Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Jacaylbaro

    Request

    so all it takes is to ask nicely ,, eh ??
  2. Faheema, Yes, , and later on you will see them in the dictionary
  3. This looks very interesting. I wonder what could the Somalis can do to take this for their own benefit since they've been left behind. Sometimes such regulations help ethnic groups strengthen their position within the state. Read Full Story: http://www.nation.co.ke/News/Ethnic+audit+of+State+agencies+launched+++/-/1056/1230288/-/qo9xoqz/-/index.html
  4. Halgankii wax-barashada casriga ah iyo halyeyadoodii u soo halgamay "Shamac bay noo shideen ,aan shiiqin weligiiye" ..... Bismillaahi raxmaani raxiim, Ummad waliba waxay leedahay baadi-sooc ay kaga duwantahay ummadaha kale. Taariikhda sooyaalka ah ayaa ka mid ah, in lagu kala duwanaado. Guud ahaan dadka soomaaliyeed waxay isku raacsanyihiin, in qoraal la'aanta, aan waxba laga qorin dhacdooyinkii soo maray soomaalida ay sabab u tahay, afka soomaaliga oo aan qornayn. Anigu taa ma qabo oo dhaqan baa jira innaga horjooga qoritaanka. Waxaan taa daliil uga dhigayaa, maanta waxa jira dad badan oo wax qori kara, hadday tahay afsoomaali, ingiriisi, carabi, xataa afka shiinaha waxa la helayaa soomaali wax ku qori karta, oo ku gabayda. Nasiib darro ilaa maanta waxbadan baa qabyo ah. Waxba yaanaan ku dheeraan qodobkaas, ee aan u soo daadego qoraalka iyo ujeedadiisa. Erayga waxbarasho, waa eray ka kooban laba qaybood oo kala ah "Wax" iyo "barasho". Sidaa daraadeed macnuhu waa noockasta oo la korodhsado. Laga soo bilaabo marka ilmuhu dhasho ilaa uu ka god-gelayo waxbuu baranayaa. Dhinaca kale haddaan iska taago. Waxbarashada soomaaliyeed waxay bilaabantay xilli aad u fog. Waxaanay xoogaysatay ilaa bilawgii diinta islaamka. Waxaynu taariikhda ku haynaa Sheekh Yusuf Al-kawnayn oo soomaaliduna u taqaano AW-Barkhadle ayaa dejiyey qaabka higgaada afsoomaaliga, marka la dhiganayo xarfaha carabida. Waxaana sal u ahaa barashada quraanka oo uu Aw-Barkhadle isku deyey inuu fududeeyo, ilaa maanta deegaanada soomaalidu degto waa lagu bartaa, waxaana ka mid ah qaabka loo higgaadiyo "Aluf waxmaleh, Ba hoosku halleh, Ta korku labo leh". Waxaan qodobkaa u soo qaatay, Waxbarashada soomaaliyeed may bilaabmin dhowaan ee waa 1000 sannadood iyo wixii ka horreeyey. Intaa dabadeed waxa jirta in aqoonta casriga ee salka uu u yahay saynisku, ay adduunka ku baahday. Aqoontaas oo laga faa'iday waxfarabadan, adigoon meel kaleba ka eegin meesha aad ka akhriyeyso maqaalkan, aqoontaa ayaa sal u ah. Hadaba aqoontaasi sideebay ku bilaabantay? Goorma ayay bilaabantay? Yaa bilaabay?. Inkastoo aan ka afeef dhiganayo, anigoon hayn xog farabadan oo u baahan in la ururiyo. Waxaanse isleeyahay waxkastaba meel bay ka bilaabmaan oo maqaalkani ha noqdo baaq! ku jeeda dadka oo dhan, gaar ahaan inta xogta badan haysa. Dhammaadkii sannadihii sodomaadkii ilaa bilawgii afartamaadkii ee qarnigii tegay ayay soo shaac baxday dedaalka, aqoonta casriga ahi. Inkastoo maamulkii ingiriisku isku deyey dhawr jeer oo hore, inuu bilaabo qaab waxbarasho oo manhaj la raaco leh, laakiin inta badan waxa ku hoos lifaaqnaa kaniisado ujeedadoodu ahayd fidinta diinta masiixiga. Bilawgaa hore waxa ka horyimi maamulkii ingiriiska kacdoon uu dhaafi kari waayey. Sannado badan ka dib ayaa waxa bilaabmay dareen soomaaliyeed oo xoogaystay bilawgii afartamaadkii. Hadaba waxaan u holladay oo aan qalinka u qaatay wax-ka sheegga halyeyadii bilaabay ee salka u dhigay aqoonta casriga ah. Marka hore aan soo qaato magacyadoodii. 1. Maxamuud Axmed Cali 2. Cabdisalaam Xasan Mursal 3. Maxamed Shire Maxamed 4. Yusuf Xaaji Adam Qabille 5. Yusuf Ismaciil Samatar "Gaandi" Shantii inoo shiddey shamacii aqoonta casriga, waxkale innagoon ku tarin miyeynu naqaanaa magacyadooda. Dadka badidoodu ma garankaraan shantaa halyey ee halgankoodu ahaa kii salka u dhigay, aqoonta casriga ah. Hadii aan sii dhaadhaco, oo sii guda galo halyeyadii, aabayaashii waxbarashada. Ilaahay haw naxariistee Maxamuud Axmed Cali ayuu ahaa ninkii ugu horreeyey ee nasiib u helay inuu waxbarasho ku soo qaato dalka Suudaan. Markii uu soo laabtay ayuu ka bilaabay magaalada Berbera Dugsigii ugu horreeyey. Muddo yar kadib waxa iyaguna baxay labo kale. Ugu danbayna tiradii waxbarshada soo qaadatay waxay noqdeen shan. Waxaad dib u eegtaa dalka Somaliland oo aanuu jirin qofkeliya oo waxbarshada noocaas ah fikrad ka haystey xilligaa. Maxamuud Axmed Cali oo hoggaankii waxbarsho sidaa ku hoggaamiyey ayaa afartii kale u kala diray goobo kala geddisan. 1. Yuusuf Ismaaciil Samatar "Gaandi"................Burco 2. Cabdisalaam Mursal Xasan "Suudaani".......... Boorame 3. Yusuf Xaaji Adam "Qabille"........................... Hargeysa 4. Maxamed Shire Maxamed "Gaab"................. Berbera Afartaa magaalo ayey ka bilaabeen halgankoodii. Waxyaabaha xiisaha leh waxa ka mid ahaa, inuu ka hor yimi kacdoon weyni oo qaabab kala geddisan lahaa. Ilaahay haw naxariistee Yusuf Ismaaciil Samatar oo hawshiisii ka bilaabay Burco ayaa warqad u soo diray Maxamuud Axmed Cali oo Berbera joogga. Gaandi wuxuu u sheegaayey in uu ku guuldarraystay hawshii uu Burco u tegey, wuxuuna warqadda ku soo qoray " Innii dacawtu Qawmi laylan wa-nahaaran falam yasid-hum ducaa'ii ilaa firaaraa". Waana aayad ku jirta suuratul Nuux. Yuusuf Ismaaciil wuxuu u sheegayey in uu halgankii ku daalay oo iska daa! cid waxka dhegaysata'e in laga sii yaacay. Maxamuud Axmed Calina wuxuu ugu soo jawaabay "u samir" oo samirkii Nebi ayuub yeelo. Waxaad halkaa ka dheehanaysaa sida adag ee looga horyimi dedaalkoodii. Ishortaagga nidaamka waxbarashada cusub waxa sal u ahaa, baqasho ay dadka reer Somaliland ka qabeen, in aqoontaasi ay horseedi karto xumaan. Culimadii diinta islaamkuna arrinkaa way ku kala qaybsameen. Khilaafkaas oo gaadhay in xataa laysula tago culimadii jaamacadda islaamka ee Masar. Culimada taageertay in waxbarshada casriga ahi, aanay xaaraan ahayn, haddii aanay ka hor imanayn diinta islaamka waxa hormood u noqday Sheekh Cali Xaaji Ibraahim, oo markii danbena ka qayb qaatay dejintii manhajkii waxbarshada. Waxa kaloo ku weheliyey taageerada culimada Sheekh Adam Xasan oo ku magacdheeraa Sheekh "Kulmiye". Doodahaasi waxay ahaayeen kuwo aad u xiiso badan oo u baahan in laga faa'iidaysto oo la qoro. Cabdilahi Maxamed "Fidaar" oo ka mid ah tiirarkii sii dhaqaajiyey waxbarashadii bilawga ahayd. Muddo dheerna soo ahaa macallin ayaan wax ka weydiiyey raggii shidey shamacii aqoonta casriga wuxuuna yidhi: "Waxay ahayd in halyeyadaa mudnaantoodii la siiyo. Wuxuu Cabdilaahi tusaale u soo qaatay, in ugu yaraan sawirradooda oo taariikhdoodu ku hoostaalo la sudho dugsiyada Somaliland. Wuxuu Cabdillaahi warbixin dheer ka bixiyey qaabdhismeedkii Dugsiyadii Somaliland. Tusaale ahaan Dugsigii tababarka macallimiinta ee marka la soo gaabiyo loo yaqaanay VTC, kuna yaalley Boorame oo la furay 1952. Dugsigaa tababarka macallimiinta oo markii danbe loo kala qaybiyey tababarka maamulka iyo tababarka macallimiinta. Ardaydii dhinaca macallimiinta kasoo qalin jebisay waxa ka mid ahaa Cumar Carte Qaalib. Dhinaca maamulka waxa ka mid ahaa ilaahay haw naxariistee Cabdiqani Garaad Jama. Way badnaayeen ardaydii ka soo qalin jebisay dugsiyadaa tababarka, kuwaasaana noqday markii danbe hoggaankii maamulka iyo Dugsiyadaba. Aqoonta dugsiga sare waxa ugu horraysay meel laga bilaabo magaalada Sheekh 1954, balse muddo yar ka dib waxa loo wareejiyey Cammuud oo laga soo raray dugsigii tababarka, loona soo wareejiyey Sheekh. Qoraalkan oo ah dulkaxaadis, wuxuu u yahay baraarujin inta haysa xogta aasaaskii waxbarashada Somaliland. Qoraalkani wuxuu baaq u yahay wasaaradda waxbarashada ee Somaliland. Waxaan ku soo afmeerayaa qoraalkan, ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo dhammaan intii u soo halgantay in dadkeenu helaan aqoon, ay kula tartami karaan ummadaha kale. Waxay innaga mudanyihiin in loo duceeyo, waayo, macallinku wuxuu ka tagaa dad ka faa'iidaysanaya aqoontii uu u gudbiyey ardeydiisii, taasoo noqonaysa sadaqadda aan gudhin. Fiiro gaar ah!. Fadlan, qofkii haya xog ku saabsan bilawgii waxbarashada Somaliland, igala soo xidhiidh emailka hoosta ku qoran. gacanlibaax2001@yahoo.se Qore: Sayid Maxamed Yuusuf "Dhegey" Xubin: Ururka Qoraaga Somaliland Sweden
  5. Galbeedka Burco hadaad maqasho it is Oodweyne of course ....
  6. I thought he said was Alshabaab ............. Imikana ma Galmudug bay noqotay ???
  7. No ,, I'm not worried about my recognition as I never did. I'm just pointing out a simple truth which is hard to swallow.
  8. Waxayna Xuseen in 470 Qoys oo isku jira Bagistaniyiin, Itoobiyaan, Yemen Iyo dalal kale ay u aqoonsan yihiin Xaqoonti rasmi ah oo dalkan ay ku noolan karan. Hmmm ,,
  9. Jiiroow Bakaal;744046 wrote: Waxaan qabaa inuu dagaal lagu kalo baxo oo sedex geesood ah u dhaco In la is dilo ayaad qabtaa oo dadku dhintaan miyaa ???
  10. soldiers in the Canadian Airborne Regiment, part of a so-called "humanitarian" mission, beat a Somali teen to death. Some Canadians, rather than recognizing this as symptomatic of something deeper, dismissed the incident. "They wanted to believe it was the case of a few bad apples," Geddes said. One woman, Nancy, survived having her ears, nose and lips cut off. The rebels "thrust the severed parts into her and said, 'Give these to the army.' Another woman was ordered by rebels to crawl on rocks until her knees were shredded to the bone. Then, on pain of death, she was forced to kill her husband as their children watched. A doctor in Somaliland was thrown into solitary confinement for eight years. His crime? Volunteering to help in a hospital FULL ARTICLE: http://www.timescolonist.com/columnists/Uncovering+horrors+Saharan+Africa/5352292/story.html
  11. Don't be fooled by the dances of the fake nationalists and those who are trying to get wounds fixed but confused in the Somali politics. The the Drama Act signed in Garowe is not more than "shimbirayahow heesa" that has been acted since the last 20 years in different places outside Somalia. One would think this is the national unity but reading the agreement points from the mouthes of those signed it you can see it is more like a two business companies signing a cooperation act. The Drama aka "shimbirayahow heesa" Act: 1. It was agreed to strengthen the cooperation and constant communication between the two parties. 2. It was fully agreed to implement the previous agreements (the Galkayo Agreement of 23 August 2009 and the Memorandum of Understanding on Security and Anti-Piracy of 12 April 2010, signed in Nairobi). 3. The two parties concurred to work together on security and to fight against terrorism, piracy and human trafficking crimes. 4. It was agreed that Puntland would be supported in training and equipping its security forces, such as the Police Force, the Field Force (Darawiishta), Intelligence Services and Prison Guards. 5. It was agreed to enhance the services of Armo Police Academy in Puntland, and to complete the Academy’s remaining building construction and equipping the center to overcome the necessity of training the Somali National Forces in foreign countries. 6. Considering the need to defend the country’s coastline, the two parties agreed to establish the Somali National Navy. 7. The Transitional Federal Government (TFG) of Somalia encourages Puntland to advance its economic and political development. 8. In order to prevent the recurrent droughts and to address the root causes of famine, the two parties agreed to utilize a part of the emergency humanitarian aid and development assistance in a new framework that assists the sustainability of national development, such as drilling boreholes, constructing water-catchments, developing economic infrastructure, job-creation and environmental protection. 9. It was agreed to have aid and assistance arriving in the country [somalia] distributed fairly and to deliver to all parts of the country. 10. It was jointly acknowledged that the situation of the IDP [internally Displaced Persons] communities is worsening each day and the IDP population is growing; currently Puntland is hosting over 400,000 IDPs and the international community has provided limited support. Therefore, it was agreed to develop a joint plan to address at the IDP situation and to assist the drought victims of Puntland. 11. The two parties proposed that the Federal Constitution be completed within the transitional period. 12. The two parties agreed to seek an end of the transitional period and to institute a Somali Federal Government. It was particularly underlined to encourage the formation of federal states in line with the requirements of the Transitional Federal Charter of Somalia. 13. The two parties agreed to protect and advance the cause of human rights in Somalia.
  12. War Deg Deg AH: Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland oo La Dilay Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kooxo hubeysan ay ku toogteen taliyihii ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland. Warar ka imaanaya magaalada ayaa sheegaya in kooxo hubeeysan ay toogasho ku dileen taliyihii cidamada Daraawiishta maamulka Puntland Maxamed Muuse Ilka Dheere xilli uu ku sugana aggagaarka Hotelka Fidni Santar ee magaalada Gaalkacyo. Illaa iyo hada lama oga cida sida rasmiga ah uga danbeeysa dilka taliyaha iyadoo maanta magaalada Gaalkacyo ay ka nabdooned dagaallo maalmahan ka socday. Mana jirto cid ka hadashay dilka loo geystay Allaha u naxriistee taliyihii ciidamada Daraawiisha ee maamulka Puntland.
  13. Ciiddiyo dhulkeeniyo Caradaan ku dhalaniyo Calankayga dhugaha leh Ciidan dhab u ilaashiyo Cudud aan ku dhawriyo Cadaw laga dhirbaaxyoow Caqli lagu dhiskiiyoow Caqiidada ku dhigan iyo Cilmi kaan ku dhidibnoow Intaan ceelka lay dhigin Dhimirkaygu culan yahay Caarre soo dhacaayiyo Ceebta waan ka dhiidhiyi Caara yuubta dhacaysaan Kaaga celin dhurwaagana .................................................... Abwaan Faysal Cambalaash
  14. Detectives are searching for the motive that led to the killing of a blind imam inside a mosque in north London. Maimoun Zarzour, 39, an imam at Muslim Welfare House in Finsbury Park, north London, was found dead in his office at the mosque on Friday morning . Mosque officials believe Zarzour may have been strangled. Police and mosque officials said they did not think the killing was a hate crime. Shortly after Zarzour's body was found, a man gave himself up to police and is the prime suspect. He is believed to be Muslim, and to have asked for an appointment to see Zarzour after early morning prayers, suggesting that he was known at the mosque. Muslim Welfare House is one of two mosques in the Finsbury Park area. It is moderate and orchestrated the ousting of the firebrand Abu Hamza, who is now in jail. Worshippers at the mosque, which is known for reaching out to other faiths, had celebrated Eid on Tuesday, one of the biggest Muslim festivals of the year. http://www.guardian.co.uk/uk/2011/sep/02/man-held-blind-imam-dead
  15. loooooooooooooooooool@nuune ,,, that was a horny family
  16. Ethiopia Makes Case For Somaliland "semi-recognition" ¶1. © On the margins of a discussion with Acting AF Assistant Secretary Phil Carter On January 30, Ethiopia Prime Minister Meles made the case for "semi-recognition" of Somaliland as a critical step necessary to enhance the international community's ability to support Somaliland on regional security/stability and in its own domestic efforts toward democratization. Meles argued that the international community's status quo relationship with Somaliland is untenable and that Somaliland needs a way around the issue of legal recognition to allow the international community to "recognize some authority within Somaliland with which it can engage." ¶2. © Meles accepted Acting A/S Carter's argument that Somaliland's internal political dynamics over the past two years have not helped their case, and agreed that the region must get back on track and hold credible elections as planned this spring. Still Meles argued that Somaliland's democratic process cannot be sustained without some kind of interim recognition which can allow for the provision of international assistance to bolster Somaliland's own democratic process. ¶3. © Meles noted that he has already broached the notion of an interim- or semi-recognition, along the lines of what the Palestinian Authority enjoys, with Somaliland President Kahin Riyale, and that Riyale has become increasingly receptive to the strategy. Meles argued to Carter that the next steps must be for others in the international community to help convince the Somalilanders of such an approach. Then, Somaliland needs a "good sponsor" within the African community to advance the cause. Meles suggested that Djibouti would be the best choice, and acknowledged that Ethiopia would be the worst (as the move risked only fueling detractors' arguments that Ethiopia is bent on breaking up Somalia). Once the strategy had support among African states, Meles argued that the onus would be on the U.S. and UK to make the Somaliland semi-recognition case to the Europeans and others in the international community. By Wikileaks Feb 2,2009 (09ADDISABABA260)
  17. Read Full Paper Here: ...... http://www.scribd.com/doc/56702357/Taxation-Political-Accountability-and-Foreign-Aid-Lessons-from-Somaliland-Nicholas-Eubank