Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waar anigu weligayba kama bixin Somaliland ,, meelna kama tegaayo ..............................
  2. Maxaa la sheegay ,,,,,,,,,,,,,,,, I'm enjoying a looooooooooooooooooooooongggg Break from 2010 .... sow cajiib maaha ?
  3. Dee may iska daayaan uun maxayba la xiiqi ,,,,,,,,,
  4. Wadankeee ???????????????? .......... aniga ma waxaad i moodaysaa kuwan Starbuks iyo Mcdonalds ka soo caytama ??,,,
  5. iyo "somaliland does not exist" really? Hada maxa on this freezing day gurigagi ka so sarrey.
  6. Waar waa waajib qaran baan ku idhi dee ,,,,,,,,,,,,,,,,,, jacayl iyo nacayb midna maaha
  7. Inta Somaliland la ictiraafayo "Waa Waajib Qaran" ....................
  8. Kooxaha Nabad-diidka ah oo London ka abaabulaya Mudaharaad Lagaga Soo hor jeedo Qadiyada Somaliland iyo Kaalmada uu Ingiriisku u Kordhiyay Markii ay soo baxday in dawladda Ingiriisku ay ansixisay in Somaliland si gaara losiiyo deeqdi markii hore Somaaliya loogu darijiray, tasoo ay qayb u heshay 60% lagacata waddanka Ingiriisku ugu tallo gashay Somaaliya, iyadoo arrintaas ay dawladda Britain sabab uga dhigtay Dimuquraadiyadda iyo Dawlad wanaaga ka jira Somaliland inay ku mutaysatay, halka Koonfurta Somaaliya ay hadheyeen dagaalo aan dhammaad lahayni ayaa waxay taasi ka cadhaysiisay dad xumaan wadayaal ah oo aan jeclayn wanaaga iyo nabadda ka hano qaaday Somaliland, dadkaas oo ah kuwo faro ku tiris ah waxay si xiqdi iyo naxli ah isugu uruur sanayaan Magaaladda London. Waxaana dabada ka rixaaya Telefeeshinka Somali-Chennal. Kooxdani waxay ayaa waxay abaabulayaan mudaharaad ay la hortagaan Aqalka looga arrimiyo waddanka Ingiriiska ee Downing Street , waxayna Qorshaynayaan sidii ay wararka Waaheen London ka helayso sheegayaan inay Kooxahaasi samaysteen boodhadh ay ku qoran yihiin halku-dhigyo lidi ku ah Dawladda Ingiriiska iyo deeqda ay siisay Jamhuuriyadda Somaliland. Dhinaca kale wararku waxa ay sheegayaan in Kooxdan ay ku dhex dhuumanayaan Kooxo taageersan Kooxda Nabadiidka ah ee Dagaalka ka wada Deegaanka Buuhoodle oo garab ka helaya Maamul Goboleedka ******teeniya iyo Dad kale oo ka soo hor jeeda qadiyada Somaliland, waxase warku intaa ku darayaa in Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska, gaar ahaan Magaalada Caasimada ah ee London ay iyaguna wadaan diyaar garaw ku saabsan sidii ay uga hor tagi lahayeen kooxdaas islamarkaana ay ku tagerayaan dawladda Ingiriiska, tasoo ay ugu mahad celinayaan siday u samaysay cadaaladda dhamayska tiran. Abaabulka arrintaas ayaa ka socota Magaalada London, iyadoo Kooxdan Somaliland diidka ahi ay tageerada ugu weyn ka helayaan Telefeeshinka ay maamulaan kooxda Alshabaab ee Somaali-Chennal. Haddaba wakhtiga ayaa ah maalinta sabtida ah ee bishu tahay 5/3/2011. Saacaduna ay tahay 1:00pm . Haddaba shacabka Somaliland ayaa yagana laga filayaa inay sameyaan isu soo bax ballaadhan
  9. Waar ku dayo baaan ku idhi ,,, ku dayo ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
  10. The world is waking up to Somaliland ............ no wonder all the fuss from the Anti-Somaliland elements
  11. Waxba yaanu xeerkay i marin, xoolana i siine; Xaasha ee nin libin kaa xistiyey, xumihii waa yaabe
  12. Known for Piracy, terrorism, fighting, and so on ??? ,,,,,,,, Yes, i'm sure it is well known
  13. Somaliland baa lacag la siiyay baa naftuba kaga dhacay ,,, Imagine when the recognition comes .............. I wonder how many SOLers will commit suicide
  14. And now some F*Q*Sh elements are organizing demo in London to condemn the Britain's decision of increasing Aid to Somaliland .............. Funny they still have the guts ........
  15. Xoghayaha horumarinta caalamiga ah ee UK, oo dhowaan booqday Hargeisa wuxuu sharaxaad ka bixiyay in gargaarka UK ee Soomaaliya boqolkiiba 40 ay heli doonto Somaliland. War saxaafadeedka ayaa xusay in Somaliland ay muujisay demoqraadiyad iyo suurtagalnimada dowlad xasiloon, iyadoo guud ahaan Soomaaliya ay xaalad adag ka jirto. Source: BBC ...... http://www.bbc.co.uk/somali/war/2011/03/110302_gargaar.shtml
  16. (London-HNW) Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee waddanka Ingiriiska Andrew Mitchell ayaa ku dhawaaqay in mucawimadii la siin jiray Somaaliya hadda wixii ka danbeeya %40 la siin doono Waddanka Jamhuuriyadda Somaliland, sidaana wuxuu ku sheegay Xoghayaha guud ee mucaawinimada Britain u qaabilsani warsaxafadeed uu ka soo saaray xafiiskiisa. Waxaa lagu sheegay warsaxafadeedka in Somaliland ay mujisay nabad galyo iyo dimuquraadiyad dhab ah, tasoo mudan in wax lala qabto. Mashruucan gargaarka cusub ayaa ah mid dhiirigalin u ah degenaan shaha iyo dawlad wanaaga. Meelaha calamadsan ee wax laga qaban doono waxaa kamid ah, mashruuca shaqo abuurka iyo caafimaadka, gaar ahaan haweenka iyo caruurta. Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee waddanka Ingiriiska ayaa luguhiisa ku tagay waddanka Somaliland, isagoo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo). Taasina waxay keentay in waddanka Britain goaansato in wax laga badalo qaabkii mucawimada loo siin jiray Somaaliya. Tasoo loo kala qaaday Somaaliya iyo Somaliland. Arrintaas oo ah markii kobaad ee waddan Kamid ah waddamada waa weyn ee caalamku uu ula dhawmo Somaliland iyo Somaaliya sidii laba dal oo kala madax banaan. Yadoo ay is leegtahay mucaawimada uu waddanka kasta gaarkiisa u helaayo. Warsaxafaeedkan waxaa sidoo kale lagu sheegay in Koonfurta Somaaliya ay dishodeen dagaalo aan dhammaad lahayn, halka Somaliland ay dhisatay dawlad iyo dimuquraadiyad dhamaystiran, tasoo ay u dhan yihiin dhammaan hayadihii sharciga ahaa. Lacagta loo qaybiyay labada waddan ee Somaliland iyo Somaaliya ee ay ku deqayso dawladda Ingiriisku ayaa dhan 80 Milyan oo giniga Ingiriiska ah . una dhiganta ilaa 130 Milyan oo dollar. (130 Milyan Dollar). Arrintan ayaa guul weyn u ah shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, ku waas oo hadda la ildaran abaaro soo noqo noqday, iyo shaqo laaan baahsan. Waxayna arrintani wax weyn ka taraysa shaqo abuurka dhammaan gobolada Somaliland iyo wax ka qabashada arrimaha bulshada, sida caafimaadka iyo dib u dhiska waddanka.
  17. I know you're trying inaad Siad Barre u soo aarto dee ..............
  18. Durba oohintii iyo cabaaadkii baa bilaabmay ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, booto is coming to an end.
  19. Sowkuwii odhan jiray waa gaalo kuwaasina ,,,,,,,,,, mise xaaladaa jiq ku noqotay
  20. Walee oohintaaan ogaa baa ka dambayne ,,,,, waar tolow colka jooja