Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Walee Pirates kii way waasheen ,,,,,,,,,,, Ilaa Indonesia ayaaba la socday ,, Burcad badeeda Soomaali ah oo lagu qabtay xeebaha Indonesia Sumatra: (Sh. M. Network) Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa lagu qabtay Jasiiradda Sumatra ee dalka Indonesia xili weerarada Masaafooyinka dhaa dheer kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay yihiin kuwa marba marka ka dambeysa isa sootaraya. Ciimada ilaalada Xeebaha Jasiiradda Sumatra ee ku taala Dalka Indonesia ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen labo ka mid ah kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo watay dooni dheereysa oo ku sugnayd Xeeb lagu magacaabo Baarkhiil taasi oo ku taala Jasiiradda Sumarta ee dalkaasi Indonesia. War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada ilaalada xeebaha Jasiiraddaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay gacanta ku dhigeen labo burcad badeed Soomaali ah oo magacyadoodu lagu kala sheegay Max’ed Max’uud Saciid iyo Aadan Cali C/laahi kuwaasi oo la tilmaamay inay wateen dooni lagu magacaabo Fibar Kalas, waxaana ay ciidamada intaasi ay ku dareen in sidoo kale ay ku hubaysnaayeen labadaasi qof qoryaha loo yaqaano AK-47. “ Haa, qabashada labadaani ruux waxaa ka dambeeyay kadib markii Kaluumaysato u dhalatay Jasiiradda Sumatra ay noo sheegeen in labadaani burcad badeeda ay ceersanayeen doon dalxiis oo aan la garanayn wadanka laga leeyahay, hase ahaatee aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinaynaa Kaluumaysatadaasi” ayuu yiri mid ka mid ah Saraakiisha ciidamada Ilaalada ee Xeebada Jasiiraddaasi. Majiro waxa war ah oo ka baxsan ciidamada ilaalada ee xeebaha Jasiiradda Sumatra oo cadaynayo inay dadkaasi yihiin burcad badeed hase ahaatee ay gacanta ku hayaan ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Indonesia. Burcad badeeda Soomaalida ayaa waxaa ay gaareen heer aad u saraysa iyagoo awood u leh inay Maraakiibta kasoo afduubtaan meelo ka fog fog xeebaha dalka Soomaaliya taasi oo walaac xoogan ay ka muujiyeen Maraakiibta ganacsi iyo doonyaha isticmaalaha badwaynta India.
  2. In Ilaahay sidiisa kaa dhigo miyaanad ka baqayn miskiinkan ................. Subxaan
  3. :D ,,, now don't be so desperate niyow ......... Come on ,,,,,,,,, You can still do much much better
  4. Qof xanuun ku dhacay baa inta la soo sawirtay lagu qadhaabanayaa ....................... marka aanad Ilaahay ka xishoonayn waa noocaas deee
  5. Hogaamiyaha Hogaanka SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa Canbaareeyey Maamulka Somaliland iyo Ahmed Siilaanyo.. ,,, Horta ma dhegeysatay waxaad soo post garaysay ??? Ninka waa la waraystay ee isagu muu hadal dee ................ I expected press releases, press conferences and so on ........ Not intuu meel fadhiyo inuu online radio intuu isaga soo raadiyo uu yidhaahdo "maxaad ka qabtaa" ?? come on ,, u can do better .........
  6. Many Somali women have lost their husbands and eldest sons, who either died in the country's conflict or simply left home to emigrate to another country. Women often find themselves alone with several children and relatives to look after - and traditionally, women are not typically the breadwinners of the family. Many women struggle to provide for the day-to-day needs of their families, but some are also running businesses selling basic commodities. Others to work as street cleaners in exchange for food, a job with its own risks. In 2008, a roadside bomb killed 21 women who were cleaning rubbish from a southern Mogadishu street. Forty-six were wounded. In Mogadishu, many internally displaced people live in camps run by Somalis who left their homes. They live in make shift houses constructed from sticks and plastic bags. There is no electricity, limited running water and very poor sanitary conditions. Those who run the camps are think the situation in the country will not improve anytime in the near future. In the camps, women collect firewood, do laundry and carry water for people who have a little money to spare. Life is especially difficult for those who have no work and have to rely on neighbours for support. "We under going difficulties that we never seen before," says one woman. "We do not have proper shelter to live in or a reliable food supply. So we ask for donations from anyone who can afford to help." READ MORE .................... http://www.english.rfi.fr/africa/20110227-widowed-and-displaced-women-find-ways-survive-somali-conflict
  7. Waar maxaad waxaasoo qiiq ah isugu furaysaa ??????????? I'm not asking their physical locations waxna igamay gelin ............ the two are supposed to be the leaders sow maaha ??? ,,, When was the last time the issued press release, they talked to their people or even appeared in public ????????? You claim XASUUQ baa dhacay ,, you claim magaalooyin baa la gubay ,, you claim reer miyi baa la gumaaday ,,, and with all these THEY ARE SILENT ???? Aaar naga daa dee ,,,,,,,
  8. Adduunyo waataas dee ,,,,,,,,, Xamaraa Jaamacad loo tagaa mooyaane yaaba is lahaa Hargeisa ayaa jaamacad u diraysa Muqdisho ,,,
  9. After all the puff and huff ,,, after meetings and clan meetings ,,, after creating a group called SSC ,,, after the long sitting in Buurawadal ,,,,,,,,,,,,,, now the two are missing. The Garaad left long time ago ,, and last time he was touring the Arab countries and going to Europe for some money collecting. Xaglatoosiye left when he felt the heat that something is gona happen in Buuhoodle district. The coward could not stay in Buuhoodle and made some silly excuses to run for his life. Now things happened, people died .... he has never sent a condolences to "supposedly" his kins ... despite all the cry from the clan mercenaries and all that "Xasuuq" and blah blah ,,,,,, he never said a word. I knew this so called SSC is not more than a project and once he made sure things are happening he had no choice but to runaway with the little money he collected from the Diaspora and from the Arab fools. Even Faroole managed to say something .................. Allah ha u sahlo umadda masaakiinta ah ee dhiigooda laga ganacsanayo ...... As i said many times, DAGAALKU WAA MASHRUUC
  10. N.O.R.F;697923 wrote: ^and you selpt for 11 hrs! That was a nice sleep niyow ,,,
  11. Dadkaa masaakiinta ah ee lagu qadhaabanayo Ilaahay baa ka sarreeya ................... Subxaaan
  12. I can see you're already pissed off ....... Told u ,, this Mashruuc is coming to an end .............. good job President Siilaanyo.
  13. He nailed it here adeer ................ the MASHRUUC is coming to an end and i'm sure the likes of you will be very sad
  14. It is a good step forward waaryaa .................... i'm focusing what he said here not him ,,
  15. Odayga maanta dhinaca cafiskaa shaqaynayay ,,,,, malaa xalay buu salaado badan tukaday
  16. Waxana wajiyada maxaabiistaas ka muuqatay farxad aad u balaadhan iyo Guud ahaanba deegaanka
  17. Again from Widhwidhonline: magaalada Buuhoodle Waxa caawa siwayn loogu soo dhaweeyey maxaabiistii lagu qab qabtay dagaaladii ka dhacay deenaagada kalshaale iyo hagoogane maxaabiistaasi oo maanta la keenay tuulada guumays oo katirsa deegaanada ssc, Waxan halkaasi Galabta ka soo Galbiyey Culumada Buuhoodle iyo Waxgarad kale. Maxaabiistaasi ayaana waxa caawa siwayn buuhoodle ugu soo dhaweeyey shacabka buuhoodle iyo Eheladooda oo diyaar u ahayd Caawa magaalada buuhoodle, Waxana wajiyada maxaabiistaas ka muuqatay farxad aad u balaadhan iyo Guud ahaanba deegaanka
  18. From Widhwidhonline: Waxa haatan Magaalada Buuhoodle ku soo Wajahan tiro Maxaabiis ah oo lagu Qabtay dagaaladaii ka dhacay Deegaanka Baliga kalshaale iyo Hagoogane Maxaabiistaasi oo lagu hayey Magaalada Burco iyo Xabsiga Magaalada hargaysa, Waxayna Maxaabiistaasi haatan ku soo fool leeyihiin magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn. Goor dhaway Magaalada Buuhoodle Waxa ka anba baxay Qaarkamid ah Culumada Buuhoodle iyo Waxgaradka Buuhoodle oo Maxaabiistaasi lagu soo Wareejinayo Magaalada guubays oo katirsan Magaalooyinka SSC Waxana Maxaabiistaasi Wada Qaarkamid ah Horgalada Maamulka Somaliland oo doonayey inay Maxaabiistaasi keenaa Magaalada Buuhoodle. Waxana lagu Wargaliyey Horgaladaasi inaanay imaan karin Magaalada Buuhoodle dibna uga laabtaan Magaalada guubays halkaasi oo lagu Wareejin Doono Maxaabiista, magaalada Buuhoodle Waxa haatani ka socda diyaar garow xoogan oo Maxaabiistaasi Cadowgu haystay lagu soo dhawaynayo loogana hortagayo Duleedka Buuhoodle.
  19. http://www.togaherer.com/2011/02/27/madaxweynaha-somaliland-oo-cafis-u-fidiyay-hurin-kamid-ah-maxaabiistii-lagu-qabtay-dagaaladii-kalshaale/
  20. It is not only him that is pardoned ..................... Others were also pardoned http://www.togaherer.com/2011/02/27/madaxweynaha-somaliland-oo-cafis-u-fidiyay-hurin-kamid-ah-maxaabiistii-lagu-qabtay-dagaaladii-kalshaale/
  21. Ninkii berkedo ku dagaalamayoow waataa la aasay ,,,,, ninkii siyaasad iyo wax kele u dagaalamayowna gogosha nabadu way furan tahay Xaabsade ...........
  22. 42 War Prisoners were released today as the President pardons them ....