Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
and what is immoral about the Ad ????? ........ wuxu miyaanuu nin iyo naag ahayn ???
-
It is a funny case though ........... waiting for the outcome
-
Waar wax fahan niyow ,,,
-
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Trying to bring other photos niyow ,,,, kuwan waa lagugu fahmaye -
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Ehem Ehem ,, -
What the Agenda of April 7th Conference in Nariobi Should be
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
Addis Ababa Conference ,, Djibouti Conference ,, Mbagati conference ,,,, Cairo conference ,,,, and now Nairobi conference ... I'll comment when there is a conference in Somalia .................... -
Somaliland parliament approves new Sl currency Bill.
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is great ........... can't wait till it comes into my pockets -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Since when Buuhoodle had a Beach ?? ,,,,,,,, -
Don't worry ,, it will all be good so soon IA
-
Mid ka fiican baa i haysa imika ,,,,,,,,,,
-
Somalia: British Delegation visited Garowe, meet SSC elders..pics
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Odey dhaqamdeekaan ayaa sheegey in iyagu yihiin kuwa rasmiga ah ee gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn islamarkaana diidan yihiin in maamulka Somaliland sii joogo magaalada Laascaano. -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Kooxdii ina Faarax Faruur iyo xubno kale ayaa isku dayey inay ka daba tagaan gaadhi, kuwaasoo iska hor'imaad ka dhacay ayaga ciidanka Deegaanka, waxaana ka dhashay dhawaac labo ruux oo weli aan la cadeyn dhinaca ay ka tirsan yihiin. It is even getting ugly out there ........... -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Wariyaal isku dayey inay la hadlaan Suldaan gaaraase oo hada ku sugan Saldhiga magaalada Buuhoodle ayuu si kullul ula hadlay waxaana ka mid aha erayadiisii " Dadkaan Garoowe ku biili jirey aan Masruufka ka bixinayney ayaa aniga maanta sidaas ii galaya" ma fileyn in dad *********** ahi ay maanta naga maarmaan oo in ay noo shaqeeyaan mooyaane aysan noola dhaqmaan " ayuu si cadho leh u yidhi Suldaanku. -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Read More ......... Buuhoodle:{Jidbaale.com}:Waxaa abaaro 11:subaxnimo soo gaadhay magaalada Buuhoodle koox uu hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe. Kooxda isimkani hogaaminayey ayaa waxaa ay wadeen shirqool ka dhan ah shacabka Buuhoodle iyo guud ahaan kan SSC. Markii ay magaalada Soo galeen ayey la kulmeen kumanyaal dad ah oo mudaharaadaya kuwaasoo ku qaylinaya erayo ka dhan ah maamulka Faroole iyo odayaashan soo horgalayba. SHacabka ayaa isla markiiba dhagax tuur, qaylo iyo weliba gacan ka hadal kala hortagay Kooxdan dilaalinta ah. Waxaana shacabka rasaas ku furay ilaaladii Madaxdhaqameedkan iyo xubnaha barlaamaanka ah ee la socdey, iyo weliba kooxyar oo ilaalisa Madiidin ina Faruur oo asagu ah shakhsi si daacadnimo leh ugu adeega Faaroole, waxaana taasi ay dhalisay in qaar ka mid ah ciidamada deegaanka Buuhoodle ay xoog kula wareegaan gaadhigii uu saarnaa Garaase ayaa la sheegay in xoogaga ciidanka koowaad ee Guutada difaaca Maygaagle ay gaadhigiisa la wareegeen ayagoo asagana afka cida ugu daray meel banaanka ka ah suuqa weyn ee Buuhoodle. Shacabkii ayaa ka dibna erayadey Kooxdii Garaase, ayadoo ay gudaha u galeen saldhiga booliska ee magaalada Buuhoodle, halkaasoo ay kooxda calooshood nu shaqaystayaasha ah ee ina Faarax Faruur ku ilaalinaya, shacabkii iyo ciidamada SSC oo hubaysan ayaa ku gadaaman hareeraha saldhiga ayagoo dalbanaya in magaaalada ay kooxdan deg deg uga baxaan maadaaba la fahmay ujeedka socdaalkooda oo warbaahinta SSC ay xalayba ka warheshay. Gaadhiga ayaa waxaa lagala degay lacag lagu qiyaasay $60,000 taasoo ay si rasmi ah u qaniimaysteen ciidanka jiida hore, waxaana lacagtan ujeedkeedu ahaa in loo adeegsado saxeex qaadida madaxdhaqameedka Buuhoodle iyo weliba cuqaasha qaarkood. -
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Sheekadaa waa la fahmaye ,,, try again http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1393:xaaladda-magaaladda-buuhoodle-oo-kacsan-ka-dib-ay-magaalada-yimaadeen-rag-garoowe-laga-soo-abaabulay&catid=42:wararka-af-somali -
My fav coffee of course ,,
-
Here is my little hangout coffee corner ................ those are some of my friends enjoying the moment.
-
Heeey Ibti ............ warka keen bal
-
Way jirtay beri aan ku qiiroon jiray ................ Allah khayr ha ka dhigo
-
I left some Ehem Ehem there ,,,,,,,,,,,,
-
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Aaheeeeyyyyyyyyyyyyyyyyy ,, Shacabka Magaalada ayaa kala hortagay ragga laga soo abaabulay Garoowe kacdoon iyaga oo sheegay in shacabku ka war hayo arrimaha ay usocdaan oo salka ku haysay sidii ay odayaal deegaanka uga hayaamin lahaayeen una geyn lahaayeen dhinaca Tukaraq iyo Garoowe si ay ugu saxeexaan C/raxmaan Faroole in uu isagu yahay madaxweynahooda arrintaas oo shacabka Gobolka Cayn diidmo ka muujiyeen. -
Shacabka Magaalada ayaa kala hortagay ragga laga soo abaabulay Garoowe kacdoon iyaga oo sheegay in shacabku ka war hayo arrimaha ay usocdaan oo salka ku haysay sidii ay odayaal deegaanka uga hayaamin lahaayeen una geyn lahaayeen dhinaca Tukaraq iyo Garoowe si ay ugu saxeexaan C/raxmaan Faroole in uu isagu yahay madaxweynahooda arrintaas oo shacabka Gobolka Cayn diidmo ka muujiyeen.
-
Maalin wanaagsan tutigiin ................................... Just woke up ,,, maxaa lagu baryay
-
I already have some plans ,,
-
Who cares ................