Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
U mean they don't have money ??
-
:D ... ma waxaasoo dhan ,, Inaalillaaah ,, loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
-
Waar bal ninkaa waxa ku dhacay day ,,,
-
:D ,,,, Gaar baan kuugu sheegi dooonaa
-
*Ibtisam;696722 wrote: Jb wlc bk, I was worried xagad ka dacdey, considering meesha cid kale ku ma oogi I worry when you drop out of sight, either you are kidnapped or big news baa so socoda, so xagad ku maqnedy? 1) Arros baad ahedy 2) Somaliland ba la ciitrafey 3) Abarah reer miyi heley ba wax kaso qabansey 4) ada sheegi? Thank you Ibti .... 1) Arros baad ahedy = NO 2) Somaliland ba la ciitrafey = Almost 3) Abarah reer miyi heley ba wax kaso qabansey = NO 4) ada sheegi? = Of Course I will
-
“Faroole Waxaanu Leenahay Waxba Hayska Hagran Ee Garoowe Iyo Boosaaso Ayaynu Iskugu Iman Doonaa, Ciidamada S/Land-na Ka Bixi Maayaan Dhulkooda” Xaabsade Hargeysa, February 20, 2011 (Haatuf) - Laba iyo Toban ka mid ahaa Maleeshiyadii Nabad-diidka Buuhoodle ee shalay subax weerarka ku soo qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisinkoodu yahay Maygaagle iyo Hagoogane oo ku dhintay dagaalkaasi ayaa xalay Maydadkoodii lagu Aasay magaalada Buuhoodle. Weerarkan ay shalay maleeshiyada nabaddiidku ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland ayaa la sheegay, in ciidamada qaranka ay kaga geeriyoodeen shan askari halka sideed kalena ay kaga dhaawacmeen. Maleeshiyada nabad-diidka Buuhoodle oo la sheegay inay gacan ka helayeen dagaalkaasi kooxo ka tirsan Al-shabaab, ONLF iyo Puntland ayaa ilaa inta la og-yahay waxa Maydadkooda la keenay xalay magaalada Buuhoodle 12 ka mid ahaa maleeshiyadaasi, oo iskugu jira Nabad-diidka iyo kooxaha la safan halka 13 dhaawac ahna la geeyay magaaladaasi. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Haatuf u xaqiijiyey, in dagaalkaasi maleeshiyada nabad-diidka lagaga qabsaday saddex gaadhi oo laba ka mid ahi yihiin gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano Tiknikada oo ay ku rakiban yihiin qoryo halka gaadhiga kalena yahay xamuul Zaadka u siday lagagana qabtay maxaabiis tiradoodu gaadhayso labaatan qof. Madaxa hawlgalinta Ciidamada qaranka Somaliland Xasan Cabdi Yuusuf (Xasan Kayse) oo isagu warbaahinta uga waramayay qaabkii uu u dhacay dagaalkaasi, ayaa isagu xaqiijiyey in ciidanka qaranka Somaliland ay maleeshiyada soo weerartay jab xoogleh gaadhsiiyeen, islamarkaana ay dul fadhiyaan magaalada Buuhoodle, islamarkaana kaga qabteen labaatan maxaabiis ah iyo laba gaadhi oo mid yahay gaadhi Tikniko ah, waxaanu yidhi ‘5:00 subaxnimo ayay ciidamada qaranka soo weerareen maleeshiyadaasi, waxaana laga qabtay labaatan maxbuus iyo laba gaadhi, waanay jabiyeen, hadana ciidanka qaranku waxay dul fadhiyaan Buuhoodle” Dhinaca kale Caaqil Yuusuf Sheekh C/llaahi, oo ka mid ah Cuqaasha Buuhoodle oo xalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay isagoo ku sugan magaaladaasi, waxna kaga weydiinay khasaaraha soo gaadhay dhinacooda, ayaa isaguna yidhi “Sagaal qof oo dhimasho ah ayaa ilaa hada inta la hubo la keenay maydadkoodii magaalada, waana la aasay, dhaawacuna waa sideed inta ka keenay” Dagaalkan dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo Nabad-diidka Buuhoodle oo la isku adeegsaday hubka culculus iyo madaafiicda oo socday 5:00 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo ee shalay ayaa la sheegay, in ciidanka qaranku ay ku ruqaansadeen duleedka Buuhoodle iyo Bali-shangale oo duleedka magaalada ah, taasoo wararkii u dambeeyay ee aagaasi aanu ka helay sheegayaan, in maleeshiyada nabadiidka iyo ciidanka qaranka Somaliland ee isku gedaamay magaaladaasi ay isku muuqdaan lagana cabsi qabo, in maanta mar kale dagaal culusi ka qarxo magaalada dusheeda, taas oo tibaaxuhu ay sheegayaan, in dadka ku dhaqan gudaha Buuhoodle ay walaac ka muujinayaan Ciidamada Somaliland ee kulaalaya. Dhinaca kale Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyi-gelinta Somaliland, isla markaana ah Afhayeenka xukuumadda Axmed Cabdi Xaabsade ayaa jawaab kulul ka bixiyay hanjabaadii ka soo yeedhay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ee uu ku sheegay, inanay faraha ka laabanaynin dagaalka u dhexeeya maleeshiyada Nabad-diidka Buuhoodle iyo Ciidamada Qaranka Somaliland, taas oo uu ku tilmaamay, in Sool iyo Buuhoodle dadka degaa ay yihiin Somaliland, islamarkaana haddii ay joojin waayaan faragalina ay Garoowe noqon doonto Furin dagaal, isagoo intaa ku daray, in Somaliland ay diyaar u tahay talaabo kasta oo ay ku difaacayso xuduudaheeda, iskana caabiyi doonto weerar kasta oo lagu soo qaado. Wasiirka warfaafintu waxa kale oo uu sheegay inaanay ciidamada qaranka Somaliland ka baxaynin Laascaanood iyo deegaanada Buuhoodle. Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland waxa uu sidaasi ku sheegay mar aanu xalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay, waxna kaga weydiinay sida uu u arko maadaama uu yahay afhayeenka xukuumadda Somaliland hanjabaada madaxweynaha Puntland Faroole ka soo jeediyay idaacada BBC-da xalay, ugana digay Somaliland inay ciidamadeeda kala baxdo Laascaanood iyo Buuhoodle Wasiirka Warfaafinta Md. Xaabasade isaga oo hanjabaadaa Faroole jawaab ka bixinayana, waxa uu yidhi “Somaliland ka bixi mayso dhulkeeda, xuduudahayagana ka laaban mayno, awooda iyo itaalka uu hayana ha keeno, Faroole waxba yuu iska hagranin, marka uu talaabo soo qaado ayay noo tahay, Laaxcaanood iyo Buuhoodle-na shaqo kuma laha Faroole iyo maamulkiisa toona, Garoowe iyo Laascaanood ayaynu iskugu iman doonaa Laascaanood baad ka hadlaysaaye Somaliland xuduudaheeda ka laaban mayso ciddii ku soo xadgudubtana talaabo ayay ka qaadi doontaa, xuduudaheedana way sugaysaa cid ay uga daba fadhiisanaynsaa ma jirto”
-
Waan ogaa inaan miss garaynayo taas ........... wax kele ??
-
Waar aniga A&T ha i daba dhigin ..... isagoo Ina Iley u shaxaad doontay baa iigu war dambaysaye
-
Gaddafi son: Libya faces 'civil war, rivers of blood' TRIPOLI, February 21, 2011 (AFP) - Libya faces civil war and "rivers of blood", the son of its leader Moamer Gaddafi warned on Monday, as a brutal crackdown failed to stop an unprecedented popular uprising from reaching the capital. With gunfire crackling in the streets of Tripoli, and Human Rights Watch putting the death toll at 233 since Thursday, Saif al-Islam Gaddafi vaguely promised reforms as he condemned the revolt as a foreign plot. "Libya is at a crossroads. If we do not agree today on reforms .... rivers of blood will run through Libya," he said in a fiery but rambling televised speech that betrayed a note of desperation within his father's 41-year regime. "We will take up arms... we will fight to the last bullet," he said. "We will destroy seditious elements. If everybody is armed, it is civil war, we will kill each other. "Libya is not Egypt, it is not Tunisia," added Saif al-Islam Gaddafi, 38, who has no defined political role but wields vast influence. The elder and famously mercurial Gaddafi, 68, the longest-serving leader in the Arab world, and whose nation holds Africa's biggest oil reserves, remained out of sight. Heavy gunfire broke out in central Tripoli and several city areas on Monday for the first time since the uprising began in eastern Libya, witnesses and an AFP journalist reported. Several witnesses said fire was set to public buildings overnight, including the state broadcasting offices and branches of the People's Committees that are the mainstay of the regime. Some 500 Libyans meanwhile stormed and looted a South Korean construction site near the capital on Monday, injuring about 15 Bangladeshi as well as three South Korean workers, Seoul's foreign ministry said. Earlier, witnesses reported clashes in Tripoli's downtown Green Square between protesters and Kadhafi supporters, and a witness in the working-class Gurgi area reported that security forces had fired tear gas at protesters. READ MORE ON ..... http://www.nation.co.ke/News/africa/-/1066/1111808/-/12i8w7y/-/index.html
-
NGONGE;696560 wrote: p.s. Melez talow muxu yedhi? Don't wait too long to get the answer ,,,, http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=9827&z=2
-
Waaryaa ,, I was in Nairobi the whole last week. Did know Macruufka was there too. The only place i didn't go was Islii. Next Time ,,
-
Subax wanaagsan tororoglayaasha ... What did i miss ???
-
I told you guys .... wax ma garato uun baa meesha ku dhimanaysa but for some, it is not more than their own pockets: See This For example: http://www.togaherer.com/2011/02/20/garaadka-guud-ee-beelaha-***********-oo-shaaca-ka-qaaday-inay-si-dhibyar-u-soo-afjari-karaan-colaadda-kalshaale-%E2%80%9Cmadaxweynaha-iyo-xukuumaddiisa-waxaannu-ka-codsanaynaa-inay-naga-joojiyaan-shaq/
-
HARGEISA — Somaliland ministers and a visiting donor from the Norwegian government inaugurated a new modern prison in Hargeisa, which will make it possible to convict Somali pirates caught by international forces. A new central prison for persons convicted to long sentences has been made use of in Somaliland’s capital Hargeisa. The prison, partially financed by Norway, was today visited by Somaliland Home Affairs Minister, Maxamed Cabdi Gabboose, accompanied by Norway’s Deputy Foreign Minister Espen Barth Eide. The Hargeisa prison is to be formally inaugurated later this month, but already houses over 70 Somali pirates that had been arrested by international marine forces in the Bay of Aden and the Indian Ocean. Many pirates so far have had to be released as there were no courts ready to sentence them or prisons ready to accommodate them. The Hargeisa “pirates’ prison” comes as an international response to this vacuum, with Somalilanders happy to extend their international relations by hosting the new facilities. According to Norwegian Deputy-Minister Eide, the new facilities – starring as the most modern building in run-down Hargeisa – “appeared effective and moderns, both regarding prisoners’ conditions and security.” High standards had been a condition to extradite captured pirates by many of the nations participating in the anti-piracy operations. Consequently, Mr Eide also announced further Norwegian cooperation and funding for Somaliland’s justice sector, “including police, courts and correctional services, and also for the development of more modern legal codes,” according to a statement by the Oslo Ministry of Foreign Affairs. “When we know that nine out of ten pirates are released after being caught, it is obvious that the only answer to this problem cannot be sending more marine troops,” said Mr Eide, who back in Norway faces critics because his maritime nation is not participating in the naval anti-piracy operations. Mr Eide during his stay in Hargeisa also participated in an inauguration ceremony of a Norway-funded school building, officially handed over to Somaliland Education Minister Samsam Abdi Adan. The Deputy-Minister’s visit to Hargeisa represented the first-ever Norwegian official visit to the non-recognised state of Somaliland. Mr Eide met with Somaliland President Ahmed Mahamoud Silanyo and a large number of Ministers and dignitaries. The visiting Norwegian was full of praise after having seen developments in Somaliland first-handed. “The contrast between Somaliland and most of the rest of Somalia is striking,” he stated. “Somaliland has managed to establish a well-functioning democracy, where presidents not only are elected, but also leave their post if not re-elected, which is not a matter of course in Africa.” While promising increased economic and political cooperation between Norway and Somaliland, the Oslo Ministry today emphasised that “this should not be interpreted in a way that Norway wants to contribute to those forces that want to separate Somaliland from the rest of Somalia.”
-
Is faroole demonstrating against himself ??? ,,,,,,,,,,,,,
-
Somaliland aviation minister opens new Berbera airport terminal + PICS
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Another step forward ................ -
Somaliland remembers the 1982 dhagaxtuur PICS
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Still remember that day ....... it feels like yesterday. -
Bal waxaanu war la soo guryo noqonay day ,,,,
-
Waar don't ruin the topic ,,,,
-
Cajiib ...... I wonder how you will allow someone on the street to clean your ears ,,