Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Waar waa la farsameeyaa ,,, casri baa lagu jiraa xataa hilibka sharaab laga dhigay
  2. RA International is pleased to announce that it has commenced the process of registering a corporate entity in the Republic of Somaliland. It says PROCESS and it says REPUBLIC
  3. Waar Kissing is healing ,,,, Kissing with the teeth is A&T's style waanuu ku khasaaray Hilibka geela imika waa la farsameeyaa oo sidii aad ku ogayd maaha ,,,,,,
  4. It is only one of them aan garan waayay waxaan ku sameeyay ,,,,,
  5. Still ,, It didn't say "To liberate Lasanod" .... it talks about Somalia Unity
  6. Then why all this calaacal ??? http://taleex.net/2011/09/11/g6-waxay-xalaalaysay-in-***********-somaliland-ka-mid-yahay-guul
  7. Waar you've been away from SOL all these days ,,, and this is the result ???? Qardhaad goosanaysay sow maaha tuug yahow ,,,
  8. Bali Gubadle (Somaliland.Org)-Laba ruux ayaa ku dhintay midkalena waxaa soo gaadhay dhaawac ka dib markii sida la sheegay duhurnimadii maanta ay niman hubaysan oo ONLF ahi rasaas ku fureen xaafado xoolo dhaqato ah meesha la yidhaahdo Dacawalay oo ka tirsan deegaanka Abokor Axmed ee kililka shanaad ee Itoobiya. Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah odayaasha deegaanka gobolka Hawd, iska hor imaadkan ayaa ka dhacay Tuulada Dacawalay oo dhinaca galbeed kaga beegan Degmadda Abokor Axmed oo ka tirsan deegaanka is maamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wararka aanu ka helayno deegaankaasi waxaa kale oo ay sheegayaan in is rasaasayntaasi ay ku dhinteen laba nin oo magacyadoodu kala ahaayeen Marxuum Yuusuf Axmed Jees iyo marxuum Axmed Muxumed Sheekh Xuseen ayaa la cadeeyay in ay dhinteen, halka uu dhaawac halis ah soo gaadhay Yuusuf Qodax oo labadaasi marxuum la joogay, Maydka Labada marxuum iyo dhaawaca ninkaasi ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyay degmadda Laanqayta oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya halkaas maydka labadaasi nin lagu aasi doono. Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka deeegaanka uu dilku ka dhacay iyo beelaha uu dilkani dhex maray. bilihii ugu dambeeyay ayaa waxa degaankaasi ka taagnaa cabsi iyada oo ay labada beelood ee ay ka soo jeedaan nimanka la dilay iyo kuwa dilka gaystay, uu dhawaan dhex maray dagaal fool ka fool ah dagaalkaasi oo ku dhex maray deegaanka Abokor Axmed, waxaana dagaalkaasi labada beelood ka soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jira.
  9. Maalin Wanaagsan Dadka wanaagsanow ... Toothache .... and now on Antibiotics
  10. QARDHO (Mareeg) – A new administration, which seceded from Puntland, was declared in the town of Qardho in Karkar region of Puntland, officials said Sunday. After ceremony held in Qardho town, Karkar State was formally announced to be a new administration and also new president and vice president were designated. The new leader of Karkar State administration Mohamed Jama said in an interview with mareeg Media Network that they had formed the new administration after Puntland authorities failed to fulfill the mandated duties and limited activities at Garowe town, the capital of Puntland. Mr. Jama mentioned that the Karkar State will dominate more territories and the people there will be under the control of it. Asked the military of the new Karkar State, the president said that has the ability to defend itself from Puntland. “We are not people looking for being authorities, but the society in Karkar region has discussed about that. We came to the power through election and we are self-sufficient” jama said.
  11. It didn't say that in London conference ........
  12. ^ ^ Xafladii xilwareejintuna xagay ka dhacday ??
  13. The Original singer is Axmed Gacayte (AHUN) ....... That is why I don't trust and listen to these new singers. They hardly have their own but for some reason they prefer to rape other people's songs.
  14. The Video should again come back ........