caydarus;694089 wrote:
anigu koleyba waxan kahadlayaa Somalia, somaliyana cidwalba way oktahay in ay tahay Halwadan. ee adugu xageed ilaga qaadey sxb.
jacaylbaro ethiopian ma tahay mise kenyan? anigu somali ayaan ahayee
Ma adaa Soomaali sheeganaya ?? ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Soomaali baa iska ba'day