Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Thanks Ibti & Juxa ................ it was really tough & rough. No seexasho tough ,,,, still at work.
  2. I'm still alive after 4 hours of exam and interview ........................... I'm glad I survived but waiting for the results are pain in da azzz
  3. Nin sheekh ah baa beri wuxuu yidhi ,, "Markuu ninka culimada ahi booqdo dal kele waxa soo dhaweeya culimada dalkaas iyo dadka diinta ku xidhan, intuu safarka ku jiro iyagaa wadwada ,,, dadka uu la kulmaa waa dadka cibaadaysta ee diinta barta ,,, madaxda iyo dadka waaweyn ee ay is arkaan waa inta cibaadaysata ,,,,, Ilaa inta uu safarkiisa ka dhamaysanayo, Marka uu soo noqdo ee la yidhaa dalkaa ka waran wuxuu yidhaahdaa waa dal gebigiisuba wada culimo iyo dad diinta ku xidhan ah. Wuxuu Illoobay inaanuu bulshada inteedii kelba dhex gelin" Now I feel for the poor Xiin ................
  4. AYOUB;726620 wrote: Good move. The country needs Environmental Mujaahids. Count me In ..................
  5. I'm told he is having a sandwich right now ,,,,,,,,,,
  6. inkastoo uu ku ammaanay dawladu inay gaartay xuduudaha dalka iyo bedelladii lacagta gobollada bari Intaasi miyay ku dhaaftay xaaji ??
  7. NGONGE;726487 wrote: I recognise the one on the far right but who do the other two represent? PL & TFG or SSC & TFG or....or..or..? The fact that there are two flags there while there is only one in the other side should ring a bell ,,,,,,,,,,,
  8. Sayid, waar try to dial that number bal and see what happens. I'm sure ceesaanta duushay will go through your legs while looking at the sky Faheema, Ha u bixin
  9. Ceesaantii duushay is the keyword here ,,,,,
  10. Argument + Misunderstanding ................... bal isku dar waakaase
  11. Waar I said I changed ,, it is easy here. U just remove it and get a new one from the next shop
  12. Yeah ,,,, between Jiirow-bakaal and Xaaji Xunjuf
  13. ... Yeah it is intentional according to the context But there is a difference between "Dabadeed" and "Dabadeeda" ,,,
  14. Oo dabadeed kubbadii ma ciyaareen ?? Sayid, Number kii waan bedelay ,,,
  15. Waxa la ii sheegay markii adiga ay ku soo gaadhay baa dadka ugu dambaysay ,,,,,, xageed gaysay hadaa ??
  16. Waar waad og tahaye u sheeg ............. mise adigaaba iska qaatay alaabtii ??
  17. I guess it is time to get a new number then ,,,, Things u send to people are so scary man ,,,,, So I don't wana receive hotline calls