaayo wuxuu siinayaa warqad xabag leh (sticker) oo muu jinaysa ogo laanshaha komishanka qaranka ee dhaqdhaqaaqa baabuurta ee maalinta codbixinta. Baabuur kasta o malinta codbixinta sidan ogolaansho dhaqdhaqaaq oo komishanka doorashooyinku bixiyay,waxaa qabanaya cidanka booliska ,waxaana lasiidaynayaakadib( 8)sideeda fiidnimo ee isla malintaas. Dhacdooyinkii dhacay wareegii udambeeyay ee Olalaha Doorashafa ee Golayaasha Deegaanka: -Cali Xaamud Jibriirl – wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada si badheedh ah ayuu ugu olalaeeyay gaadiidka dawlada xisbiga kulmiye Ahmada Muxumad Geele-kuxigeenka haayada kahortaga masiibooyinka (NERAD) wuxuu si mugleh oofirfircoon ugu olaleeyay isagoo ah shaqaale dawladeed xisbiga kulmiye. -Nuux sheikh –Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawladau waxa uu si badheedha ah ujabiyay sharciga shaqaalaha dawlada,qodabkiisa 6aad farqadiia B, oo kareebaysa shaqaalaha dawlada inaanay xisbi ama urur sifirfircoon ugu olalayn .waxakle oo ka horyimid wareegtadii madax –waynaha Jamhuurida Somaliland Ahmad Maxamad Maxamuud (siilaanyo)uu ku ayiday in aan shaqaalaha dawladu kaqayb qaadan u olalaynta xisbi ama urur gaara ah. Waxyaabaha kale ee ay sidhaw oo fiiro iyo foojignaan leh u eeg tay gudida anshaxa iyo habsami usocodka oo ay hambalyo ,bogaadin iyo amaan ba usoo jeedinayso waxaa kamid ah: -Badhasaabada –Guud ahaan badhasabada oo ah gudoomiyayaasha gobalada wareegii u dambeeyay ee olalaha doorashada kumay milmin kamanay dhaxmuuqan olalaha doorashada waxaanay muujiyeen odaynimo iyo dhexdhaxaadnimo,waanay kumahadsanyhiin. Waxaanay gudiu gaadiidki dawlada kadhigtay: Maayarka degmada Baligudadle iyo Maayarka Degmada Qurulugid kadib markii ay cadaatay maayarkastaaba xisbi/urur gaara ah mid waliba u olaleyo ,kuwaas oo kala ah Xaqsoor iyo Kulimye. Gunaanad: Gunaanad kii iy gabagabdii doorashadu waa cabiraadda rabitaanka iyo iraadada shacbiga,go,aanka kazoo baxayna waa in ay wada ixtiraamaan una hogaansamaan dhamaan xisbi /ururada utartamaaya hogaanka siyaasada
  14. Waxaas dumarka ka daa niyow iyo balaayadaa aad ku rakibayso
  15. ^ badow waaxid Salaam Calaykum All ........ headaches I can see Norf Joining the Doctor ,,, Congrats sxb isagana igu salaan ,,,
  16. Other victims haday cid maxkamad saaraan yaa u diiday ?? ,,,,,, Adigaa cuqdad u haysta laakiin adigoo sidaa u fadhiya ayaa kolba mid maxkamad la soo taagayaa ... Samater was one ,, this one is two ,,, sidaasay ku soconaysaa. Just sit tight and call it cuqdad ....
  17. Kala saar Qabiilooyin is dilay ,,, Iyo dowlad isku dhan oo cid ku duushay sxb. Hadii aynu caqligii reer hebel ku hadlayno ma fahmaysid ee is dhaafi, hadiise aynu International law iyo aqoon ku hadlayno, you know what I'm talking about.
  18. International election observation team reports good progress towards Somaliland’s local elections scheduled for 28/11 - http://www.somalilandfocus.org.uk/