Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Qaybtii U Horaysay Ardaydii Somaliland Ee Deeqda Waxbarsho Ka Heshay Dalka Turkiga Oo Diyaarad Khaas Xukuumaddu U Kiraysay, Kadib Markii La Xaliyay Muran Ka Dhashay Baasaboorka Somaliland
-
You asked for it dee ,,, now you better handle it. Now we have the students from Somalia and those from Somaliland each group have their own passport in the same university ,,, isn't that beautiful ??
-
Mise tan ? Dhoofka ardayda oo hay’adda Turkiga ee imtixaanka qaaday ku xidhay baasaboorkii Soomaaliya ee akhtarka ahaa, ayaa waxa arrintaasi ganafka ku dhuftay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, iyadoo Wasiir Samsam Cabdi Aadan sheegtay in aanay ardaydu ku dhoofi Karin baasaboor aan ahayn ka Somaliland, taas oo markii dambe hay’adduna qaadatay.
-
Miskiina ,,,,, u can't handle the true th dee can you ??? Hargeysa(ANN)Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa xalay *****lka ka qaaday in dufcadii koowaad ee ardaydii Deeqda Waxbarasho ka heshay dalka Turkiga ay saaka xili hore ka dhoofeen Madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa.Kadib markii ay xalay Wasiirka Wabarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka ku-xigeenka iyo Agaasimaha Tacliinta Sare ay inta baddan xalayba farta ka saareen Ardaydaa baasabooradii ay ku dhoofayeen, iyadoo kuwii ka hadhsanaana saaka subaxnimadii hore la siiyay. Sidaana ay ku baxeen, iyagoo usii jeeda dhinaca dalka turkiga isla markaana diyaarad khaas ah uu ka bixiyay Madaxweynaha Somalialnd ka qaaday 36 Arday shantii subaxnimo oo ay ka duushay Madaarka Hargeysa. iyagoo sita baasaboorada somaliland ee dalkooda.
-
Intaba iska hayso adeer ..................
-
Allah ha u naxariisto ,,, i was a sad day today in Hargeisa I know one of the deceased ......
-
Of all the "ma jirto" thing ,,,,, don't u notice how Xiin is talking about "recognition" as of late ??
-
Maanta ma xaggaygaa caashaqu ?? inaad XX sugaysaan u haystee
-
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The whole world is about politics sxb ,,,,,, U think countries are bringing aid without politics ?? -
:D .... Noocee baad cunaysaa caawa ?
-
Give him couple of months ,,, and watch what happens to him
-
.... and then they go
-
I think he is reminding himself ,,,
-
He is worried ,, eh ?
-
Like you work at Hargeisa airport ............. The students are supposed to arrive Turkey 10 minutes ago ,,,,, still waiting for confirmation. If the question targets XX alone ,,, then we should wait for him.
-
NGONGE;748227 wrote: Another Walad Abdullah! http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/26179-Letter-to-the-members-of-the-Somali-Diaspora/page2?highlight=Ahmedou+Ould- Wondering ,, who is next ??
-
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Che -Guevara;748204 wrote: ^Calm down, no need to get defensive.....it's simple question, is that picture from Somalia? p.s. "Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures " Reread the title of your thread-It's you politicizing this and focusing on flag The picture is what is being circulated on the net ...... Yes i'm focusing the the flag coz it is mine while delivering Aid ..... and it is the model for every country. -
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Adeer stay in your apartment in the West and keep surfing the net ............. Those people are dying and they don't care about flags. Somaliland is here to give a hand. -
Somaliland Historic Trip to Mogadishu for Aid Mission - Al-Jazeera News
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You just have to live with it .... http://www.aljazeera.net/NR/exeres/D3110F51-F0D8-47EB-B89A-DB224FD786A5.htm -
Maaddeey;748131 wrote: http://www.jowhar.com/?p=2195 So u wana slaughter them ???
-
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I'm Sure they don't care flags ............... in this situation -
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
AL-JAZEERA NEWS: -
Somaliland Passport all da way .................. Turkey is the first Muslim country officially accepted the Somaliland Passport.