Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Culimada Ku Dhaqan Waddanka Ingiriiska Ee Ka Soo Jeeda Degaanadii Dagaaladu Ka Dhaceen Oo Ka Soo Saaray Baaq Nabadeed Oo Ku Saab San Colaada Kalshaale (London-HNW) Culimada ku dhaqan waddanka Ingiriiska ee ka soo jeeda degaanadii dagaaladu ka dhaceen, ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ay ka soo sareen shirar baryahanba u socday ka soo ay ku jiheyeen colaada Kalshaale. Haddaba baqaas oo nuqul kamid ahi soo gaadhay shabakadda Hadhwanaagnews ayaa u dhignaa sidan. BAAQ NABADEED "ولتكن منكم أمة يدعون إلى الخير ويأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر وأولئك هم المفلحون" "وتعاونوا على البر والتقوى ولا تعاونوا على الإثم والعدوان واتقوا الله إن الله شديد العقاب" Waxaa waayadanbe ka socdey magaalada London ee dalka Ingiriiska kulammo isdaba joog ahaa oo ay wada yeelanayeen culimada ka soo kala jeeda Beelaha Habar-jeclo iyo *********** oo ku hawlanaa kaalintii ay ka qaadan lahaayeen nabadaynta iyo xal u helidda shaqaaqooyinka ka jira deegaanka Kalshaale, Haddaba wada hadal dheer, faallayn iyo isxogwaraysiyo kaddib oo dhex maray waxay Culimadu isla garteen inay si wada jir ah usoo saaraan Baaq-nabadeed oo sidan u qoran:- 1. Waxaannu ugu baaqaynaa dadka walaalaha ah ee ay dhibtu ku dhexmartay deegaammada Kalshaale iyo hareerihiisa xabbad joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah, Waxaannuna walaalaha xusuusinaynaa inay ilaahay ka baqaan xurmada uu Dhiigga Muslimku leeyahayna la ilaaliyo, 2. Waxaannu soo dhoweynaynaa oo taageeraynaa baaqyadii nabadeed ee ay soo saareen dhamaan culimaa,udiinka iyo wax garadka nabadda jecel waxaanan Allah uga baryeynaa inuu ka abaal mariyo. 3. Waxaannu ugu baaqaynaa dhammaan dadka walaalaha ah ee ka soo jeeda deegamadaas inay nabadda ka wada shaqeeyaan wanaaggana isu kaashadaan meel ay joogaan ba gudaha dalka iyo dibadiisaba. 4. Waxaannu walaalaha ugu baaqaynaa in wax walba oo jira wada hadal iyo walaalnimo lagu dhammeeyo, 5. Waxaannu soo dheweynaynaa tallaabo walba oo dhanka nabada loo qaado oo isu soo dhawayn karta dadka walaalaha ah. Waxaan kaloo soo jeedinaynaa si xabbad-joojintu u taabba gasho in ciidamada is hor fadhiya la kala durkiyo. Gebagebadii waxay Culimadan Reer London isla garteen inay si wada jir ah ugasii wada shaqeeyaan geeddi-socodka nabadda ilaa inta laga gaadhayo guul iyo nabad waarta. Magacyada Culimada:- 1. Sheekh Ali Mohamed Ahmed (Ali Mawliid) 2. Sheekh Hassan Abdillahi Ashur 3. Sheekh Jama Suleiman Abdi 4. Sheekh Jama Dhinbil Adan 5. Sheekh Jibriil M Salah 6. Sheekh Abdiaziz Hassan Jama 7. Sheekh Ali Hassan Shire 8. Abdirashid Mohamed Abdi 9. Ciise Farah Abdi 10. Osman Hassan Ashur 11. Mohamud Mohamed Hersi (Dhinbil) 12. Musse Farah Abdi 13. Abdillahi Colhaye 14. Iimaan Mohamed Jama 15. Mohamed Ismail Nuur 16. Abdullahi Mohamed Hassan 17. Aydiid Ali Elmi 18. Ibrahim Ali 19. Ciise Mohamed Hassan 20. Osman Mohamud Abdi 21. Mohamed Aadan Farah 22. Omar Yoolac 23. Abdirahman M Ahmed Doodi 24. Ahmed Hassan Farah
  2. The new Manifesto ......................
  3. As per the President's orders ...................... Good development
  4. Waalidiiba halkanay ku dhan tahay ,,,,,,,, http://911-truth.net/Muammar-Qaddafi-Green-Book-Eng.pdf
  5. Duqii degmada Galkacyo ee Puntland oo isaga cararey magaalada Galkacyo-hobyonet) wararka laga helayo magaalada Galkacyo qeybta puntland ay maamusho ayaa sheegaya in duqii magaalada Galkacyo C/raxmaan Maxamuud Xaaji uu isaga cararey magaalada isagoona ka duuley garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Duqii hore mudane C/raxmaan Maxamuud ayaa isagoo fuushan diyaaradii ka qaadi lahayd galkacyo saxaafadda qadka telefoonka ugu sheegay inuu isaga tegey hguud ahaan xilkii uu ka hayey maamulka degmada Galkacyo isagoo u sababeeyey markii dowladdau ay ka gaabisey arimaha Amaanka ee Magaalada iyo guud ahaan gobolka Mudug. Dib uguma soo laaban doono halkan iyo maamulkeeduba sababtoo ah waxaanu dhex fadhiney Ceeb iyo fadeexad ayuu si caro leh warbaahinta qadka isgaarsiinta ugu sheegey C/raxmaan maxamuud xaaji xasan. Arintani ayaa imaaneysa xili mudooyinkii ugu danbeeyey magaalada Galkacyo dhankeeda Puntland ay ka dhacayeen fafal amaan daro oo keentay in la qaarajiyo mas’uulkiyiin fara badan iyadoona sidoo kale ay ka dhadcey dhacdo xanuun badan oo ahayd markii askari uu rasaasku furey ardey mid ka mid ah iskuulada Galkacyo wax ka baraneysay.
  6. Galkao (Sunatimes) The commissioner of Galkayo district of Puntalnd administration has announced his resignation from the position this morning. Commissioner Abdirahman Mohamud Hajji said he resigned due to high insecurity in Galkayo. Mohamud said he could not do anything to change the situation and the only alternative he had was to quit. The former Galkayo commissioner told the media that he presented his resignation letter to President Abdirahman Farole and Puntland�s internal security minister. Mohamud also cited personal reasons over his resignation but also blamed Puntland security officials for failing to investigate and take action against individuals involved in bombings and murder cases where top leaders of Puntalnd were targeted. Abdirahman Mohamud Hajji was elected to the position of Galkayo commissioner by the district security committee in 2009.
  7. He is the second Puntland official to leave their position in less than a month after a number of officials were assassinated. As insecurity and planned assassinations against Puntland officials reaches record-high levels, Abdurrahman Hajji Mohamoud Hassan, the mayor of Galka’yo, resigned on Saturday. In a brief statement, Hassan cited personal issues as his reason for quitting. Immediately after the announcement, Hassan departed for Ethiopia’s capital, Addis Ababa. He is the second Puntland official to leave their position in less than a month after a number of officials were assassinated. On Jan. 29, the judge of the Mudug high court for Puntland, Abdifatah Mohammed Diriye, declared that he had stepped down for security reasons. Insecurity and violence in parts of Puntland have been rampant in the last several months. On Nov. 30, Abdullahi Salah Shirwa', Puntland's high court attorney, was killed in Bosaso. In mid-October, former information minister Abdulhakem Ahmed Guled was injured by a roadside bomb in Bosaso. Puntland authorities suspect Al Shabaab, which has declared its allegiance to the al Qaeda terror network, of plotting numerous assassinations against Puntland officials. Puntland is a semi-autonomous region of Somalia. Allheadlines.com
  8. Ulalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
  9. Waxaan isu eegayay sawirka Daandurreey iyo kan Janet Jackson ,,,,,,,,,,,,,,,
  10. BAAQ NABADEED OO KASOO BAXAY MAGAALADA BADHAN Badhan (SPR): Kadib markii kulamo wada tashi ah ay yeesheen culimada cuqaasha guurtida iyo wax garadka magaalad badhan ,laguna falanqayeeyay colaadaha ka soo cusboonaaday deegaaanada buuhoodle iyo saamaynta balaadhan ee ay yeelankarto waxa kulamadaas lagu qorsheeyey lana go aamiyay in baaaq nabdeed laga soo saaro arintaas. Qodobada baaqa ayaa ah sidatan: 1. In si shuruud la aan ah loo joojiyo dagaalka in ciidamada ku sugan goobah laysku haysto la kala qaado dibna loogu celiyo fadhiisimadoodii hore. 2. In dhibta lagu xalliyo googol nabadeed oo ay isugu yimaadaan bulshada rayid ka ah ee labada dhinac wax siyaasad ahna aanay lug ku yeelan. A 3. In la joojoiyo abaabulka iyo maalgelinta ka imankarta debeda iygudahaba. 4. In saxaafadu joojiso hadalada xanafta iyo xasasiyada leh ee ay siidaynayaan ilaahayna ay ka baqaan oo aaney ka qayb gelin dagaal hurinta Baaqan waxa soo saaray culimada kala ah 1) sh.cabdirashiid sh.saalax 2) sh.maxamuud ismaaciil 3) sh.cabdi qani yusuf maxmed 4) sh.maxamuud maxmed cumar Cuqaasha ka qayb qaadaatay baaqan waxa ka mid ah a) NB cumar aw siciid axmed b) NB.maxamed sciid cabdi c) NB c/lahi cabdi ibraahim d) NB.maxamuud xasan maxamuud e) NB.maxamuud faarax ducaale f) NB.maxamed muuse nuux Guurtida iyana ka qayb qaatay waxa ka mid ahaaa : shire saalax axmed siciid faarax xirsi ibraahim maxamed guuleed maxamuud axmed barre c/qaadir nuuse bidaare Baaqan ayaa noqonkara kii ugu cuslaa oo ay soo saaraan bulshada reer sanaag xilli ay colaado xumi soo wajaheen degaamada hoosyimaada Buuhoodle. XIGASHO:-Somali Public Radio
  11. Read it Here: http://www.togaherer.com/2011/02/26/waxaanu-dhakhso-u-balaadhinaynaa-quwada-ciidanka-badda-ee-somaliland-admiral-axmed-aw-cismaan-cabdi/
  12. ,,,,,,,,,,,,,, sowkaa nimankii eryaday maaha
  13. Another item we may begin to look at - and the situation is changing because of what's happening in Sudan. With South Sudan separating from North Sudan, that removes perhaps some of the reluctance we've had up to this point to countenance the division of Somalia itself into smaller, more sustainable entities which could, in fact, exercise greater control over their coastline, provide more opportunities for their citizens. So I'm thinking specifically here of Somaliland. Read Full Text Here: http://www.npr.org/2011/02/24/134031633/No-Easy-Solutions-To-Somali-Piracy-Threat
  14. - Kontrasten mellom Somaliland og mye av det øvrige Somalia er slående. I Somaliland har man lykkes i å etablere et fungerende demokratisk system, der presidenter ikke bare blir valgt, men også forlater posten når de ikke blir gjenvalgt, hvilket ikke er noen selvfølge i Afrika. De har en liten, men relativt effektiv offentlig administrasjon som praktiserer godt styresett, sier statssekretær Eide. Under besøket møtte han Somalilands president Ahmed Mahamoud ”Silanyo”, visepresidenten og en rekke statsråder, og parlamentets president Abdirahman M. Abdillahi og hans to visepresidenter. Videre besøkte han Civil Service Institute, et spesialisert treningssenter for offentlige tjenestemenn og –kvinner, og som Norge har vært med å finansiere gjennom FN. Sammen med undervisningsminister Samsam Abdi Adan deltok han på en seremoni der et norsk-finansiert skolebygg ble overlevert til lokale styresmakter. Han besøkte også et helt nytt sentralfengsel for langtidsdømte fanger, denne gangen sammen med innenriksministeren, også dette delvis finansiert fra norsk side. I dette fengselet soner allerede over 70 somaliske pirater, som er arrestert i Adenbukta og Det indiske hav. Fengselet fremsto som effektivt og moderne, både med hensyn til soningsforhold og rømningssikkerhet. Støtten til justissektoren, herunder politi, domstoler og fengselsvesen, samt til utvikling av en moderne lovgivning, er en av de viktigste måtene Norge kan bidra til å redusere den trusselen piratvirksomheten i dette området representerer. - Når vi vet at ni av ti pågrepne pirater slippes løs igjen, blir det åpenbart at det å sende flere marinestyrker ikke er hele svaret. Vi må også ta tak i de underliggende utfordringene på land i Somalia, sier Eide. Dette er for tiden svært krevende i det sørlige og sentrale Somalia, men i Somaliland og Puntland er mulighetene betydelig større, og Norge ønsker å være en tydelig samarbeidspartner for myndighetene her også på dette feltet. Norges økte økonomiske og politiske samarbeid med Somaliland skal ikke forstås som at Norge ønsker å bidra til de krefter som ønsker å løsrive Somaliland fra det øvrige Somalia. - I stedet ønsker vi å bidra til at den positive utviklingen i Somaliland kan fremstå som et eksempel for det øvrige Somalia, sier Eide, som understreker at Norge viderefører samarbeidet med den føderale overgangsregjeringen i Mogadishu.
  15. Waa isaga uun ,, intuu forumka galay buu waxaas ku soo qoray markaasuu hadana SOL ku soo post gareeyay ,,,,,,,,,
  16. Members of the IGAD Partners Forum (IPF), led by the co-chairs Ethiopia and Italy, paid a visit to Hargeisa, the capital of Somaliland this week. The visit was made in connection with the efforts of IGAD and its partners to encourage the relative peace and stability of Somaliland and to acknowledge the recent election in Somaliland and it’s peaceful transfer of power. This was the first visit by the IPF to Somaliland and members of the delegation, which was warmly received on arrival at the Egal International Airport, held extensive discussions with President Ahmed Mahmoud ‘Silanyo’ and members of the cabinet, as well as the leadership of the Guurti and Parliament. President ‘Silanyo’ welcomed the visit of the IPF delegation to Hargeisa. It was, he said, a major departure for the international community. He emphasized that Somaliland had been waiting for the international community to recognize its efforts for a long time, and the visit was one step forward in this regard. He added that the delegation was welcome to a peaceful country where the people had built up a nation from the ashes of war. The Chairperson of the Guurti, the Somaliland Council of Elders, Mr. Suleiman Gaal, on behalf of both houses of parliament, expressed his appreciation of the visit of the IPF members. He stressed that the people of Somaliland would continue to seek the support of the international community. In response the IPF delegation, through its co-chair, underlined its appreciation of the achievements of Somaliland and the development efforts of the Somaliland people. Members of the delegation emphasized their readiness to engage with Somaliland on how best to contribute to these efforts. The Executive Secretary of IGAD, who expressed his pleasure in being in Hargeisa, detailed the background to the visit and the need to keep up the momentum to ensure continuity and sustainability of IGAD contacts with Somaliland. The IPF members were given an extensive briefing by the Minister of Planning regarding Somaliland’s vision and the development plans for rebuilding the economy over the next two decades. The plan, prepared in collaboration with the IGAD secretariat, is expected to move Somaliland another step forward in strengthening its peace and stability and its efforts to achieve statehood. The IPF delegation also visited the port of Berbera where the port manager and other officials gave a briefing on the activities of the port, its plans and the support needed from the international community to improve services. The visit provided a valuable opportunity for the members of the IGAD Partner’s Forum to get direct information about developments in Somaliland and consider alternative options for assisting the efforts of the IGAD Secretariat in Somaliland. The IGAD Secretariat recently took over the Sheikh Veterinary Institute which is working to develop the capacity of IGAD member states on livestock sector development. Source: mfa.gov.et
  17. Somalina, Kuwaas iyo adigaba wax waa la idiin qabanayaa .........
  18. Farmaajo needs to come out of the 2kms first ............................