Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Late at work ,,,, now worried
-
Would SOLer never agree on a date ??? ,,,, Bas baaban u kirayn lahaaa
-
Waar isagaa jecel to be in prison .....
-
Islamists temporarily seized the town of Gal Gala, which is 25 miles (40 kilometers) southwest of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland, said Puntland's minister of security, Gen. Yusuf Ahmed Khayr. He said the government regained control of the town. http://www.msnbc.msn.com/id/42987306
-
Koox Islaamiyiin ah ayaa maanta la wareegtay gacan ku haynta deegaan ku yaalla waqooyiga Soomaaliya, ka dib markii uu dhacay dagaal ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof. Saraakiil ku sugan deegaanka waxay sheegeen in koox ku kacsan dowlad goboleedka Puntland ay goor hore oo Arbacada maanta ah weerartay, isla makaana qabsatay degmada Galgala, oo qiyaastii 40KM dhinaca koonfur galbeed ka xigta magaalada Boosaaso. Kooxda la wareegtay degmada Galgala waxaa la sheegay inay daacad u yihiin Sheekh Maxamed Siciid Atom oo xubin ka ah kooxda al-Shabaab. Wasiirka Amniga ee Puntland, Jeneral Yuusuf Axmed Kheyr ayaa wariyeyaasha magaalada Boosaaso u xaqiijiyay in weerarkaasi ay soo qaadeen taageerayaasha Sheekh Attom. Wasiirka ayaa intaa raaciyay in ciidamada Puntland ay iska caabiyeen kooxdii weerarka soo qaaday, isla markaana gaarsiiyeen khasaare, maydadkooduna ay weli yaalliin halkii lagu dagaallamay, sida uu wasiirka hadalka u dhigay. Bishii August ee sanadkii hore, Puntland waxay ku dhowaaqday in deegaanka Galgala ay ka sifeeyeen maleeshayadii daacadda u ahayd Sheekh Attom, oo ay sheegeen inay ku xirnaayeen kooxda al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa isku dayaysa inay afgembiso dowladda KMG ah, si ay u dhisto dal si adag loogu maamulo shareecada Islaamka. Kooxda ayaa haysata inta badan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, laakiin dagaalo ay dhowaan la gashay ciidamada dowladda KMG ah ayay ku weyday dhul ballaaran. VOA
-
-
Archdemos;718361 wrote: ^^oh mate i've experienced more than i care to reveal. Its fair to say there isnt an inch of SL's major cities i havnt set foot in. from run down shacks to the so called trendier places. Been there done that. SL is being held back by its so called policitcal system. you know not the rosy picture we like to paint for outsiders but the uglier side based on clan patronage. Qolomaad tahay niyow ??
-
Waar the hotel receptionist told me she is geesiyad and is not even afraid of Cats ...
-
I've decide unless you change your negativity, I will not meet you ;););)
-
Waar I'm not anyone's guide anymore ...... wixii iga soo maray baanad ogaynba
-
Nothing much has really changed since my grandfather’s time but there is much to hope for in the new Kenya. The relationship between the Kenyan Somali and the Kenyan State is still as tumultuous at the best of times, and indifferent at the worst of times. Or is it vice versa: where the best of times is when the State leaves you alone and the worst being when it interferes? My grandfather (circa 1880-1943) lived separate from the State for the great part of his life and his only contacts with the colonial government were probably during the collection of the poll tax. The British colonial authorities in NFD and Somalia were spread thin for the most part with one man trying to establish order in a vast territory. As long as the clans just got along fine and there were no major incidents, then the territory was ipso facto ‘governed’. My grandfather was killed at the close of the Second World War by the Gruppo Banda – a fierce and highly mobile unit of ethnic Somali troops put together by the Italians in their war against the British. At the end of the war, the Banda were disbanded and were roaming through Somalia and the NFD; looting and killing. Family lore has it that two of the Banda approached the family home at dawn as the old man was getting ready to pray. One of them was armed and the other unarmed. They asked for food and other provisions (which naturally were unavailable in such a harsh and unforgiving environment). READ MORE: http://www.pambazuka.org/en/category/features/73113
-
You're still hiding eh ??
-
Asie ka waran ??? ,,,
-
BOSASSO (RBC) Reliable sources in Bosasso port town of Somalia’s semi-autonomous state of Puntland confirmed that Puntland forces vacated the mountainous town of Galgala after overnight offensive, RBC Radio reports. Puntland senior officer told RBC Radio in a condition of anonymity that at least 14 people were killed while 20 more injured in a heavy unexpected attack launched by Islamist militia loyal to Sheikh Mohamed Said Atam, top member of Al-Shabab group. The fighting reportedly commenced in the midnight of Wednesday and conrinued until the dawn, and several battle wagons belonged to Puntland forces were burnt down the official commented. Galgala is only 40 KM southwest of Bosasso port, the commercial city of Puntland. The latest reports say the Puntland president Abdurrahman Mohamed Farole called his senior military commanders to discuss the Islamists’ seizure of Galgala town. RBC Radio
-
True that .... thought you joined ahlul qubuur
-
Dadka deegaanka Galgala oo xalay dagaal culus ku qaaday ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala gaadiid dagaalna kula wareegay. Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay dadka deegaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay gadiid dagaal oo aad u farabadan waxay kula wareegeen dagaal xoogan oo ciidamada maamulka la baxay Puntland ay kula galeen halkaasi. Dagaalka oo ahaa mid qorsheysan islamarkaana aad u xoogan ayaa yimid ka dib markii cutubyo ka tirsan dadka deegaanka Galgala ay waxyar ka hor salaaddii Subax weerar dhowr jiho ah ku soo qaadeen ciidamada maamulka PL ee ku sugan halkaasi iyagoona kula wareegay gaadiid dagaal oo gaaray Shan gaari oo ka kooban Sadex Dhashiike oo saran gawarida Cabdi Bile iyo Nuuca Dabadhiibato halka qaar kalena ay gubeen. Dhanka kale waxyar ka dib markii ciidanka Puntland rasaastu ku bilaabatay ayay dadka deegaanku waxay deegaan Sugurre oo Galgala u jira 12km ku Hase ahaatee xukuumada Puntland waxay Sheegayn Guulo balaadhan iyo inay gacanta ku haysto Guud ahaan GalGala Halka Kooxda kale ee Mucaaradka ah ay iyana sheeganayaa Guulo balaadhan. Dagaalkan xoogan oo Afarta habeenimo ee xilliga dambe ka dhacay Galgala ayaa meesha ka saaraya hadallo horay uga soo baxay Maamulka Puntland kaasi oo ahaa inay Cirib Tireen kooxdii uu Hormuudka u ahaa Maxamed Siciid Atam oo ah Nin Dhaliila Siyaasada Maamulka Puntlnd. GalGalaNews
-
Sh. Atam oo Goordhaweyd La Wareegay Gacan ku Haynta Degmada Galgala Ee Gobalka Bari Galgala, May 11 – Wararka ka imaanayaa Degama Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gacanta u gashay, oo ay la wareegeen ciidamo taabacsan Maxamed Siciid Shiikh Atam sidaasi waxaa Warbaahinta Galgala U xaqiijiyey Sarkiil Katirsan Xafiiska Madaxtooyada Puntland Ee Magaalada Bosaso La-waregidda Galgala ayaa timid kaddib marki xalay saqdii dhexe weerar mir ah lagu qaaday ciidamada Maamulka D. Gobaleedka Puntland oo indhawaalaba fariisinka ku lahaa Degmada galgala . Iyadoo Laga gubay Gaadhi Nooca Cabdi Bilah Ah oo Ay La hayeen Ciidanka Sirdoonka puntland Oo Ku Sugnaa deegaankaasi,, Waxaa jira khasaare aan la faahfaahin oo soo gaadhay ciidamada Puntland, haatanna waxaa shir al-baabadu u xiran yihiin uu uga socdaa xarunta madaxtooyada madaxda sare ee dawladda iyo saraakiisha cidamada. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinac dawladda oo ay kaga hadlayso sida wax u dhaceen, waxaana dhinaca kale aad u yar in la helo dadka deegaanka isgaarsiinta oo liidata awgeed. Dawladda Puntland ayaa horay deegaankaasi kula dagaallan tahay kooxo ay ku tilmaantay xag-jiriin xiriir la-leh Al-shabaab oo uu hoggaaminayay Maxamed Siciid Atam, caddaysayna in ay ka cirib-tirtay halkaasi, waxaana arrintaan ku soo beegmaysaa xilli madaxweynaha Puntland uu ku sugan yahay magaalada Bossaso. Sidoo KAle ciidmadii Horey u joogay Deegaanka Galgala Ay Iyagu Haatan isugu soo Biya Shubtay tuulada karin, oo ay Fadhiisin Ka sameysteen Kadib Markii Lagala Wareegay Saaka Waaberigii Deeganka galgala Dagaalka oo Laga Soo Kala Qaday Afar Jiho Sida Dhinaca Buurta karin Galgalan, Bilcilka,iyo Xaga Galbeed ee MAgaalada, Aya Sahashay In Ciidanka, puntland Lagala Wareego Deeganka.. Sida Uu Xaqiijiyey Wasiirka Amniga puntland, Yusuf Ahmed kheyre….
-
Historically, Somalia was mere collection of hard-nosed; obstinate ethnicities of different backgrounds; before European explorers reached the Horn, the people who lived there very little is known about them and had no records whatsoever since they were unlettered. Somalia as country or nation came into being only in the sixties when the independence is given, beyond that era nothing was recorded. As the country has experienced economic growth in the earlier years of Siyad Barre’s rule, the military junta in Mogadishu begun to militarize the country by having multibillion arms deal with the Soviet Union just to strengthen their grip on power; to threaten the region, the foreign debts which mainly related to arms sales become incredibly high. Small allocation of the national budget assigned to education. As soon as the country is supposed to build infrastructure, instead what once referred as the “supreme council” in Mogadishu headed by Siyad Bare decided to wage unnecessary war against Ethiopia to annex ****** territory to Somalia. Republic. Russian military trainers advised not to go ahead with the plan because both countries, Ethiopia and Somalia were allies to communist Warsaw at the time, expecting the US would supply arms to his regime, Siyad Barre along with his cronies rejected the offer (of not going to war with Ethiopia) ; consequently, Soviet who had maintained military bases in Berbera, a strategic seaport in the mouth of Babul Mandab, Kismayo, and etc were given notice to pack their stuffs in 24 hours! READ MORE : http://www.waltainfo.com/index.php?option=com_content&task=view&id=26600&Itemid=82
-
My Fav spot ...
-
its my thread so please refrain from over-contributing to it. ;););)
-
Morning everybody .... looooooooooooooooool@Apha eagerly awaiting Ibti's arrival ....
-
Kenya: Regional Airline Jetlink Pulls Out of Somaliland
Jacaylbaro replied to Somalina's topic in Politics
It is not profitable we had low traffic -
Hmm .... The minster for Security in Puntland, Mr Yusuf Ahmed Khayr, clarified that his administration was not going to negotiate with any group that harboured separatist ideas and deeds. Mr Khayr also said that Puntland was ready to deal with ‘troublemakers'. http://www.africareview.com/News/Puntland+cuts+links+with+separatists/-/979180/1159822/-/fim2qj/-/
-
Here today, gone tomorrow? Saving Somaliland's heritage
Jacaylbaro replied to Archdemos's topic in General
Great program indeed ...........