Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Is that the same story as Borama ???? ,,,,, Warkaaga waa la bartay adiga ,,, lol
  2. Xaaji Xunjuf;718663 wrote: Xita hada safaraad Koonfurianska loo fuaryo wa hadii , Somaliland inay sheekadooda ku darsadan ma dayaan;) ;);)
  3. Liqaye;718666 wrote: Somaliland is not on the picture. Then why bringing it on the picture ??
  4. and Somalia, which has become a violent centre of Islamist insurgency. Plans to open an embassy in Mogadishu depend on security improving.
  5. U've been missing for the last 20 years niyow ,,,,,
  6. Last day of the week .... Whoohooooooooooooo
  7. Atam oo Waraysi Siiyay VOA-da iyo d Dawlada oo iyana Guul Sheegatay Listen Here: http://galgalanews.com/?p=13158
  8. Waa War lagu diirsado ..... 18 May xuskeedu waa mid qiimo leh qof walibana wixii uu kaga qayb gelayo waa la soo dhawaynayaa. Good Idea in maalintaa Cleaning lagu xuso ................
  9. Kollayba meeshee xerta AwBustaale deganaan jirtay way banaan tahay hadii uu ku khalaawaynayo ...
  10. Hadaba arimahaasi ayaa Waxaa ka Hadlaya Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo Haatan Ku sugan magalada Boosaso. :D:D:D:D
  11. Sheekh Shariif xilka dhiib, kuna soo dhawoow qaxootinimo dalka Yeman, inta aan xoog laguu adeegsan,” Si fiican baabuu ula hadlay ,,,
  12. ‘Sheekh Shariif Xilka Iska Dhiib oo ku soo Dhawoow Qaxootinimo Dalka Yeman Inta aan Xoog Laguu Adeegsan’ C/llaahi Yuusuf
  13. ‘Sheekh Shariif Xilka Iska Dhiib oo ku soo Dhawoow Qaxootinimo Dalka Yeman Inta aan Xoog Laguu Adeegsan’ C/llaahi Yuusuf Sanca (Jam/W.Wararka)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdillaahi Yuusuf Axmed, ayaa markii u horraysay madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqay inuu xilka iska casilo, isla markaana uu qaxoontinimo u weydiin doono dawladda Yaman. Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo hadalkiisan lagu baahiyey qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho, waxa uu sheegay in haddii madaxweyne Sheekh Shariif uu xilka iska casilo uub qaxoontinimo ka heli doono wadanka Yaman oo Cabdillaahi Yuusuf qudhiisu qaxoonti ku yahay. “Waxaan ku sheegayaa xilka iska dhiib, anigaa qaxootinimo kaaga raadinayo dalka Yeman oo sariir aad ku nasato kuu diyaarin doonee, inta goori goortahay xilka iska dhiib, caqliga aad ku fikiraysaa waan kaan ku fikiri jiray ee sababay in xilkiia aan 30 sanno duurka ugu jiray aan aayar isaga wareejiyey, adiguna 6 bilood oo aad ku shaac baxday (Lixdii bilood ee maxaakiimtu ka talinayeen Xamar) ayaad isugu dhajineysaa xilka. Waxaan tallo kuugu soo jeedinayaa in aad isaga tagto, madaama oo aan kaa waayo aragsanahay, Sheekh Shariif xilka dhiib, kuna soo dhawoow qaxootinimo dalka Yeman, inta aan xoog laguu adeegsan,” ayuu Cabdillaahi Yuusuf ku Yidhi hadalka tallada iyo waannada ah ee u jeediyey madaxweyne Sheekh Shariif oo xiligan ku fashilmay inuu nabad ka dhaliyo magaalada Muqdisho, isla markaana sabab u ah khilaafka xooggan ee u dhexeeya hay’adaha magac-u-yaalka ah ee dawladda.