Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Madax dhaqameed ka Soo jeeda SSC Oo Garoowe Qaxooti ku Ahaa Mudo dheer & Maxay ka wada hadleen Wakiilka dawlada England U Fadhiya Soomaaliya Mr.Baugh Garoowe(Jidbaale):- Maalmahii lasoo dhaafay ayaa magaalada Garoowe Waxaa ku sugnaa wafti oo uu horkacayey Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya Mr.Matt Baugh waxaana ka mid ah saraakiisha dhinacyada amaanka & arimaha bulshada ee safaarada Engaland ee Soomaaliya oo xilligan ka shaqeeya magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyagoo imaanshahooda lala xidhiidhiyey Shirka ka dhici doona bisha Sideedaad dalka kenya ee maamulada Degaamada & Siyaasiyiinta Soomaliyeed la isu keenayo maadaama wakhtigii federalku dhamaanayo. Waftiga ayaa xalay waxa lala kulan siiyey madax dhaqameed ka Soo jeeda Sool,Sanaag & Cayn oo Mudo 4 sano qaxooti ku ahaa magaalada Garoowe Sida ay ka sheegeen BBC markii warbixin ay siiyeen Idaacada in ay Qaxooti yihiin kulankan Ayaa waxaa ka qayb galay madaxweyne Waqooyi bari Dr. C/raxmaan faroole & xigeenkiisa Cabdisamed Cali Shire,iyadoo uu kulankani ahaa mid madax dhaqameedka garoowe Qaxootiga ku ah taageero. siyaasadeed oo af ah lagaga raadinayo Waftigii xaqiiqa raadiska ah in ay u Sheegeen in Siyaasad ahaan marka la eegayo Federalka ay puntland matasho madax dhaqameedka afarta sano ee la soo dhaafay Qaxootiga garoowe ku ahaa ayaa waxay aad ugu nuux nuuxsadeen shirka bisha sideed loo qaban doono Soomaliweyn aan maamul la yidhaa SSC degaankooda matalin waxii siyaasad ah ama Shirka somali weyn dhexmarayana uu C/raxmaan faroole u matalo waxii madaxweynaha puntland u keenana ay ku qanac san yihiin. Mudane C/raxmaan faroole oo markiiba ka helay Waxii uu doonayey madax dhaqameedka Qaxootiga ah Afarta sanadood ka maqnaa guryahooda oo lagu kala magacaabo. 1-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed 2. Garaad Cabdisalaam Xassan Maxamed 3. Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur 4. Boqor Cabdullaahi Axmed 5. Ugaas Faarax Maxamed 6. Garaad Maxamuud Mashqare Dr. C/raxmaan faroole Ayaa markiiba wafti u soo diray magaalada buuhoodle si uu ogolaansho uga helo in putland ay metesho degaamada SSC, taas oo la doonayey in sadex madax dhaqameed oo ku sugan buuhoodle looga helo in faroole u matalo masraxa loogu loolamayo is hirdiga madaxa ugu sareeya ee Soomaaliya lagu raadinayo Bisha Sideedaad. Madaxweynaha Puntland DR. C/raxmaan faroole oo buuhoodle u soo diray Suldaan beeshiisa ah oo lagu Mgacaabo Suldaan Saciid garaase ayaa Ku hungoobay khatarna noloshiisa ku gashay markii shacabka buuhoodle ay qabqabteen illaalo tobaneeyo ah oo la socotay gaadhi uu watayna in mudo ah lagala wareegay markii danbe Ciidanka Bileeska gobolka Cayn ay si nabadgelyo ah gaadhigii ugu soo celiyeen Ciidanka Rigliga ee Buuhoodle oo ku sugan meygaagle,gaadhiga la soo celiyey wada hadal ka dib Suldaanka loo sheegay in uu magaalada si deg deg ah uga baxo. Mr.Baugh & xubnihii la socday ayaa odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobolka Sool Uga mahadnaqay Sida cad ay u qeexeen in ay puntland yihiin arimaha soomaalida la iskugu keenayo si dawlad loogu dhiso ay u cadeeyeen in Dr C/raxmaan Faroole u matalo. Dawlada la dhisayo bisha sideedaad ee Soomaaliya ayaa ah midii ugu horaysay aan noqonayn dawlad ku meel gaadh Sida soomaalidu wax ugu wada qaybsato shirkan mudo dheer soomaali wax loogu qaybin doono.
  2. ^ ^ If they all do that ............................ there would be no problem at all
  3. Wuxu ???????????????? ,,, ma umadda dhan baad ugu yeedhaysaa Wuxu ??? Orodoo soo qubayso niyow ,,,,
  4. Laakiin wararku waxay sheegayaa inay qabyaaladaasi isaga laftiisa ku dhacday ,,,,,,,,,,,
  5. Daawo dardaarankii uu Maxamed Siyaad Barre uga tegey dadka reer Somaliland ..........
  6. Waar daalo waatii aan ka qabtaye mid kalay soo saarnayd ................. "some gossip told me Madaxtooyaday yara gashay"
  7. Intayada kele waanu fiicanahay ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Ibti weli lama hayo
  8. Dhunkasho maxaa ka khaldan ??
  9. Cod bixin maanta ka dhacday magaalada Limuru oo ay goobjoog ka ahayd wasaarada arrimaha dibada Kenya oo aanan lagu tartamin ayaa madaxweyne muddo 5 sanno ah loogu doortey Porf. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah aqoonyahay heysta 2 shahaado oo PHD ah
  10. The Somaliland government has refused to attend the Somali peace conference which United Nations is expecting to hold in Nairobi, Kenya in April, according to Somaliland Foreign Minister Mohamed Abdillahi Omar. The conference will bring together all sides of the Somali conflict including the federal government, the armed moderate group of Ahlu sunna, and the Galmudug and Puntland administrations. The UN hoped to bring northern Somali state of Somaliland, Somalia's break away region. “Somaliland does not take part in conferences which concern Somalia’s political situation. This conference is all about getting a way to change the transitional federal Somali government which its mandate will expire soon,” said Mr. Omar in an interview with Somalia Report. “There is no way to participate in such conference because Somaliland is an independent state looking for recognition” said Mr. Omar. In February, Somaliland participated in its first international conference which discussed the twenty year old crisis in Somalia. The conference, which took place in London, has led to an intense argument within Somaliland. Speaking about the differences between the London conference and the upcoming Nairobi conference, Mohamed Abdullahi Omar said the London conference was an international conference attended by several nations including the USA, UK and other European Unions. Mr. Omar described the upcoming Nairobi conference as a conference which relates only Somalia and its different functions. “We are ready to contribute our advices towards Somali peace process as other neighboring countries but we are not part of Somalia,” he said. He added that Somaliland President Ahmed M. Mohamoud Silanyo and UN special representative envoy to Somalia Augustine Philip Mahiga discussed the issue. He noted that the president reminded Mahiga that Somaliland is an independent nation and will not take part any conference about Somalia. Somaliland announced its independence in 1991 but twenty years later, has not yet received any international recognition. Source: Somaliareport.com
  11. It is 4am for me ,,,, Xilli wax la kashifo maaha ..............
  12. but seriously, its not your participation that bothers me but being on the side of puntlanders here ... I know why but ma rabo inaan wax kashifo xilligan
  13. waftiga Britain ayaa Isimada kala hadlay xaaladaha goboladaasi, waxayna waxka waydiiyeen qodobo kamid ah heshiiskii sanadkii 1991-dii ka dhacay magaalada Burco. Wararka hoose ayaa tibaaxaaya in ay waftiga ka socday Britain usoo bandhigeen Puntland in goboladaasi si rasmi ah loogu daro Somaliland si ay u suura gasho goosashada Somaliland oo Ingiriisku daba kasoo waddo.
  14. A good start indeed ............................ Hope they cover all the regions as soon as possible ...
  15. Ilaahay ha ka dhigo kuwii iska noolaada ee isku dhidida ,,,,