Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Had canjeelo with Subag Kalluun & shaah mar dhawayd .................... and after another cuppa coffee I'm now very good *Waving at Val* ....
  2. Baribaa waxaa isguursaday nin reermiyi ah iyo naag reer magaal ah markay inyar isqabeen ayuu ninkii naagtii furay waxana lawaydiiyay sababta uu ufuray gabadha waxanuu kujawabay waxaan ku furay sadex sababood 1- naagtan boqoljeer ayaan ku idhi cali ayaa lay idhaahdaa iyana markasta oo aan soogalo xabiibi ayay tidhaahdaa ninkan xabiibi la...yidhaahdo hadonoto ee ay jeceshahay 2-markasta oo aan soogalo way idhunkataa waar anigu makitaabaan ahay 3-markasta oo aan wax cunayo hoosta ayay igasoogashaa waar ma inaan imanla ahay ayay imoodaysaa may isugto anaa usoo hambaynlahaaye.
  3. No one knows that are the terms proposed by the AU .......... it is still vague and No i don't think this will solve any problem ....
  4. Haa in dagaal sokeeye ka dhacay oo laga qaxay baad moodaa ,,,,,,,, Project cusub bay u baahan tahay oo resettlement ah
  5. Wa'alaykum Wasalaam .......... Nabade bal warran ??
  6. Dabaylo iyo dhagaxaan buu weliba wataa ............ Still raining ,, so strong
  7. Maalinba boqor aanad aqoon baa meel ka soo toosaya ...................... Ana waxaan ahay BOQORKA SOL imika laga bilaabo ,,,
  8. Wax badan oon qabsoomin baa jira weli .... dowladuna markay ka sheekeenayso wixii qabsoomay inay ku darto wixii aan qabsoomin baa fiican oo weliba ay sheegto waxa hortaagan si looga taxadaro. It is a good beginning though ..........
  9. Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya qudbad kooban uu kula hadlay Shacabka reer Burundi ayuu ugu mahad celiyay taagerada buuxda ay la garab taagan yihiin walaalahooda Afrikaanka ah. I wonder which language ,,,,,,,
  10. ... Oo show waxay isu haystaanba inay xukumaan Lasagna, Bugland, ximan iyo kuwa la midka ah ,,,
  11. Dowladda KMG ayaa digniin u jeedisay maamul gobaleedyada ka dhisan dalka in aysan ka qeyb galin shirka Qaramada Midoobay ay qaban qaabinayso ee la doonayo in lagu qabto magaalada Nairobi. Afhayeenka dowladda KMG ahna la taliyaha R/wasaaraha,C/raxmaan Cumar ayaa sheegay dowladda inay xaq u leedahay inay ka qeyb galaan iyo in kale maamul gobaleedyada shirka Nairobi. Golaha Ahlu Sunna, waxaa uu sheegay inuu ku jiro maamuladaas looga digay inay qeyb ka qaataan shirka Kenya ay marti galinayso ee la doonayo in la qabto todobaadkan gudahiis. "Waxaa xaqiiqada ay tahay dhamaan maamuladaas waxay ka tirsan yihiin hey'adaha qaranka, sidaas daraadeed waa in laga wada hadlaa xalka dalka," ayuu yiri. Afhayeenka wuxuu ku celiyay in aysan jirin cid ka qeyb gali karta shirka magaalada Nairobi oo ka mid ah maamul gobaleedyada dalka ka jira, cidii ka qeyb gashana wuxuu tilmaamay dowladda inay go'aan ka qaadan doonto.
  12. Then, as they drove slowly past the long line of cabs the businessman gave a big smile and thumbs up sign to each driver. .... Aaaaaaxxxxxxxxxxxxxxxxxx ,, aar waxbuu ku dhigeee ,,, looooooooooooooooooooooooooool
  13. ''every time someone lifts the fig leaf, the lights go out.''