Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
bari waxa jirtay gabadh carmal (garoob) ah oo caruurtina ka waawaynaatay dabadeed baryahaa show waxba may arag gaadhi ayay alab soo saratay kadib wiil yar oo ilaa 18 jir ah waligiina aan waxba samayn ayay islantii casho u diratay .. isna way u dirtay waxooga baaqiyana way siisay markuu habeenkii kala badh ahaa ayay u yeedhay ..... eedo kaalay . . . way yara taataabatay meeshiina way u tilmaantay . . . hawshii waxay socotaba ilayn hore waxba umuu samayne qayluu kaga wadhay markay dee ka imanaysay isagoo leh ,,,, ALLA EEDO DABADA I QABO ,, ALLA EEDDO DABADA I QABO ...
-
hadaad daqiiqad sii hayn lahayd garsooruhu xukunka si kale ayuu u ridi lahaa ;) sxb ma cunaaye somalia an fakis u diraa ;) oo muxuu ku sameeyay miyuu qaniinay ;);)
-
Boqaor Cismaan Buurmadow Oo Cabsi Darteed Safar Ku Imanaaya Waddanka Ingiriiska, Kadib Markuu Ka Warhelay Hadduu Ku Laabto Somaliland Inuu Xabsi Mudan Doono (Dubai-HNW) Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo hadda ku sugna waddanka isutaga Imaraadka carabta ayaa go´aan saday in aanu ku noqon waddanka Somaliland, kadib markii uu ka warhelay in aanu ka badbaadayn xabsi loo taxaabo, warar xogogaal ah oo ay shabkadda Hadhwanaagnew helayso ayaa shegaaya in Boqor Buurmadow hadda usoo anba baxaayo waddanka Ingiriiska si uu uga badbaado xabsi loo taxaabo. Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii Boqor Buurmadow oo u waramaaya saxaafadda Somaliland qaybo kamid ah, uu sheegay in waddanka ay qabsadeen kooxo Al-shabaab ah waa siduu hadalka u dhigaye. Sidoo kale wuxuu eedayn qaawan ujediyay Madaxweynaha Somaliland. Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), waxayna taasi keentay in waaran looga soo jaro Madaxkamadaha Somaliland, isla markaana la amro in la qabto markuu soo galo Somaliland, taas ayuu ka warhelay, waxayna keentay inuu usoo xadhka xidho waddanka Ingiriiska, lama garanaayo intuu ku sugnaan doono carriga boqortooyada Ingiriiska iyo inuu uga sii gudbaayo waddamo kale, lakiin sida ay xaqijinayaan warar ku dhaw dhaw Boqor Buurmadow waxaa lasoo dersay cabsi aad u ballaadhan yadoo ay cadaadis badani kaga yimi qaybo kamid ah bulshada ku dhaqan waddanka Imaraadka carabta, taaso soo dedejisay safarkiisan Ingiriiska, madaama oo aanu ku noqon karin Somaliland hadda.
-
.. You are not answering my question
-
Somaliland Arrest Alleged Terrorist Somali-Eritrean Group
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Eritrean kiina ma loo hiilinayaa ............. anyone against Somaliland -
It is like this: 1- We all wanted Somaliweyn but it didn't work out 2- Things got ugly and finally the country sank into deadly civil war 3- Somaliland reclaimed its sovereignty and succeeded up to some extent 4- USA have been working with the Warlords to tackle terrorists in Somalia. in that case everyone turned to be a warlord to get some cash from the US. 5- Now the USA changed its policy and said they will work with regional admins rather than warlords. 6- They also realized that this is working just fine for Somaliland 7- Now it is time for them when everyone will have his own region to get some cash from the US. 8- Last but not least, we expect power struggle within those tiny regions just like the warlords fought among them in the past. (Allah kama dhigee) N.B. The "One Somalia" is out of picture right now as nobody cares about it except some few helpless ambitious individuals on SOL. It is a card used only by those who want to gain some attention/benefit from the public. It is also used only for political reasons to get some cash from the Arab Morons.
-
That is how they do dee ........... when real threat comes they run to the bushes
-
^ ^ Adigu ha hadlinba waaryaa ,,,, where are the photos of the Demos in Borama ??
-
Toronto woman suspected of being lured by terror group has link to Somali PM
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
“The prime minister is committed to defeating those terrorists and they are brainwashing his family members.” :D .. Waa loo waydaartayba .. -
Welcome back DD ................. the forum missed you
-
Farmaajo is alone here ........ wait until Sh. Sharif agrees to go there in the last minute. Markay jiq ku noqoto bay wadani noqotaaye .........
-
By The Associated Press MOGADISHU, Somalia — Somalia's president inaugurated the country's first government-run TV station in two decades in the war-ravaged capital on Monday. Islamist militants battling President Sheik Sharif Sheik Ahmed's fragile administration have several radio stations aimed at promoting anti-government messages. Ahmed called the launch of the new TV station a "very big step." He urged the station's staff to work for unity in Somalia. In 2009, Ahmed's government began countering Islamist propaganda on its Mogadishu-based radio station. It has since succeeded in denting the Islamists' image. The country's prime minister, meanwhile, said Monday that the government has asked the U.N. to relocate their Somalia offices from neighbouring Kenya to Mogadishu. Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed said the relocation to Somalia's capital would have a positive impact on the country. Mohamed said he asked U.N. Secretary-General Ban Ki-moon to ensure a pledge to move the U.N. offices to Mogadishu within 90 days. Somalia has been mired in conflict since 1991.
-
why ? ,, U like meat ??????
-
Maybe ,, just to say "Look, we're the only one here and we don't want those morons" ,,,
-
........ Kollayba xijaab buu xidhan yahay oo dumarkuu ku dhex jiraa ,, lool
-
Warba ma haysid adeer ................. waar Farmaajo do not want to vacate that position dee coz of the high pay he is getting right now. Dekedaad sheegtee kuwan aduunka oo dhamina kuma filna ,,,
-
Faroole iyo kooxaha keleba way tegeyaan ,,,, waa for Somalia ,, tfg uun baa diidan oo wakhtigoodu dhacay