Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
The British Government’s efforts to cover up one of the darkest episodes in colonial history have been revealed by the discovery of a vast cache of documents relating to the bloody Mau Mau rebellion in Kenya. The papers, documenting efforts to put down insurgency, were spirited out of Kenya on the eve of independence and have been held in secret British government archives for half a century. The files were unearthed only this year after four elderly Kenyans sued the Foreign and Commonwealth Office, claiming they were tortured during the rebellion against British rule in Kenya between 1952 and 1960. The claimants allege that they suffered “unspeakable acts of brutality, including castrations and severe sexual assaults”, under a system of torture carried out against the Mau Mau fighters by the British colonial authorities. The case, which opens in the High Court in Britain on Thursday, has led to the discovery of 300 boxes of documents. The files were removed from Kenya in 1963, and secretly brought to Britain days before Kenya’s declaration of independence. British officials deliberately removed evidence that “might embarrass Her Majesty’s Government”. READ MORE: http://www.nation.co.ke/News/Files+on+Mau+Mau+torture+found+/-/1056/1139596/-/6k2vafz/-/index.html
-
Maxaa hay'adaha looba eedayn hadii dowlad la dhisan kari waayay .......................
-
''Whatsapp'' for Iphone, Blackberry and Android phones
Jacaylbaro replied to Ms MoOns's topic in Developement | Projects
You will fall ..... one day -
As long as we can pay sxb .......... who is next Sabarey ??
-
Easy eh ??
-
,, Amin
-
Now he should learn some lessons .................
-
I just love this .......
-
Waa si fiican ...... Laakiin Markay soo booqato horta maxay siisaa mise inay wejigeeda dadku ku naaxayaan bay u haysataa ??
-
U forgot one ........ he has three
-
Waar Ibti iska daaya ,,
-
Breaking News: Mad Man Throws Grenade Into Hargeisa's Busy Market
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Magaalada Hargeysa, suuqa ganacsiga ee bartamaha ayaa saaka nin la sheegay inuu cudurka dhimirka qabo oo sitay Bombo gacmeed ay ka qaraxday. Shaqaalaha Cisbitaalka guud ee Hargeysa waxay BBC u xaqiijiyeen in sagaal iyo toban qof dhaawacyo fududi ka soo qaadheen falliidhadii bambadaasi oo uu ku jiro ninkii watay bombada, dhaawacaasi oo lagu daweeyay cisbitaalka. Taliyaha Guud ee Ciidanka Boliiska Somaliland General Cilmi rooble Furre ayaa BBC-da u sheegay inay baadhitaan wadaan, ninka bombada siteyna dhakhaatiir baarta loo geeyay oo uu xiranyahay isagoo dhaawac ah. Weriyaha BBC-da ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, oo markiiba tegay Cisbitaalka guud ee Hargeysa ee dhaawaca lagu daweynaayo qaraxaasi ayaa wuxuu wareystay, Dr Axmed jaamac Samatar, oo ka mid ahaa dhakhaatiirta la kulantay ninka qaraxaasi geystay iyo dadka kale ee dhaawac ahba. Dhakhtarka ayaa sheegay in dadka dhaawacmay ay dhaawacyadoodu u badan yihiin kuwo fudud. BBC -
Reminds me of the USP .........
-
Sayid is wanted ........... I'm paying 2 million dollars for his head
-
Exactly ,,,,
-
I will give her a week or so ........ I just said good hands .......... errrmmm ,, i mean ,, so far
-
Breaking News: Mad Man Throws Grenade Into Hargeisa's Busy Market
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hargeysa(Waaheen) 11 qof oo marayay badhtamaha suuqa Hargeysa ayay soo gaadheen dhaawacyo kala gedisan oo ka soo gaadhay bamboo uu nin waalani laalaadsanayay oo ku qaraxday isgoyska u dhaw fooqa Indhadeero iyo Geelle Arab ee ku yaala Khayriyada. Ilaa hada lama oga dhab ahaantii inta uu leeg yahay khasaaraha ka dhasahay bamkaasi hase yeeshee waxa dadkii dhaawacu soo gaadhay loola cararay Cisbitaalka Hargeysa si loo daweeyo. Cisbtaalka ayaa la ceeryoonsan dadweyne farabadan oo doonaya inay ogaadaan dadka dhaawacu soo gaadhay inay ku jiraan eheladoodii, waxaanay arrintani ku keentay dadkii suuqa marayay argagax Ninka waalan ayaa la sheegay inuu ilaa saaka la dhex meeraysanayay bambadan oo uu gacanta ku sitay kaasoo lagu dhici waayay in laga qaado. Waxaanu markii danbe ku dhuftay wadadii uu marayay oo ah meesha ugu samxada badan leh, kaasoo sababay in isaga iyo dadkii ka ag marayayba ay mar kaliya dhulka galaan. Khasaaraha ay geystaan dadka waalani ayaa aad uga yar marka loo eego tirade dadka waalan ee meeraysta Suuqyada ee aan helin daryeel caafimaad.. inkastoo ay dedaal badan muujiyeen dad is-xilqaamay oo ka furtay caasimadda gobo badan oo lagu dabiibo dadkaasi. -
Don't baafi Ibti ...... she is in good hands now in a very remote place