Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
''Whatsapp'' for Iphone, Blackberry and Android phones
Jacaylbaro replied to Ms MoOns's topic in Developement | Projects
Awliyadu way duushay niyow ,,, -
Saraakiishii iyo mas uuliyiintii ugu sar sareysay Ururuka al shabaab ee magaladaa Kismaayo oo Maanta faarujiyay ayagoona cabsi Weyn kaqaba in Dowlada Haatan duulaan ku soo ah kismaayo Kismaayo (HWN) Wararka hadhwanaagnews ka helayso Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubada hoose ayaa la soo sheegayaa in Magaalada ay faarujiyeen Saraakiishii ugu sareysay Ururka al shabaab ee Kusugnaa Magaaladaasi iyo mas uuliyiinta loo Yaqaao Waaliyada oo iyana la la yahay waxaaa lagu soo Waramayaa in ay usoo ambabaxeen meela ka Fog magalada kismaayo si aysan usuu gaadin Dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo duulaan ku ah kismayo inta aysan Soo amba bixin saraakiisha Ururka al shabaab ayay Hanjabaadyo kulul ujeediyeen dadka Shacabka ah ee Ku Dhaqan magaaladaasi ayagoona Wacad ugu maray in Markii ay Dowlada KMG ah Soomaaliya ay soo gaaraan gudaha Kismaayo ay Soo dhaweeyaan ay Talaabo dil ah ka qaadi doonaan ayagoona hanjabaadooda ugu daray in xataa aysan maqli karin waa udhoola cadeeyeen Maamulka ururuka al shabaab ee ka arimiya magaalada kismaayo ayaa Warar Hoose oo aan ka heleyno ila lagu kal soon yahay ayaa sheegaya in magaalada ay joogaan oo kaliyah ciidamada aysan joogin hal sarkaal ayadoona dhamaamba ay faarujiyeen dakani ay sheegayaan in ay cabsi kaqabaan Ciidamada dowlada KMG ah Soomaaliya oo ku soo wajahan Magaaladaasi si al shababa ay ayagana uga sii cararaan Warka ayaa intaa kudaraya in Ciidamadii dowlada KMG ee lawareegay deegaanka dhoobleey oo aheyd meesha kaliyah ay al shabaab ku Tashan jireen Dowlada la wareegtay ayadoona isla ciidamadaasi ay ku soo fooleeyihiin magaalada kismayo kuwaasi oo al shabaab ku sheegay in ay yihin ku aan biyo ukabaneynin qabsashada magaalada kismaayo Waxaana hadalheynta magaalada ksimaayo ay Tahay goorta ay soo gaari doonaan Ciidamada dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo aan loogaga baran wax dhibaato ah Magaalada kismaayo ee xaruta gobolka jubada hoose ayaa noqotay mid cabsi weyn ku abuurtay Ciidamadii ururka al shabaab ee halkaasi kusugnaa oo ay ka walaacsan yihii maadaama ay saraakiishoodi ay kabaxsadeen gudaha kismaayo in ay ayagana waxba kaqaban karin duulaanka haatan ay soo wadaan ciidamada dowlada KMG ah soomaaliya ayagoona ilo kale oo laga helayo ciidamada al shabaab ee magalada lagu faarujiyay in markii ay yimaadaan ay ku biiri doonaan Kuwa dowlada KMG ah maadaama aysan awood ulaheyn in ay ladagaalaan Ciidamada dowlada soomaaliya
-
Somaliland Professional Photography images Dawasho wacan
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
-
Farmaajo waxba ma diidi karo ,,,, The UN pays his salary, travel allowances, his staff's salaries, his guards salaries, and that goes for the rest of the whole tfg thing. He is doing this coz he wants his mandate to be extended but this is not the way. As Mahiigaan said ,,, the Nairobi conference is only consultative one for only TWO days .................
-
''Whatsapp'' for Iphone, Blackberry and Android phones
Jacaylbaro replied to Ms MoOns's topic in Developement | Projects
I think i will ......... but i need to test it first dee -
Don't be alshabab now ,,, No wonder Sayid is still missing ............ lol
-
Somaliland Professional Photography images Dawasho wacan
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
-
Waar that qardho guy is actually wanted in my world ,,,,,,,,, no wonder he is hiding from the sight I even think someone complained to him ... which put me in trouble
-
Sidoo kale mudanae Formaajo waxa uu sheegay in maamulgoboleedyada Somaliland, Puntland iyo galmudug ay gebi ahaanba ka mid yihiin dowladda KMG ah Dhakh Ilaa Dhakh ..............................
-
It is a cleavage day and u want me to ............... ahh ,, come on
-
Back to Work after 2 weeks of resting, sleeping and wasting time .............. Now the office looks so strange, people look different and I don't know where to start
-
looooooooooooooooooooooool@Juxa ... ehem ehem Norf, go figure out
-
goorma ... meelma ,,,, meeqa ???
-
''Whatsapp'' for Iphone, Blackberry and Android phones
Jacaylbaro replied to Ms MoOns's topic in Developement | Projects
looooooooool ,,, I've installed the "Whatsapp" .... now i need some numbers to talk to -
Adiga meel walba German baad la taagan tahay ,, Ninka hadaad jeceshahay orod raadso dee.
-
Buuhoodle: Dhalinyaro Hubaysan Oo Raashin Mucaawimo Ah Boobay
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
Subxaan ! ! -
Fu’aad Shangole:“Alla Soomaalidu gaalnimo badanaa”!!!
Jacaylbaro replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Masaajidada ayay ka buuxaan iyagoo Mushrikiin ah Hadalkaasna maxaad ku turjumi lahayd ?????????????? ,,,,,,, and u know Mushrik inuu gaalka Ahlu Kitaabka ah ka xun yahay weliba. -
Ex-Somali PM Samantar to be questioned in US lawsuit
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
They did it ................... now let the trial continue