Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Some positive responses are coming ,,,, Dhinaca kale taliyaha Maleeshiyada Buuhoodle C/risaaq Bakayle ayaa sheegay in baaqaasi madaxweynaha Somaliland u jeediyey ay soo dhaweynayaan, diyaarna u yihiin in nabad galyo lagu soo dabaalo colaadaasi, isagoo intaa ku daray in Barkadaha laga qoday Kal-shaale la aaso kadibna gogol nabdeed la iskugu yimaado, hase yeeshee waxa uu ku dooday in ciidamada qaranka Somaliland laga dul qaado, iyaguna ay Maleeshiyadooda dib u qaadanayaan. Taliyaha Maleeshiyada Buuhoodle oo xalay khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Wargeysaka Haatuf, isagoo sheegay inuu ku sugan yahay aaga dagaalka Buuhoodle ee ciidanka qarnka Somaliland isku hor fadhiyaan, waxa uu yidhi “Baaqii madaxweyne Siillaanyo ka soo jeediyay nabadaynta, cid diidan ma jirto, cid waliba nabad galyay rabtaa, anaguna nabad galyo in la helo diyaar baanu u nahay, nabadaasi uu ku baaqay, hase yeeshee waxaanu ugu baaqaynaa madaxweynaha nabadaasi ficil ha ku muujiyo, ciidamada qaranka-na ha naga dul qaado anaguna kuwayaga Buuhoodle ayaanu geynaynaa, Barkadaha Kal-shaalena si buuxda ha loo aaso, deegaankaasina dhul daaqsimeed ay u siman yihiin labada beelood ha laga dhigo, sidaa darteed nabadaa waxaanu u baahanahay inuu ka dhabeeyo intaa ka dibna gogol nabdeed ha la iskugu yimaado”. Haatuf
  2. Siilaanyo is the best thing to happen to those against secessionism Then shut up and start partying ............ maxaad la ooyaysaa
  3. and adopted a Joint Regional Strategy (JRS) to support the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia in the management of the transition period. Hmmmmmmmmmmm
  4. Ciyaalkii Afweyne oohin badanaa ,,,,,,,,,,,
  5. AMISOM, IGAD, UNPOS held their monthly Principals coordination meeting and adopted a Joint Regional Strategy (JRS) to support the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia in the management of the transition period. This follows from a Memorandum of Understanding (MOU) signed by the three institutions on 28 April 2010 to enhance consultations, coordination and harmonisation of all activities between the three institutions. Elements of the MOU require that the three institutions deliver on the following areas of cooperation: •Ensure exchange of information among the parties on all their activities pertaining to the maintenance and promotion of peace, security and stability in Somalia; •Promote closer partnerships among the parties in the promotion of peace, security and stability in Somalia, as well as to enhance coordination of their activities; •Develop and implement, where applicable, joint programmes in the areas of peace, security and stability as well as establishing effective Government Institutions in Somalia; •Avoid duplication of efforts of the parties pertaining to their activities on Somalia; •Facilitate coordination and enhance partnership among the parties on the one hand and International Community on the other; •Assist one another for effective accomplishment of the areas of cooperation The Joint Regional Strategy outlines a common political, security, humanitarian as well as institutional and financial issues and challenges affecting the Somali peace process and the management of TFG's transition. The Principals of the three institutions agreed to enhance the visibility of the partnership through monthly joint press release, strengthen and provide regular communication and information between the three institutions as well as with the international community and other partners, enhance consultations with IGAD Ambassadors as well as African Group of Ambassadors and deliver joint progress report on the implementation of the Joint Regional Strategy. Witnessing the signing and adoption of Joint Regional Strategy was Ms. Margaret Vogt, Deputy Director, Department of Political Affairs. The Joint Regional Strategy will be a tool of coordination, cooperation and information sharing between the three institutions as well as with the international community and other partners. The implementation arrangements for the Joint Regional Strategy will be through a unified work plan which elaborates key activities to be undertaken by the three institutions. Nairobi, 23 February 2011 Signed by: Ambassador Boubacar G. Diarra, SRCC, AU/AMISOM Honourable Kirupto Arap Kirwa, IGAD Facilitator Ambassador Augustine Mahiga, SRSG, UNPOS
  6. Hadii wiilkayga la dilo, oo seedigay loogu aaro,walaashay asay qaado mar haday aqalkayga oohin uun utahay bal maxaan istafiiday? Abwaan Gaarriye
  7. Guryaha lagu Gubayo Hargaysa oo sii badanaya, Cabsida Shacabka oo Cirka isku sii Shareertay iyo Nin Guri Gubaya oo la qabtay Magaalada Hargeisa oo mudooyinkii u dambeeyey ku soo kordheen Falal aan hore loo arag oo lagu gubayo Guryaha,ka dib markii Bil gudeheed lagu gubay 22 Guri ayaa shalay waxa lagu gubay 2 guri oo kale,kuwaasoo ku yaala Xaafadaha Sh. Nuur oo ka tirsan Degmada gacan Libaax ee Bariga Magaalada Hargeisa. Guryahan oo ahaa 2 Guri oo mid dhagax yahay ka kalena Jingaad ka dhisanyahay kuna yaala Xaafada Kilalka shanaad ayaa waxa mar kaliya lagu war helay Urta Sun kiminko ah oo Guryahaasi Dushooda la saaray,taasoo markii ay Cadceedu ku dhacday Olol Samaysay,waxaana markiiba goobta Guriyahaasi ku yaaleen soo gaadhay Gaadhi Dab damis ah iyo dadweyne Gurmad ah oo tiro badan,kuwaasoo markiiba bakhtiyey Dabkii guryahaasi Dushiisa ka kacay. ma jirto Cid wax ku noqotay dabkaasi Guryaha Gubtay maanta ,balse waxa khasaare aan badnayni soo gaadhay Dhismaha labadaasi Guri,kuwaasoo dabku wada gaadhay Jiingadii dhakada ka saarnayd. Dad goob jooga aah ayaa Waaheen u xaqiijiyey in Gubashada Guryahani ka dhalatay walxo ilaa hada aan la garanyn oo la sheegay in guriga lagu dul daadinayo habeenkii,taasoo marka ay cad ceedu ku dhacdo dab dhalinaya, ma cada ilaa hada sababta keenaysa Gubashada Guryahan ku Gubanaya Magaalada Hargeisa oo hada tiradoodu kor u dhaafayso ilaa 25 Guri,. Laakiin intii hore waxay ku eekayd Gubashada Guryuhu Maalinnimada balse waxa xalay la arkay Guri ku Gubanaya Xaafada Xawaadle ee Degmada 26 Jun oo uu markii ugu horaysay Dabku u soo talaabay, iyadoo Wariyaal ka tirsan Waaheen u kicitimay Xalay Dhinaca Guriga gubtay laga soo sheegay ayaa intii ay jidka ku sii jireen waxa ay arkeen Guryo kale oo badan oo dad ku buuqsan yihiin lagana shakisan yahay in lagubayo, waxaanay Indhahooda saareen Guri ku yaal xaafada Goljano oo laga maydhayo Kimiko lagu shubay Wajahadiisa . Ilaa hada waxa socota baadhis ay Hay’adaha Amaanku arintaasi ku daba jiraan sida uu ka dhawaajiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Somalilland Col: Cilmi Rooble Fure oo shalay gelinkii dambe la hadlay Saxaafada. Dhinaca kale waxa Cirka isku sii shareertay Cabsida dadweynaha ku dhaqan Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Hargeisa,gaar ahaan Bulshada ku dhaqan Xaafadaha dhinaca bari ku yaala,Kuwaasoo qaarkood sida la sheegay aanay habeenadii u dambeeyey Seexan Guryaha Cabsi awgeed,halka dadka ku dhaqan Xaafadaha kale magaaladuna a wadnaha farta ku hayaan falalkan oo sii fidayaya. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay markii u horaysay ka hadlay guriyahan ku yaala Magaalada Hargeysa kuwaasi oo illaa imika aan la aqoonsan cida gubtay. “Hawshaasi faraha ayaa lagu hayaa oo ciidanka Booliska ayaa gacanta ku haya si deg deg ahna waa la idiinla socod siin doonaa arrinta guryahan la gubayo waxa ka soo baxa,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo Dhinaca kale, Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland Col, Cilmi Rooble Furre [Cilmi-kabaal] AYAA shalay ku dhawaaqay in ay ciidanku gacanta ku dhigeen nin isagu wakhtigaas gacmaha kula jiray oo fulinayey fal uu ku gubayey guri ku yaalla xaafada New Hargeysa. Taliyaha ayaa sheegay inay Aiidanka Amaanku ka wadaan xaafadaas iyo meelo kale hawlgalo culus oo ay kaga hortagayaan, isla markaana ay amuurtan ku fashilinayaan, isagoo sheegay in ay hadda gacanta ciidanka ku jiraan shan qof oo loo haysto fal dambiyeedkan. Taliyaha iyo saraakiisha sare ee taliska ciidanka booliska Somaliland oo u waramayey warbaahinta, ayaa dadweynaha ku dhaqan xaafada New Hargeysa oo ah xaafada laga gubay guryaha ugu badan usoo jeediyey in ay is dajiyaan, isla markaana ilaashadaan nabadgeliyadooda oo ay sheegeen in lagu soo duulay, waxaana ay sheegeen inay qaadayaan tallaabooyin hor leh oo ay talis ahaan wax kaga qabanayaan cida ku kacaysa falalkan iyo cida dabada ka riixaysa.
  8. Maxkamaddaba hadaan gubo yaa i soo doonan ,,,,,,,,,,
  9. Waxaaban ka baqanayaa in maalinta dambena Obama la i moodo ,,
  10. Xaafadahayaga maray soo gaadhaan uun bay u dhamaatay kuwaas wax gubaya ,,,,
  11. I thought it is about Qabiil ,,,,,,,,,, goormay hadana Unity iyo Siyaasad gashay ?
  12. Marka horeba Qadafi sow ninkii sunta soo siiyay Siad Barre maaha si uu dadkiisa ugu adeegsado ................
  13. I'm not Michael Rubin .............. if u don't know