Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somalia in the top 5 for worst place in the world for women
Jacaylbaro replied to Alpha Blondy's topic in General
CL, He is the one missing those classes ...... -
Waa la yaabay baan ku idhi ........
-
Somalia in the top 5 for worst place in the world for women
Jacaylbaro replied to Alpha Blondy's topic in General
He can beat them dee .......... -
MIRQAN NATION HALLUCINATING AGAIN (when nurse cert makes you DR)
Jacaylbaro replied to djibsomali's topic in Politics
When you hallucinating from a high dose of good Khat then you don’t know what you writing or saying. Exactly ! ! ! ,,,, Look at the above -
Waar adigu Fetish ka iska daa ,,,
-
Somalia in the top 5 for worst place in the world for women
Jacaylbaro replied to Alpha Blondy's topic in General
Ohhhh Poor Women ... -
I can't imagine someone who studied in the US until the Masters degree ,,, then worked there specially for the government can speak the English that is even worse than someone who studied the language in Qalloocan .......... That was hilarious .... loooooooooooool
-
Go to London first and bring Juxa with you .............
-
Alpha Blondy;728558 wrote: Is that your name ???
-
U look at the girls ???? ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, That was not the impression I got from Kool_Kat ..... looooooool
-
I might just move ......... and look for better
-
Ethiopian PM Awards Somaliland Military Student
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Bacaaaaaaaaaaaaaaaaac ,,,,,, aar wuxu oohin xumaa deee -
With Kampala Accord, Next PM is Assured to Fail
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
NGONGE;728553 wrote: You're not looking dee. In Carta, lots of Somalis were there to agree some sort of peace. In Kenya, the agreement there also had many sides. In Djibouti, there were also lots of sides. In Kampala, they have been whittled down to two men. Next "accord" will be between Sharif Xasan and his own shadow. But the general saga is not new ....... Everything there failed for the last 20 years. Even the big huge UNISOM mission failed. So nothing new. -
Hmmmm ,, where should i go tolow ???
-
With Kampala Accord, Next PM is Assured to Fail
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
I still failed to see something new here .................. -
Something like that ,,,
-
The sky is covered of red ashes .................... is that u coming Norf ??
-
It is so windy here ,,, and raining sumtimes
-
I prefer nights ...........
-
Melez Zanawi oo Bilad Dahab ah Guddoonsiiyay Arday u Dhashay Somaliland oo ka Qalin-jabiyay Culuumta Caafimaadka Hargeysa (Waaheen)- Sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland oo magaciisa la yidhaahdo Axmed Shaadi Cabdilaahi, ayaa kaalinta koowaad u galay 70 dhakhtar oo digree-gii koowaad ee culuumta caafimaadka ka qalin jabiyay jaamacad ku taalla dalka Itoobiya. Sidoo kale, 10-kii dhakhatar ee ugu sareeyay jaamacadaasi waxay 7 ka mid ahi noqdeen saraakiisha ciidanka qaranka ee deeqda waxbarasho ka helay dawlada Itoobiya. Sidaasi waxa lagu sheegay war-murtiyeed uu maanta soo saaray Taliyaha Ciidanka qaranka Gen. Nuux Ismaaciil Taani, waxaanu war-saxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada wararka ee Somaliland.org u dhignaa sidan:- “Bishan June ee aynu ku jirno 11-keedii waxa lagu qabtay guriga Raysal wasaaraha dalka Itoobiya xaflad balaadhan oo ay ka soo qeyb galeen marti sharaf badan oo ka socota dalka Itoobiya, Safiirro,Milatari Attach-yo iyo madax badan. Xafladaasi waxa loogu xidhayay 70 dhakhtar oo dhamaystay waxbarasho caafimaad, Jamhuuriyada Somaliland waxay ku lahayd ardaydaasi toban dhakhtar oo ka tirsan ciidanka qaranka oo dhamaystay waxbarashadaasi oo qaadanayay Digree-gii koowaad (BS), dhakhatarkii ugu sareeyay jaamacadaasi ee galay kaalinta koowaad waxa weeye sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland oo magaciisa la yidhaahdo Axmed Shaadi Cabdilaahi, waxaanu qaatay bilad dahab ah waxaana u xidhay biladaasi Raysal wasaaraha dalka Itoobiya. Waxa kale oo jira 10-ka dhakhtar ee ugu sareeyay waxbarashadaasi 7 ka mid ahi waa reer Somaliland,fagaarahaasi la isku arkay waxay dhakhaatiirtaasi uga soo hooyeen Somaliland magac iyo ammaan balaadhan. Waxa kale oo jira laba arday oo kale oo dhamaystay kulliyada ciidanka lugta sanadkii 2008/2009 waxaanay qaateen iyaguna bilado dahab ah,haddana waxay ka tirsan yihiin saraakiisha ciidanka qaranka. Taliyaha Ciidanka qaranku wuxuu u mahad celinayaa dawlada Itoobiya, gaar ahaan Taliyaha ciidanka Fadaraalka Itoobiya Gen. Samooro Yonis, waxa kale oo uu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa saraakiishaasi xilkoodii gutay ee magaca iyo sharafta u soo hooyay dalkooda.”
-
Ethnic Lander of the Year 2011 awarded to Xaji Xunjuf
Jacaylbaro replied to Somalina's topic in General
I need whateva he is on ..... really -
I need lacag badan ,,,
-
Ohh u already know ,, eh ??