Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Indhacadde(maaha Janaraalkii aan walaayada ahayn) waa baabuur buuxdhaafshay Somaliland. Waa Toyoote loo abuuray xarragada iyo raaxada qof in yar ladan taajir is nacay se aan ahayn. Waa iswade aan kilaysh lagu hawshoodo lahayn, shukaantu waa mululukh aad mooddo in aanay meel na ba ku xidhnayn. Muraayad kasta oo baabuurku leeyahay waxa dallacaya, fadhiisinaya, riixaya ama maroorinaya maayad dab(laydh) oo caag yar oo aad riixdaa kaa xigo. Baabuurka sidaas u xarragada iyo taxtaxaashiska badani wuxuu haystaa jidadka boodhka, godadka, iyo iftiinxumada badan ee Hargeysa. Boqornimadii sharikadda Jabbaaniisku u hibaysay asalkiisii hore aad buu hadda uga arag iyo itaal xun yahay. Waa jab finiin ka hadhay uun ee baabuur kale waa hore ayuu tarraq wadhi lahaa, isagu se waa iska tugtug leeyahay. Masaafadda ciiddaas iyo camaarkaas ka badan ee uu gooyay kolka laga tago waxa hafiyay oo shooladdiisa iyo ib kasta ba aabudhay boodh. Kaas baa $25 doollar oo maalin walba ah lagu kiraystaa, inta iibsatay na isla maroorisaa. Waxa waxaas oo dhan ka sii daran bac nacdali kortay oo mugdi ka dhigaysa arraggii baabuurka ayaa muraayad walba laga dhejinayaa, xitaa ta hore iyo ta dambe. Dhanka hore kala badh ayaa muraayadda qarsoon, dhinaca dambe se waa agaraa dam. Jidadku waa abbahood goblan, Ingiriiskii Juun, 1960kii ka hulleelay waxa uga dambeeyay oo kabkabay Bile Rafle Guuleed, cid kale oo wax la taaban karo ku biirisay ma jirto. Waa wada god iyo haadaan qodan. Waxa sii dheer xashiishka dhex tuulan ee aad buuraha mooddo, kaas oo aad habeen walba arkayso dad fadhaya, kala haadinaya, marar na kolba gees u raraya. Markii iigu horraysay waxa aan u qaatay inay xashiishka guraan oo fogeeyaan, waxa se kol dambe danni iga galay in ay dar ku nool qashinka fadhashadiisa yihiin. Dadku laami canjilahaas aynu soo tilmaannay ayuu isagu na lugeeyaa, temeshleeyaa, had ba gees u taxtaxaashiyaa. Lo', riyo is dhalay oo waxarihii ka daba jalaadayaan, ido naylahoodii wata, ey qaarkood cudurro cadho u eg qabaan, daayeero dabadoodu si aan caadi ahayn u weynaatay oo aan danniyay in cudur wehesho, intaas iyo kollay in kale oo ili ma qabatay ah oo wehelisa ayaa jidadkaas adiga iyo Toyootahaagii qonnoshta ahaa kugu wehelinaaya. Kol haddii baabuurkii indhasaab iyo candhasaab loo geliyay, adiga na lagu dhexdhigay jidkii na kaas aan soo tilmaamay yahay waa tab iyo xeeshaa sida aad uga dabbaalataa. Dabbaashay mooyee waan ku talaxtegay, si yar iyo si weyn tan iyo 12kii Julaay waxa aan suuqyada Hargeysa iyo xaafadaheeda ba dhex toocinayay Toyootahaas indhashareeran. Mucjisooyinka aad arkayso waxa ka mid ah cidhbo iyo gondo dad oo baabuurta ogaan loogu dhigayo. Waxa maalin dhowayd si ula kac ah, oo aan u qaatay car i taabo ii hormaray nin da'diisa aan ku qiyaasay ilaa lix iyo konton. Wuxuu si dheeldheelli ah ugu tukubayay bakoorad raasbaraas ah. Kaasi inuu xaq iska doonayo shaki kaaga ma jiro ayay naftaydii i fartay. Daqiiqado yar ka dib waxa sidii oo kale isu kay hor gudubtay gabadh aan ku qiyaasay 20 jir, bilic iyo muuq loo dhammeeyay, sida ay u lebisan tahay aad ashqaraarayso. Tafta dirica intay si istusnimo leh uga buuxsatay, googarad casuus leh na raacisay, oo kubab cuddoon muujisay ayay sidii daa'uuska baabuurkii isu hor leexleexisay. Bal haddii uu baabuurku jiidho, luguhu burburaan, curyaan ay noqoto xaq na baabuurka wadihiisa looga soo qaado maxaa faa'iido ugu jirta ayaan isweydiiyay. Ma aha mawduuc Hargeysa lagaga hadlo, in baabuurta la isu dhigaa waa hiwaayad u gashay magaalada halkii kubbaddii kolayga ee ay Burco ka badin jireen ugu jiri jirtay. Waad arkaysaa, dareemaysaa, kuu muuqanaysaa in is hor lulka baabuurtu tahay xirfad la barto, loo soo hiloobo, wakhti iyo dedaal badanna la geliyo. Jidadku iftiin hagaagsan ma leh, waana muush cammiran oo dhengedda kor loo tuuraa qof madaxa kaga dhacayso. Marka baabuur ciiddaas ka badan lagu soo dhexdaayo dadkaas faraha badan ee soo adeegsi, jimicsi, dewersi iyo boob tegay ee laydhkii indhacadde iyo laambado diciif ahi isku dhacaan waxa kuu soo baxaya hadhadh farabadan oo is hor iyo daba weydaaranaya. Kolka aad muraayad bac madow lagu dhejiyay ka soo dhex eegta na kala garanmaysid lugihii dadka ee dhabta ahaa iyo kuwii hadhka ahaa. Wade xariif ah oo aan arrintaas ismoodsiiska ah kala tashaday ayaa igu yidhi iskaga yara guji oo haddii waxa higtu ka yeedhay qofkii dhabta ahaa noqdo waxaad ku tidhaahdaa “hadhkaagii ayaan ku moodayay” Cabdillaahi Cawed Cige, Hargeysa Somaliland edleh@hotmail.com
  2. ^ ^ Well said Ibti. That is what the haters do not understand or at least are trying to ignore. 100 Million you say,,,,Im moving to Hargeisa (Jaceylbaro you hear me) lol :D ,,, Hear Hear .... red carpets u say ??? lool
  3. The mayor of Ufayn, Mohamud Aw Muse, the commander of the district police, Col Salaad Dheere, and the vice district police commander, Mohamed Yusuf, were arrested in Bosaso for allegedly helping the gunmen. ...
  4. FROM NEW YORK TIMES The man accused of the killing spree in Norway was deeply influenced by a small group of American bloggers and writers who have warned for years about the threat from Islam, lacing his 1,500-page manifesto with quotations from them, as well as copying multiple passages from the tract of the Unabomber. In the document he posted online, Anders Behring Breivik, who is accused of bombing government buildings and killing scores of young people at a Labor Party camp, showed that he had closely followed the acrimonious American debate over Islam. His manifesto, which denounced Norwegian politicians as failing to defend the country from Islamic influence, quoted Robert Spencer, who operates the Jihad Watch Web site, 64 times, and cited other Western writers who shared his view that Muslim immigrants pose a grave danger to Western culture.
  5. International Perspectives on Somaliland Speakers: Mohamed Omar, Minister of Foreign Affairs Somaliland Rt Hon Alun Michael MP, APPG Somaliland Chair: Dr Steve Kibble Friday 29th July 2011, 17:30 to 18:30 Chatham House, 10 St. James's Square, London SW1Y 4LE Twenty years after Somaliland’s self-declared independence it remains unrecognised despite progress in security, development and democracy. The meeting will explore perceptions of Somaliland’s place in the world from European, African and Somaliland perspectives. REGISTRATION: Places for this meeting are limited. To register, please e-mail Tighisti Amare at tamare@chathamhouse.org.uk stating your name and affiliation. All applications must be made by email. Chatham House reserves the right to restrict access without notice or explanation.
  6. the deal to build on the pipeline also, must benefit us, in-terms of infrastructure upgrade to our areas that the pipeline will have to go through. And I am sure, those Chinese will not be averse in building one or two large road for us, while they are building those pipeline all the way to Berbera. Let's not worry about the infrastructure right now although I agree with what you said. For the time being, we just need those pipelines to go through Somaliland for obvious reasons that are bigger than the infrastructure.
  7. That is not what i mean ..... there is a mineral water factory every other week and regulations are needed. But instead the V-President is coming to officially open them .....
  8. Somali militant group al Shabaab may have banned the making and sale of samosa, a popular snack in the war-torn country, because of its shape, linking it to a Christian symbol. READ HERE
  9. So what is next ?? ,,,,,,, Damalaxagarre state ..... Ceel-buh state ,,, Geed la rifay state ... Ceelaayo state ??
  10. A risky project ............ But Oil & Gas Pipes going through Somaliland will be good for the country's future. The only thing is that Ethiopia should do its part and once its at Somaliland's borders then there shouldn't be any problems.
  11. I wanted to watch "Nikita" during Ramadan but looks like I'm gona finish it before that ...........
  12. I wish i can get naps ,, but i get a lot during Ramadan when we finish work early
  13. loooooooooooool@the cake brigade ................. only if u know how they're suffering right now
  14. Wa'alaykum Wasalaam ,,,, Waa nabade bal waran ??
  15. FULL STORY Barry Scowen who lived almost four years as a child in Somaliland from 1957 to 1960 recaptures his memories in those impressionable years. In the following article which he sent to Awdalpress, he writes his memories about the places he visited and towns in which he lived such as Berbera, Hargeisa, Borama and Gabiley. The pictures accompanying the article are Barry and his parents while they were about to leave Somaliland in July 1960 and the membership card of the Somali National League (SNL) with the signature of Mohamed Ibrahim Egal on the reverse side of the card. Egal who was a friend of the Scowen family had given the card to young Barry and autographed it for him.
  16. loooooooooooooooool@nuune ...... Waar anigu I would do it only if it would be written in the moon and people on the earth can see ,, but this is silly coz only few scientists go the space ..
  17. U know the distance between Galgala and Bosaso ?? ... and the main road ?? Faroole had no choice this time but to fall on his knees and beg for talks with a man he has been saying is a "terrorist"
  18. Abwaan;736215 wrote: Dharcadka SOL baa loo xilsaarayaa arrintaas! Somalina ?? ,,,