Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Wefti isugu jira cuqaal iyo nabadoonno ka socday degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool, ayaa dhawrkii maalmood u dambeeyey ku sugan caasimadda Hargeysa, kuwaasoo ujeeddada safarkoodu la xidhiidho sidii ay xukuumadda Somaliland ugala hadli lahaayeen tabashooyinka dadweynaha degaannada gobolkaas. Cali-nuur Maxamed Ciise (Yool) oo hoggaaminayey weftiga reer Kalabaydh oo xalay isagoo ku sugan Hargeysa Jamhuuriya u warramay, ayaa sheegay in socdaalkoodani ka dambeeyey, kadib markii ay waxgaradka iyo cuqaasha degmada Kalabaydh iyo deegaanno ka tirsan Gobolka Sool ay muddooyinkii u dambeeyey la haayeen shirar ku lafagureen tabashooyinka ay ka tirsanayaan dawladda Somaliland, isaga oo xusay in gebagebadii shirarkaasina lagu go’aansaday in ergo ka kooban 15 xubnood oo isugu jira cuqaal iyo nabadoonno u soo diraan Hargeysa si ay wadahalo ula yeeshaan masuuliyiinta dawladda. Mr.Yool oo faahfaahinayey ujeeddada socdaalkooda iyo waxyaabaha dadka deegaannnada ay ka yimaaddeen tabanayaan waxa uu yidhi; “Muddooyinkii u dambeeyey waxa dadweynaha iyo waxgaradka beesha aannu ka soconaa shirar ku lahaayeen magaalada Kalabaydh ee Gobolka Sool, waxa dadku ka wadahadlayeen dhibaatooyin jira oo dadka deegaanku tirsanayaan oo ay doonayaan in dawladdu wax ka qabato, shirarkaasna waxa lagu guddoonsaday in annagoo ka kooban 15 xubnood Hargeysa la noo soo diro si aannu dawladda Somaliland ugala hadalno, isla markaana ugu gudbino dhibaatooyinka jira oo la xidhiidha dhinaca nabadgelyada, siyaasadda iyo waxqabadka. Markaa socdaalkayagu wuxuu la xidhiidhaa siddii aanu arrimahaas dawladda ugala hadli lahayn. Xubnahayagan Hargeysa yimi waxaannu metalaynaa oo la soconaa mowqifka dadweynaha deegaanka Kalabaydhka iyo deegaannad ku hareeraysan ee ka tirsan Gobolka Sool, dadkayagiina way na soo direen, Hargeysana martiqaad baannu ka helnay, halkana waxaannu joogaynaa ilaa inta hawlaha aannu u soconaa noo qabsoomayaan, waxaanan rajaynayaa in dawladdu tixgelin weyn siin doonto waxyaabaha aannu u soco. Insha Allaahna arrimuhu khayr noogu dhammaan doonaan.” Ergada ka yimi degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool oo magaalada Hargeysa gaadhay Axaddii toddobaadkan, waxa caasimadda Hargeysa ku soo qaabiley Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada iyo xildhibaannada ka soo jeeda deegaannadaas ee ku jira baarlamaanka Somaliland.
  2. 26 June should be a sample for All Somalis as it was the first day oo Calan dhul Soomaali leedahay laga taagay. But sadly, for obvious reasons, it is not celebrated as such.
  3. READ FULL STORY .... http://www.nation.co.ke/Features/saturday/Gold+digger+or+street+smart++/-/1216/1184266/-/5lo8f3z/-/index.html
  4. Being a man of modest means is not the easiest station one can find himself in, especially if he is keen on attracting female attention. Many men complain that women only have eyes for men with visible trappings of financial well-being. But the tide turns dramatically when the fortunes of a hitherto struggling man change positively. Suddenly, the women who previously ignored his existence develop new eyes and he suddenly becomes attractive. George, 29, started out penniless as he went through school and found it hard to find a woman he could date comfortably in his state. It was only when he was in college that he realised that money and status could open doors to women’s hearts. Then, he did not feature in the list of the most desired men on campus. Instead, campus girls preferred men of means and often opted to go out with those who were working. “The best a penniless man on campus surviving on a student loan can get from most women is a contemptuous stare or derisive laughter should he dare to approach a fellow student for a date. The girls make you feel like you are beneath them yet they are students like you getting the same loan,” George says. Back then, George could not compete with the employed men who stole the thunder from the college boys, because they had the money and status that the girls craved. George and his ilk would watch enviously as the working men rolled into the halls of residence in fancy cars and drove off with their female classmates. Life after campus was no different. George moved into a one-roomed house at Ngara with his brother. He was out of work for two years but eventually got a job as a shop assistant in the Ngara area earning a paltry Sh7000 a month despite the fact that he was a university graduate. His Bachelor of Commerce degree did little to endear him to women, who preferred to see visible signs of success before they could give him a chance. “I used to walk to work and the women I approached would tell me that I had no chance with them because I had nothing to offer. Now they look for me,” he says. It was when he got a better job in marketing earning 10 times his previous salary that he realised how money can suddenly transform a formerly penniless, struggling man into the most eligible bachelor in town. With his new job, he upgraded his life as soon as he could. He bought a car, moved to a better neighbourhood – Nairobi West and could now indulge in the fine things that money can buy. That is when he noticed that the number of women who would give him a hearing suddenly increased. Not to be left behind, were some of his former college mates who would have nothing to do with him earlier. He could not believe that they were now jostling for his attention. “When I met some of my former college mates in the course of my work and they learnt that I was now working for one of those blue chip companies in town, they would suddenly become very friendly and even make sure they asked for my number with the promise of us meeting up for coffee or lunch. I couldn’t believe the women who had shunned me throughout my four years in college were now literally hounding me with phone calls and offer for dates. Even when in a club enjoying myself they hang around me, even when I have company. “There is a woman who is unrelenting, and shows up wherever I am. She is one of the girls who would never have talked to me in college, but now that my status has changed she is trying her best to get me, knowing very well that I highly doubt her sincerity,” says George. Many men who are written off as being below the dating league on campus surprise the same women when they emerge successful after university. But now that the man has the attention he used to crave what does he do with it? Some are disgusted that women have a change of heart now that the man’s bank balance has risen from zero to six or more figures. However, there are those who use this newfound attention to pay back the women for ignoring them when they had nothing. They accept such a woman’s advances, date her for a while, even go ahead and have a baby with her only to dump her for the next woman in the line-up. Onyango, an Information Technology specialist in Nairobi, experienced the feeling of not being given a chance because he was not considered to be of high status on campus.
  5. You're guilty XX ........ imisaan ku lahaa waxaa iska daa
  6. Somaliland presents a more unique story. A large and sparsely populated country on the horn of Africa, Somaliland was initially colonized by the British. In 1960, after a few days of independence, it joined with Italian Somaliland to form modern-day Somalia. After years of misgovernment and a long running civil war, the territory decided to seek independence, which it declared in 1991. In 1994, Muhammad Haji Ibrahim Egal inaugurated a new currency, called the Somaliland shilling. The currency was briefly minted in England at the Pobjoy Mint, which prints money for 37 small countries and overseas territories. It doesn’t seem that the currency has been very successful, and it isn’t currently being minted. Here ............ http://www.jpost.com/Opinion/Columnists/Article.aspx?id=225997
  7. :D ,, Keep watching, it is even funnier in the last part
  8. A_Khadar;729787 wrote: All I see is cheap talk & nac nac.. Show me pics/video for those who attended or it's for security purpose not to show.. Hard to swallow eh ??? ,,,,,, This is from your own source: http://horufadhi.com/2011/06/21/4524/
  9. Maanta wax baa iga si ah baan u malaynayaa ,,,
  10. Aaliyyah;729582 wrote: loool very entertaining walee....NG aka my adeer must be living in la-la land when he is dreaming that SSC will join his somalidiid so called government. khalaas I am out now Sug dee mayee war baan kuu hayaaye ,,,,,,,,,, War deg deg ah Gudoomiyihi Iyo golihi Khusuusiga ssc oo shirka widhwidh ku so biiray hadeer. Buhoodle (saraarnews) Gudoomiyaha iyo Golihi Khusuusiga kooxda Nabaddiika ahayd eeh ssc oo ay weheliyan saraakiil sarsare oo ciidan iyo wafti balaadhan oo ay hogaamiynayan ayaa hadeer ku so biiray shirka ka furmay degmada widhwidh oo lagu wado inay noqoto xarunta gobolka buhoodle imikana ay ka ocdaan dhismayaashi mamuulka gobolka iyo xafiisyadi laamaha kale eeh dawlada Somaliland. Waftigan ayaa saaka sagaalki Subaxnimo ka so kictimay degmada inteeda badani xadka la shisheeyso eeh buuhoodle waftigan gudoomiyihi Khusuusiga Gudoomiyaha Cabdirisaaq Gacmay, waxa ka mid aha mudane cismaan cali cali iyo nin la yidhaahdo Mohamad case waxayne ka mid noqon doonaan ergooyinka Balaadhan eeh shirku uga soconayo waxana la filaya inay shirka gelindoonaan naf cusub waxana la filaya inay so dhesyo sidii dadka degaankasi wax ula qabsan lahaayeen walalahooda Somaliland.
  11. War deg deg ah Gudoomiyihi Iyo golihi Khusuusiga ssc oo shirka widhwidh ku so biiray hadeer. Buhoodle (saraarnews) Gudoomiyaha iyo Golihi Khusuusiga kooxda Nabaddiika ahayd eeh ssc oo ay weheliyan saraakiil sarsare oo ciidan iyo wafti balaadhan oo ay hogaamiynayan ayaa hadeer ku so biiray shirka ka furmay degmada widhwidh oo lagu wado inay noqoto xarunta gobolka buhoodle imikana ay ka ocdaan dhismayaashi mamuulka gobolka iyo xafiisyadi laamaha kale eeh dawlada Somaliland. Waftigan ayaa saaka sagaalki Subaxnimo ka so kictimay degmada inteeda badani xadka la shisheeyso eeh buuhoodle waftigan gudoomiyihi Khusuusiga Gudoomiyaha Cabdirisaaq Gacmay, waxa ka mid aha mudane cismaan cali cali iyo nin la yidhaahdo Mohamad case waxayne ka mid noqon doonaan ergooyinka Balaadhan eeh shirku uga soconayo waxana la filaya inay shirka gelindoonaan naf cusub waxana la filaya inay so dhesyo sidii dadka degaankasi wax ula qabsan lahaayeen walalahooda Somaliland. Sidoo jkale waxa laga dareemaya buuhoodle iyo deganada ku xiirayn rabitaanka dadkaasi u qabaan nabada iyo so dhoweynta shirka widhwidh inkasta oo ay jiraan kooxo dumarka iyo caruurta ku baaadha deganadas colaadana aan waxba ka tarin wixi rar ah eeh ka so kordha xalaada ah ka so kordha kala soco saraarnews.
  12. Interesting .............. Imisaan lahaa dadku waa Reer Somaliland ee ha wada hadleen uun
  13. Che -Guevara;729662 wrote: Jb....why you cussing the man:D Waar waan is iloobay dee ,,
  14. A_Khadar;729545 wrote: There were tons of pages and threads opened between JB, XX, Suldaan and Saalax about closing borders, capturing buhodle, widhwidh etc. Now all you have is peace conference.. Ma danbaa idiin run sheegtay. Borders are closed and closed already adeer unless you're blind ........... Miyaan sii faahfaahiyaa ??
  15. Alshabab waalatay dee ,,,
  16. it takes 20 years now to unite Xamar and still not possible .................. so tell me about ALL Somalis then
  17. He nominated people from diaspora as Ministers instead of warlords ................ that is all i can remember