Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Anti-piracy forum in Hargeisa has brought together Somaliland’s coastguards, judiciary and experts to deliberate on ways to fight piracy along Somaliland’s coastline. The forum aimed at discussing the impact of piracy in the area and ways to fight it was also attended by Somaliland’s foreign Minister Mohamed Abdullahi Omar who officially opened the forum. Speaking at the opening of the forum, the minister said his administration is committed in fighting piracy off the coast of Somaliland. He added that they will review their agreements with the international communities on piracy as it will tighten security and help them tackle sea gangs in their area. This is the first forum of its kind since piracy has flourished along the Somali coastlines including Somaliland’s coastal area. The area administration has so far arrested several suspected pirates who are facing jail terms in Somaliland and promised to crack down sea pirates operating along their coastlines.
  2. It is all going in the right direction ,,,,,,,
  3. After 20+ Years ... He never thought those kind of Pictures will hunt him down.
  4. Minnesota -(HWN)-Sannadkii 1992 ayaa guushii ugu horeysay ee hadhaagii Afweyne la gaadhey.Waxaa Dalka Kanadii go’aan ku gaadhey inay dalkeeda ka mastaafuriso raggii gumaadka geystay ee ka tirsanaa dawladii Afweyne . Gacan ku dhiiglayaashaa waxaa ka mid ahaa : -Cabdi Cali Nuur oo haystay maxkamada milatariga ee Hargeysa. -Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer Tuke. Wuxuu Tuke ahaa sarkaal ka tirsanaa guutadii shanaad ee aaga Gabiley,kana geystay gumaad bani’aadnimada ka baxsan.Tuke wuxuu filayey in dawladii Afweyne jiritaankeedu waari doono,isaguna awooduu isa siiyey yeelan doono.Waxaase dhacdey in dawladii afweyne afka dhulka loogu jiiday uu Tukena qaxootinimo ku soo galay dalka Kanada, shaqaale ilaaliya ahna (security Guard) uu noqday.Iyaba waa aduunyo iyo xaalkeedee. Waxaa markaa Tuke loo soo gudbiyey dalka Maraykanka oo uu markii hore dhinaca Kanada uga sii gudbay.Hase yeeshee dacwadii ayaa mar labaad ka bilaabantay dalka Maraykanka.waana la xidhay Tuke. Markaa wuxuu Tuke go’aansadey inuu si gacmo furan ah (Voluntary deportation) dalka Maraykanka uga baxo,maxkamadiina ka ogolaatey. Tuke wuxuu tagey magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Indisaar Khaliif Xaaji Faarax (ina Khaliif Baadiye) oo ah xaaska u dhaxdey gacan ku dhiigle Tuke ayaa ka tagtey wadanka Mareykanka si ay si qarsoodi ah oo sharciga Maraykanka ka baxsan dib ugu soo galiso gacan ku dhiigle Tuke.Indisaar way ku guuleysatey inay gacan ku dhiigle Tuke soo galiso dalka Maraykanka. Hase yeeshee tani waxay furtay dacwad hor leh oo ku soo baxdey iyada laftigeeda oo dib loogu eegay waraaqaha ay isku dhiibtay iyadu iyo siday gacan ku dhiigle Tuke ku soo galisayba.Waxaa yaala dalka Maraykanka farihii laga qaadey gacan ku dhiigle Tuke magaca iyo muuqaalka oo la badalaa markaa isbadal ma sameynayso. Dabayaaqadii bishii Rabadaan ayaa go’aan dhigaya in la mastaafuriyo Indisaar farta laga saarey.Waxaa kaloo guushani horseeaysaa in qof kasta oo iyadu ay sabab u aheyd soo galista Maraykanku uu u wiiqmay dal ka saari (mastaafurin sahlan)……Waxaa kaloo ilaa iminka maxkamadaha Maraykanka ku jirta dacwadii ka dhanka aheyd gacan ku dhiigle Tuke oo meel fiican mareysa. Waxaa iyadana guul laga gaadhey dacwadii ku socotay gacan ku dhiigle Ina Cali Samater.Ninkii qayrkii loo xiiroo adna soo qoyso .. waa Canjeex –xasuuqii Jasiira-,Duuliyayaashii diyaaaradihii Miiga oo jooga goobolka Minisoota ee dalka Maraykanka,iwm… Walee inaan danbiiloow lagaa hadheyn may qaadato boqol sannana…
  5. Oromos and other immigrants do all the labor work where the locals are sitting around and chewing. Yaa kugu yidhi waxbay baryaan ma ciyaalka yaryar baad aragtay ??
  6. Maanta anigaabuu gabay I hayaa ... mid baan is idhi u gabay oo intuu ila soo hadlay buu i maslaxay
  7. He was arrested during the London riots ,,,, Farmasi buu guranayay baa la yidhi ,,
  8. For what ?? Tempreture is 23c today ,,, little bit cloudy ,, and little bit windy ..... Not bad at all
  9. Guess what ?? ........... I don't believe you
  10. Gudh Morning ummadyahay ..... Maanta waa maalin khayraad I tell ya
  11. NASSIR;744290 wrote: The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) seems to regard "Somalia" as the former Italian Trust Territory? Told u ... It is heading in the right direction
  12. iyadoo maanta uu ka qeyb galay wajigii labaad ee shirka wada tashiga oo maanta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha
  13. Somalina;744197 wrote: Arrimaha Somaliya ma ahan hawl u taal shisheeyaha cadawga Soomaaliya ah oo aad adigu hogaamineyso. . A very good development indeed ...... Why would XX mingle about the other country's affairs bal ??
  14. Waar bring so many Suits and i'm sure u will make money ......