Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Thankful;733173 wrote: The results have been zero!! Once a single country openly supports your aspirations then claim results. You better start praying God to let u live & witness that day ........ I don't mind even if you die of the shock
  2. Don't worry about HOW ...... but concentrate on the results which is waxa kaa cabaadinaya
  3. Yeah, the article is somehow misleading and wrong on some issues ....... Blessed, don't mind them, nin dalkiisii gubaya maxaa kele eed ka sugiba ...
  4. Oodweyne;733077 wrote: You know, JB , what I was thinking in here... :D I know ... I know
  5. Obsession .... this is when I know the recognition is just around the corner
  6. Weirdos ............. They see negativity in everything.
  7. Somalia blessings eh ?? ,,, like it has one
  8. Hargeisa - Fatimah Ibrahim has dedicated herself to women's rights in her Somali homeland. The head of a non-governmental organization in Hargeisa, capital of the breakaway republic of Somaliland, she champions better educational opportunities for girls and women and improvements in their legal status. But not only that. 'Women also have the right to look good and be pampered a little, don't they?' Ibrahim asks with a mischievous smile. The women's rights activist has become a businesswoman on the side by opening a beauty salon. 'Janno Dumar' ('Paradise for Women') is written on the wall enclosing the salon grounds, which are totally off limits to men. All of the employees and customers are women. This is the only way the small spa-like enclave can hold its own in the Muslim country, where foreign women must also wear a veil and headscarf in public. READ FULL STORY
  9. EDSEA-ONLINE Cultural Foundation and its partners Kayd and Ilays, in collaboration with other Somaliland cultural organizations, are eager to present the “moving library” tour as an integral part of the upcoming Hargeysa International Book Fair (HIBF) 2011. Commencing two weeks before the launch of HIBF on the 6th July 2011, Buses will depart from Hargeysa carrying books and representatives of 9 regional Readers Clubs destine for three different routes to cover Somaliland. The moving library tour promises to transport literature and benefits of HIBF to the wider Somaliland community by introducing and promoting books, providing easy access and encouraging participation of local citizens in embracing literature. The aim is to develop a local library in each city with the help and collaboration of the local authorities’, thereby leaving a lasting legacy and influence which the locals can benefit from throughout the year. The Moving Library tour:- There will be “darandoorri” (reading together) in each city Meet and interact with selected national and international renowned authors Discuss books and publications such as George Orwell's “Animal Farm” translated by late Mohamed Yusuf Arten and re-published by Ponte Invisibile Performances and lyrical composition, specifically commissioned for this event Most importantly distribute Books to the cities and villages along the routes of this tour to add to their public library This tour seeks to create a highly atmospheric fusion of literature and moving collective memory themes, arts and images bearing witness to the importance of education, literature and national identity. DETAILS: Dates: 6th - 14th July 2011 Times: 7am Sat – Fri Duration: 9 days Rout 1: Hargeysa → Berbera → Shiekh → Burco → Hargeysa Rout 2: Hargeysa → Gabiley → Borama → Hargeysa Rout 3: Burco → Ceerigaabo → Laascaanood → Burco → Hargeysa
  10. Nicmooyinka Ilaahay in loogu mahadnaqo waa lama dhaafaan. Jiilaalkii 1984kii, bay timi Maxkamaddii loo yaqaannay Maxkamadda Wareegta oo u shaqayn jirtay qawlaysatadii halligantay ee xukuumaddii Millateriga ahayd, magaalada Sheekh. Maxkamadda wareegta goobta ay timaado, waxa hubaal ahayd in xukunkeedu noqon jiray Dil. Sida magacaba ka muuqatay Maxkamaddu ma ay lahayn saldhig, ee waa ay wareegi jirtay. Dadka waxa ay ku xukumi jirtay geed hoostii. Raggii Maxkmaddaa ka shaqayn jiray, waa laga yaabaa in intoodii badnayd ay maanta qaxooti ku yihiin dacallada adduunka. Markii ay maxkamma-daasi timi Sheekh, oo uu goobjoog ka ahaa Dr Adan Cabdilaahi Ismaaciil (Beergeel) ayaa mar uu ka warramayey, waxa ka mid ahaa warbixintii dheerayd ee uu ka bixiyey dhacdadaas sidan: "Waxa ay ahayd bishii 11 ee sannadkii 1984kii, Waxa ay fadhiyeen raggii Maxkamadda qaadayey, geed hoostii, oo loo dhigay kuraas iyo miisas. Geedka ay hoos fadhiyeen waxa uu ku yaallay meel u dhaxaysa Cusbitaalka magaalada Sheekh iyo saldhigga Booliska. Dadka maxakammada la saarayey waxa ay ahaayeen 14 qof oo ruux dumar ahi ku jirtay. Waa ay feedha-qaawanaayeen oo shaadhadhkii waa laga bixiyey, xilliiga ay ugu qabawdahay Sheekh bay ahayd, sidaa darteed waa ay dhaxamoonayeen, oo qabaw dartii ilkaha ayey isla dhacayeen. Ragga maxkamadda saarayey, way qoslayeen, oo waxa aad moodaysay in ay ku ci-ciyaarayaan. Iyagoo sidii u qoslaya ayaa waxa soo maray nin magaalada caan ka ahaa oo maskaxda wax uga dhinnaayeen oo la odhan jiray Cismaan Hadallo. Waxa ay ku yidhaahdeen waar soo baydh, kaalay, dadkan ma garanaysaa? Inta uu sidaa ...u eegay buu yidhi, Haa yoo dee kani waaba kii ugu weynaa, isagoo farta ku fiiqaya oday ka mid ahaa ragga maxkamadda la saarayey. Waa ay qosleen. Maxkamad ma ay ahayne waxa ay ahayd cadaawad aanaan maanta garan karin halka ay ka gaadhsiisnayd nimankaas maxkamadda qaadayey" Intaasi waxa ay ka mid ahayd sharraxaaddii Dr, Aadan Beergeel oo imminka deggen carriga Kanada. Afar iyo toban kaas qof waxa lagu xukumay DIL, oo la fuliyo isla markaa. Sidii baa lagu dilay maydkoodiina waxa lagu daadiyey meel ku dhow Waddada laamiga ee Buurta Sheekh. Ilaahay dhammaantood ha u naxariisto...aamiin. Waxa sheekadan i xasuusiyey, ma isweydiisay.? Waxa aan arkay in maanta oo taariikhdu tahay 6/7/2011 ay joogaan qorayaal iyo Naadiyada Akhriska oo wada Maktabada Wareegta, magaalada Sheekh, marka ay saacaddu tahay saddexda galabnimo ee saacadda Afrikada Bari. Waxa ay soo mari doonaan Burco, Ceerigaabo, Laascaanood, Boorama, Berbera iyo Hargeysa oo ay socodkooda ka bilaabi doonaan. Miyaanay ahayn, Nicmo Ilaahay---shalay Maxkamadda Wareegta ayaa dhulkaa isu mari jirtay maantana Mak-tabadda Wareegta oo qaybinaysa buugaag. Hawshan oo uu bilaabay Dr Jaamac Muuse Jaamac, waxa aan leeyahay, waxa aad mutaysatay Billad Dahab ah, mar haddii aad magacii Maxkamadda Wareegta aad ku beddeshay Aqoonta Wareegta, Mak-tabada Wareegta, Wanaagga Wareegga iyo Caafimaadka Wareegga. Waa Ilaahay mahaddii. Waxa kaloo aanay hawshaasi qabsoonteen, la'aantood Naadiyada Akhriska ee ka hanaqaaday Somaliland, oo aad u dhiirrigeliya qoraalka iyo Akhriska. Waxa aan hubaa in ay hawshaa ka qaybqaateen ururo, shaqsiyaad iyo kooxo iskood isu abaabulay. Dhammaantood waxa ay innaga mudanyihiin Billado dahab ah iyo sharaf. Sayid Maxamed Yuusuf
  11. Hmmm ,, So u think to be recognized you have to be different ??? ....
  12. Sidee baan u diidaa Sidee baan udaayaa Sidee baan udayrshaa Sideen uba dagaalaa Dumar waa madhaafaan Iyo duuga noloshee
  13. .... aniguna af baaldi ah baan la soo baxayaa maanta ka dib
  14. Waxa maanta Shirkii Golaha Wasiirada oo uu guddoominaayey Madaxweyne Ku-xigeenka JSL, Mudane, C/raxmaan C/laahi Ismaciil (Saylici), ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL, shirka maanta ee golaha oo ahaa kii 42aad ee Golaha Wasiiradu isugu yimaadaan ayaa Golaha Wasiiradu waxa uu dood iyo falanqayn dheer ka dib anxisiyey Xeerka Baadhista iyo Illaalinta Hilibka, xeerkaas oo loo gudbin doonno Golaha Baarlamaanka si ay waajibaadkoodda sharci uga-gutaan. Qodabadda kale ee maanta Golaha Wasiirada la keenay ayaa doodooda iyo aaraartoodu sii socon doontaa Shirkan shirka xigga ee Golaha Wasiirada JSL.