Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Aaliyyah;734988 wrote: don't you think a Somali guy would have walked out on this girl?? I know many Somali men who are married to a disabled women ..... If she is worth it, Why not
  2. kaftan ma galo soonku niyow ,,, wax fahan
  3. Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay dhismaha Wadada isku xidha Hargeysa iyo Jabuuti Jabuuti (Somaliland.Org) Xukuumadaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa ka wada hadlay sidii maalgelin wada jir ah loogu raadin lahaa dhismaha jidka isku xidha Hargeysa iyo Jabuuti. Arrintan waxa labada dal ku faaqideen Kulan ay maanta ku yeesheen Jabuuti waxaana dawladaasi matelayay Wasiirka Maaliyada ee Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaalle iyo masuuliyiinta Rugta Ganacsiga ee Jabuuti, halka Somaliland-na ay shirkaasi ay uga qeyb galeen Wasiirrada Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Ganacsiga Md. C/Risaaq Khaliif Axmed iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Xasan Cabdi Cawad. Wasiirka Maaliyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in shirkan ay la yeesheen masuuliyiinta Somaliland uu la xidhiidho sidii bog cusub loogu furi lahaa iskaashiga labada dal ee dhinaca Ganacsiga. “Fadhigan oo ah kii ugu horeeyay ee aanu la yeelanay walaalahayaga Somaliland waxaanu is leenahay waxyaabo badan oo aad wada qabsan kartaan ayaa jira, waxa jira dhaqan ah in Ganacsatada Jabuuti ay jecel yihiin inay wax la qabsadaan walaalahayaga Somaliland halka Ganacsatada Somaliland-na ay Jabuuti wixii allaalle iyo wixii ay jecel yihiin ka qabsan karaan,”ayuu yidhi Wasiirka Maaliyada Ilyaas Muuse Dawaalle, waxaanu intaasi raaciyay “Anaga iyo walaalahayaga Wasiirrada ah hawlo badan ayaa na horyaala waxa ka mid ah sidii aanu wada jir maalgelin ugu heli lahayn Jidka isku xidha Jabuuti iyo Hargeysa.” Wasiirka Maaliyada Md. Maxamed Xaashi Cilmi oo hoggaaminayay weftiga Somaliland ayaa dawlada Jabuuti uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay ugu soo dhawaysay dalkeeda waxaanu sheegay in loo baahan yahay in la sii xoojiyo isku gudubka ganacsiga ee labada dal. “Waxaan aad u rajaynayaa fadhigeenani kii ugu dambeeyay ee aynu yeelano shirar joogto ah oo la mudeeyo oo aynu kala faa’iidaysano oo la isweydiiyo maxaynu ka kordhisanay halkii aynu taagnayn waxaanan qabaa in waxyaabo badan la is weydaarsan karo,”ayuu yidhi Wasiirka Maaliyada ee Somaliland. Shirkan waxa kale oo laga wada hadlay in la dhiiri geliyo Ganacsatada labada dal si ay u fududaato iskaashiga Ganacsiga labada dal.
  4. loooooooooooooooooool ,,, now that is what i'm talking about
  5. Soonkii weynaa baa soo socda ee ha la sugo ,,,
  6. But an even more interesting example is that of Somaliland, which broke away from Somalia 20 years ago. That divorce has not been recognized by officialdom but Somaliland has certainly left the marriage and we wait for the formalities to be concluded one day.
  7. FULL ARTICLE In our series of viewpoints from African journalists, Ghanaian writer and opposition politician Elizabeth Ohene says that that the break-up of a political marriage is as painful as a real-life divorce. A former first lady of Ghana lost an election most emphatically on 9 July, the same day that the new Republic of South Sudan was born. While the events in Juba, the capital of South Sudan, were a joyful affair, the events in Sunyani, the capital of Ghana's Brong Ahafo Region, were very painful to watch. Nana Konadu Agyeman Rawlings, wife of former President Jerry Rawlings, was contesting an election to become the presidential candidate of the governing National Democratic Congress (NDC) party in polls due next year.
  8. Good morning ummada Ilaahay .............. Saaka waa maalin khayraad
  9. Bal maxaad ka og tahay adigu ?
  10. For a little starter Jacaylbaro;734784 wrote: Gebiley:
  11. Wagagac ...... Let's focus on the Moving Library people
  12. If Kenya wants to regulate its own aviation ,, the Villa-Somalia Minister should focus more useful work in his area.
  13. The Zack;735041 wrote: JB, u kinda agree with Faroole, right? I thought so, I agree with him. I don't .... Muqdisho cid waliba way joogtaa. Even Faroole is forgetting the new PM is in Muqdisho not Garowe
  14. Dhib ma lahee ,, Geedkaasi meeshuu ku yaallo yaa leh buu faroole ina leeyahay
  15. Caasimad inay tahay maxaad ku garan dee .................
  16. Coming next door ...... Zenawi must be worried now
  17. Uganda accord xagay kaga jirta ,,,, askari baa xanaaqay oo saxiibadii soo kaxaystay ka dibna waa la is rasaaseeyay. Both Sharifs are innocent here ,,,, wax fahan