Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
The international boundaries of the Republic of Somaliland are set out in Article 2 of the Somaliland Constitution as follows: “Article 2: The Territory of the Republic of Somaliland 1. The territory of the Republic of Somaliland covers the same area as that of the former Somaliland Protectorate and is located between Latitude 8’ to 11’ 30’ north of the equator and Longitude 42’ 45 to 49’ East; and consists of the land, islands, and territorial water above and below the surface, the airspace and the continental shelf. 2. The Republic of Somaliland is bordered by the Gulf of Aden to the north; Somalia to the east; the Federal Republic of Ethiopia to the south and the west; and the Republic of Djibouti to the north west. 3. The territory of the nation is inviolable, and shall not be trespassed upon.” This map of the Somaliland Protectorate and consequently of the independent STATE OF SOMALILAND, and. since 1991, the REPUBLIC OF SOMALILAND sets out clearly the international boundaries which were delineated under a series of international agreements. Briefly, the international boundary between Somaliland and Ethiopia was based on the 1887 agreement between Britain & reached Ethiopia. The Treaty consisted of a formal convention of six Articles and annexures containing, among other things, an exchange of notes, which, according to Article 2 of the Treaty shall determine the frontiers of the “British Protectorate on the Somali Coast”. The exchange of notes took place during the same year and the final letters were annexed to the treaty by 8 December 1887. A boundary demarcation commission met in January 1932, and started the work on the ground setting up boundary lines, roads and bollards. We shall be looking at separately the controversial aspects of the 1887 Treaty, as well as the 1954 Agreement which re-affirmed the 1887 Treaty in respect of the “Haud and Reserved areas” grazing rights, but on its independence on 26 June 1960, the new Constitution of the independent STATE OF SOMALILAND defined the territory of Somaliland as “all that territory which, on the commencement of the Constitution, is comprised in Her Britannic Majesty’s Protectorate of Somaliland” (s. 2(1)). The Somaliland - Ethiopia boundary, runs for 463 miles from at the 8 N. 48 E. (the tripoint of Somaliland-Eithopia-Somalia) to Madaha Jalelo at the tripoint of Somaliland-Eithopia-Djibouti boundaries. The demarcation of the boundray and its marking with bollards was undertaken in the early 1930s. The boundary between the Somaliland and Djibouti was finalised in an agreement between Britain and France signed in February 1888 and the actual demarcation of the trijunction point of the British/French Somaliland and Ethiopia was delineated by the 1936 British Somaliland-Eithopia Boundary Commission. (For a brief account of this boundary see the IBIS Boundary Study). Finally, the boundary between Somaliland and Somalia was defined in the Anglo-Italian Protocol of May 1894. This boundary, which was demarcated by an Anglo-Italian commission in 1929 runs very simply along the 49th longitude (49E), from the Gulf of Aden to latitude 9 degrees north, and then diagonally across to the intersection of the 48th longitude (48E) and latitude 8 N. The Somaliland boundary then runs west along the latitude 8 N which is the start of the boundary between Somaliland and Ethiopia. (See here map of the State of Somaliland’s boundary with Somalia on its independence on 26 June 1960 and before its union with Somalia on 1 July 1960). Shortly after the 1894 agreement, it was was settled that although the village of Bandar Zaida (on the coast) fell to the west of the 49th meridian, it will remain in the (Italian) Somalia and so on near the coast the boundary moves to the west of the meridian for a few miles. On union with Somalia on 1 July 1960 this boundary ceased to be an international boundary but it continued to remain as internal border between the Northern Regions (as Somaliland became) and the Southern Regions of the new Somali Republic Republic. Despite some tinkering in the 1970s, specially around Garowe and the newly formed Nugal Region of Somalia, the former international boundary remained remained substantially intact as an internal regional border (with Sanag and Sool region on one side and Bari and Nugal region on the other) until 1991 when Somaliland re-asserted its independence. Despite Somaliland’s lack of international recognition so far, the importance of the continued use of the international Somaliland/Somalia border as an internal administrative border during the period of the existence of the union is that it has become the practice of unions of countries that dissolve, for whatever reasons, to use either former international boundaries or even internal administrative borders as the boundaries of the new emerging states. This is an extension of the doctrine of uti possidetis, the application of which predated the Cairo OAU Declaration of 1964 and was likened to a “photograph” at a specific moment, i.e at independence. For Somaliland, independence was on 26 June 1960 and not on 1 July 1960 when it entered into a voluntary union with Somalia and the fact that the OAU Declaration was made in 1963 does not affect the application of the doctrine. On the latter date, it was only the international boundary that (Italian) Somalia had with Kenya and the “administrative” (as it was never delineated) international boundary that it had with Ethiopia that became the international boundaries of the new united Somali Republic state. The other boundaries of the united country in Somaliland (i.e with the then French Somaliland and with Ethiopia) were already the international boundaries of the independent State of Somaliland. Arguments advanced by some “union for ever Somalis” to the effect that the Cairo Declaration of 1964 related to the boundaries of the then Somali Republic overlook the fact that a) the Declaration itself refers to borders on independence, which as far as the Somali Republic was concerned was not just 1 July 1960, but also 26 June 1960 when Somaliland became independent and b) in any case, the Declaration was simply reflecting the doctrine of uti possidetis, with, as mentioned above, the “photograph is taken” at independence and not at 1964 when the OAU formally endorsed the concept.
-
Somaliland grenade attack hits southern laascaanood
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara;710379 wrote: "Somaliland grenade attack hits southern laascaanood" So is it Somaliland that's attacking LA -
Azanian Military eh ?? ,,,,,,,,
-
It rains in many parts of Somaliland Mashallah
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
That is also political ?? ,,,,,,, -
SOMALILAND: President Silanyo to visit Kuwait and UAE
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in Politics
Ha la hubsado .. -
It is finally raining in Hargeisa ............ been so hot for the last couple of dayz and it suddenly started to rain right now. As i'm writing this, i'm looking at the window watching the rain. Maasha Allah ............... Alxamdulillah
-
TV ga Jarmalka oo sii daayay Barnaamij ka hadlaya Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay tahay Khudaar cagaaran oo kudaafad ku dhex taala ............ What an expression ......................
-
Prof. Gandi First Elected President of Azania State of Somalia
Jacaylbaro replied to Kamaavi's topic in Politics
codka jubbaland www.jubbalanddf.net ;) -
Prof. Gandi First Elected President of Azania State of Somalia
Jacaylbaro replied to Kamaavi's topic in Politics
-
Prof. Gandi First Elected President of Azania State of Somalia
Jacaylbaro replied to Kamaavi's topic in Politics
Azania markaan maqlo horta Lasagna uun baan moodaa ,,,,,, -
Good ,,,,, now cuqdada aan iska dayno and join the Gogosha Nabadda ee Madaxweynaha
-
U think so .............. as I said weli rag ismaydaan arag. But still ,, gogosha nabadu way taalaa
-
Adeer you're protesting too much .................................... U still have chance to join the peace caravan
-
But the question is ... Will they admit ??
-
Kalshaalaa ku wareerisay ,,, only one place and only one battle ......... weli rag ismaydaan arage adeer ka joog. Sida carruurtaa laguu sasabayaaye.
-
Imisaan lahaa tolow colka jooja ,,,,,
-
I knew the SSC project is coming to an end ... Imisaan lahaa ka jooga
-
Mashruucii baa gebogebo ku dhow ....................
-
Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray BAAQ NABADEED
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray BAAQ NABADEED
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Burco: Cuqaal, iyo Waxgarad ka soo Jeeda Deeganka Widhwidh oo xukuumadda ugu baqay inay Qorshe waxqabad ka yeelato Deegaankaas, iyo Shirka Seeska loogu adkaynayey Nabadda Deegankasi oo Saaka La soo Gebogabayey Burco: (HWN)Isimada ,Cuqaasha,waxgaradka iyo Garabkii hubaysnaa ee hore uga Tirsanaan jirey Kooxda SSC ayaa maanta kulan Ballaadhan ku yeeshay Deegaanka Widhwidh, waxayna kulankaasi kaga hadleen arrimo la xidhiidha Nabadgelyada iyagoo sheegay in ay Degaamada ay ka koobantahay Widhwidh Noqon Doonto Deegaano ka caaggan Dagaal, Burco: Cuqaal, iyo Waxgarad ka soo Jeeda Deeganka Widhwidh oo xukuumadda ugu baqay inay Qorshe waxqabad ka yeelato Deegaankaas, iyo Shirka Seeska loogu adkaynayey Nabadda Deegankasi oo Saaka La soo Gebogabayey. Burco: (HWN)Isimada ,Cuqaasha,waxgaradka iyo Garabkii hubaysnaa ee hore uga Tirsanaan jirey Kooxda SSC ayaa maanta kulan Ballaadhan ku yeeshay Deegaanka Widhwidh, waxayna kulankaasi kaga hadleen arrimo la xidhiidha Nabadgelyada iyagoo sheegay in ay Degaamada ay ka koobantahay Widhwidh Noqon Doonto Deegaano ka caaggan Dagaal, Sido kale waxay ku dhawaaqeen in ay la shaqyn Doonaan, Somaliland, hawlaha iyo Horumarka ay waddona ay kala qaybqaadan Doonaan. Kayse Cabdi Yusuf oo u hadlayey Garabkaasi Hubaysnaa ee SSC ka soo Goostay Dhowaan ayaa Sheegay in Magaalada Hargaysa ay u tageen Ceelalyo Nabadeed, waxa kaliya ay ku soo arkeena Tahay, Dad, siyaasiin, Culimo iyo aqoonyahanoba leh oo Danaynaya Horumarka,jecel Nabadda isla markaasna Ku dheggan wada hadal iyo wada Tashi in wax kasta lagu dhaammeeyo. Wuxu sheegay Sarkaalkani in laga Bilaabo Maanta in ay Qoriga Dhigeen, isla markaasna aanay u Dulqaadan Doonin cid kasta oo Boon colaadeed Yeedhisa, sido kale waxa uu kayse cabdi yusuf kula Dardaarmay Bulshada qaybaheeda kala Duwan in ay Nabadda ka wada qaybqataan, isagooo ugu yeedhay inay u hayaamaan Jidka horumarka. Kayse Cabdi Yusuf ayaa Bulshada Reer Widhwidh u sheegay inaanu isagu dhaqaale raadsan, xilna aanu raadsan, Balse Gogosha iyo Nabadda ay xukuumaddu u fidisay ay ajiibaan, waxa uu sakaalkani aad ugu mahadnaqay shacabka iyo xukumadda Somaliland,isagoo xusay in Meel walba si diiran loogu soo dhoweynayey. Garaad Diriye Maxamed oo wakiil ka ahaa Garaad Abshir saalax oo Dalka Dibaddiisa hawlo caafimad ugu maqan ayaa xusay in somaliland laga rabo in wixi dalka iyo Dadka ay u ballan qaadeen inay Fuliyaan, waxaanu Garaadku xusay in Deeganka Widh widh oo maamulo in ka badan 9 Tuulo, isla markaasna ay Bulsho Badani ku nooshahay, waxa uu sidoo kale xusay Garaad Diriye Maxamed inu Deegankan xil ka saaranyahay Xukuumadda Somaliland. Cuqaal iyo waxgarad kale oo iyaguna Saaka Munasibadda ka hadlay ayaa xusay in ay qaateen Nabadda, iyagoo xukuumaddana ugu baaqay inay qorshe waxqabad oo cad ka yeelato Deegaanka Widhwidh. Isku Soo wada Duuboo Kulankan ayaa ahaa Mid Seeska loogu adkaynayey Nabadda Deegaanka Widhwidh, kadib markii ay Kooxihii Hubaysnaa ee Deegaankaasi ay Qoriga Dhigeen, Nabaddana Qaateen. -
Tiradii Ugu Badnayd Ee Kooxda Nabadiidka Ee SSC Oo Soo Goosatay Iyo Nabadoon Sheegay In Ay La Jiraan Xukuumadda Somaliland Hargeysa (HWN) Nabadoon Maxamuud Xaaji Axmed Aadan, oo ka mid ah cuqaasha deegaanada Buuhoodle ayaa maanta markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in tiro ku dhaw lixdan ka mid ah maleeshiyada SSC ay ka soo goosatay isla markaana heshiis nabad ah la galeen dawlada Somaliland. Maxamuud Xaaji Axmed Aadan, mar uu maanta u waramayay shabakada wararka ee Hadhwanaagnews iyo wargeyska Haatuf, waxaanu tilmaamay in wixii maanta ka danbeeya ay ka shaqayn doonaan sidii nabad waarta looga gaadhi lahaa deegaamadii ay shaqaaqadu ka dhacday dhawaan ee kalshaale. Waxa kale oo uu xusay in deegaamada bariga oo dhan ay ka taagan tahay abaar xumi isla markaana dad iyo duunyaba ay u baahan yihiin sidii gacan looga geysan lahaa. Dhinaca kale waxa uu qurbo jooga beelaha dega gobolada bariga ee laascaanooda iyo buuhoodle uu u soo jeediyay in ay gacan wax tar leh ka geystaan deegaamada oo ay ka dayaan hubka iyo waxyeelada kale ee ay la raadinayaan, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa Markii hore wadanka dhibaa ka dhacday, dhibtii ka dhacdayna waxa lagaga heshiiyey in nabad la qaato, dhibtu horta waxa ay ka dhacday Kalshaale, waxa lagu guulaystay in la aaso, waxaana ka dambaysay in maxaabiistii la soo daayo, dhamaan beelaha waxa laga wada qaatay in nabada laga wada shaqeeyo oo nabada si fiican loo wada qaato. Markaa sidii nabada loo qaadan lahaa iyo sidii ciidamadii meesha dhibtu ka dhacday looga fogayn lahaa ayaa la isla garan waayey, dabadeedna waxaan goaan ka qaatay in cida aan u taliyaa in meelihii ay dhibtu ka dhacday ciidamadooda ka fogaystaan nabadana si wacan looga shaqeeyo. Labada dhinacna loo gurmado sidii colaada loogu gurmaday nabadana loogu gurmado. Markaa waxa la isla garan waayey aniga oo cabsi ka qaba dhinaca puntland dad siyaasiyiin ah oo laga soo galay inay ugu talo galeen in colaadu ay sii jiitanto sidaa darted ayaan ciidamada aan halkan keenay uga soo fogaynay. Cidii talo iga qaadanaysana insha allaahu waxaan leeyahay sidii colaada loogu gurmanayey nabada ha loogu gurmado. S: Nabadoon ma ciidamadii beeshaada ahaa ayaa inta ay nabadii qaatay soo xero galay? J: haa ciidamadii dhinaca beeshayda weeyi, kuwa kale oo dhinaca kale ah wixii aan talo siiyey waa ay iga talo qaateen oo inay Asbuucan yimaadaan baa laga yaabaa oo iyaguna ka soo baxaan. S: Intee Weeyi tirada maleeshiyadan beeshaada ka tirsan ee ka soo goostay Nabaddiidka ee Nabada Qaatay? J: Hada Kooxda Beeshayda ka tirsan ee nabada qaatay waa lixdameeye, kuwa kalena todobaadkan ayaa laga yaabaa inay yimaadaan oo inaan anigu noqdo ayay sugayeen qoladan ayuunbaan rabay in aan rug u sameeyo, cida kale ee iga talo qaadata oo isla beelaha reer Buhoodlena ka mid ah waxaanu ku heshiinay inay nabada ka shaqeeyaan, dhawaana waan kula soo xidhiidhsiin doonaan. S: Halkee ayaad hadda aad joogtaan? J: Hadda waxa uu ciidanku degan yahay Yeyle oo ka tirsan Soonka laascaanood, dhinicii dhibtu ka dhacdayna mar hore ayaa laga soo raray oo halkan ayay yimaadeen markaa iyaganaan booqasho ugu imid ina allaah marka aan dhinaca buhoodle ku noqdana waxaan leeyahay cid kasta waa in ay qaadataa nabada oo ay si wacan uga shaqeeyeen, cidii colaad ku jirtana si waxan nabada ha uga shaqeeyeen, maanta waad ogtihiin abaar ayaa alle nagu kiciyey, haddii wanaaga laga shaqeeyana waxa aanu illaahay ka rajaynaynaa inuu naga soo furan doono, cidkasta oo dadkaa Somaliland degana waxaanu leenahay si wacan nabada ha looga shaqeeyo. Anagu waxa aanu ka mid nahay beelaha Somaliland, dadna dhalasho ayaa naga dhaxaysa dadna dhulbaa naga dhexeeya anagu Somaliland ayaanu nahay fakir khaldana in dadka la siiyo maaha oo la marin habaabiyo, markaa goboladani waa Somaliland weeyi, markaa siyaasad ahaan baa Puntland loogu kaxeeyey dadkana meelo badan baa laga qaldayaa, waad ogtihiin xataa dadka Kililka Itoobiya degan oo inaga Somaliland iyo Puntland-ba ka baxsan baa jira oo hadana dhalasho aanu wadaagna, Masalan imika degmada la yimaado gaashaamo Somaliland ayay u yaqaanaan, dadka ka tirsana Danood iyo Degmada Bookh wali waxa ay isku yaqaanaan inay yihiin Puntland markaa waa siyaasad la sameeyey dadkani waa Somaliland. S: Deegaanadaasi waxa ka jiray Abaar Baahsan oo saamaysay dadka iyo duunyadaba, hadda xaalada dadku waa sidee oo ma la filayaa in dhulkaasi uu roob ka dao? J: Dadka iyo duunyaduba aad ayay u julicsan yihiin inkasta oo daruuri muuqato hadana wax roob ah oo daay ma jiro dadkuna aad ayay u jilicsan yihiin inkasta oo meelaha waxoogaa biyo ah la geeyey oo dadka jaaliyada iyo iyo hayaddo dhinaca Somaliland ka yimidiyo hadana dadku aad ayay u julicsan yihiin oo cid wax gaadhsiin kartaa ma jirto alle mooyee, ilaahayna waxaanu ka rajaynaynaa in daruurtaasi cirka saaran uu noo diiyo markaa dadku aad ayuu u jilicsan yahay.
-
Dhakhtaradaaba imika caano maraaciga qora inay cabbaan ,,, gaar ahaan dumarka gaastariga leh ,,
-
Google sowka wixiiba kharribay ,,,, loooooooooool