Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somalia: The Playground of Humanitarian ‘Pirates’
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Anigu ninkanaan kaa aqaanaa ,,,,,, The SL aid baa ka qaylisiinaysa. U know he does things dee ...... instead of being specific ,,,, wixii oo dhan buu isku qaaday -
ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo loo yaqaano waaraad Can you imagine this ??
-
u know what i'm talking about waaryaa ,,,
-
Somalia: The Playground of Humanitarian ‘Pirates’
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Waar shaqada kuma cusba dee ,, xamar buu ku cusub yahay. He probably met Hadraawi markaasuu kii UN ta mooday -
Simply coz there are several ministries there ,,, they had to kill everyone ?? Allah ha u naxariisto inta dhimatay
-
The fever of politics ...... wax ka baro niyow
-
The Alshabab Vampires are back in their dirty game and killing innocents .......
-
Muqdisho: (Sh. M. Network) Qarax xooggan oo ismiidaamin ah islamarkaana gaystay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. War goordhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegayaa in qarax xooggan oo ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo loo yaqaano waaraad lala bartilmaameedsaday xarunta Harkaha iyo saamaha ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay dagan yihiin Wasaarado badan oo ka tirsan Xukuumadda KMG Soomaaliya. In ka badan 50-ruux ayaa waxa la sheegayaa inay ku geeriyoodeen qaraxa halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen kuwaasi qaarkood dhaawacyadooda ay halis yihiin sida uu xaqiijiyay mid ka mid ah shaqaalaha dowladda KMG Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa kaasi oo sida uu Shabelle u sheegay qaraxa uu dhaawac fudud kasoo gaaray. Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo dowladda KMG oo halkaasi gaaray ayaa hakad galiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka ee isticmaala inta u dhaxeysa Isgosyada KM4 iyo Zoobe ee magaalada Muqdisho oo ah goobta uu qaraxa ka dhacay. Ma jirto cid si rasmi ah u sheegtay qaraxaani qasaaraha badan dhaliyay iyo wax war ah oo kasoo baxay dowladda KMG Soomaaliya.
-
anti-Siiraanyo UDUB supporter :
-
And look how even Bill Clinton is calling "Somaliland & Somalia" .... A reality no one can deny
-
Somalia: The Playground of Humanitarian ‘Pirates’
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Waar waan idiin sheegay dee ,,,, Somaliland baa ka dhex qaylinaysa -
I knew Ibti would delete you anyway .......................
-
Somalia: The Playground of Humanitarian ‘Pirates’
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Inagu waynu is fahmaynaa oo intaasuun baa kaa hadlinaysee warka caddayso niyow ,,,,, Been 20 years and you never brought this issue. Naga daa ha igu noqon naagtii ninku furay ee cadhaday ninkaa u qaadday qabiilkii uu ka dhashay oo dhan wada nacday ee halkay mid ku aragto shiidi jirtaye ,,,, -
“Waxa aanu u nimid bishii labaad ee 2009 wakhtigaasi oo aanu furnay xafiis wakiil u ah bangiga, balse maanta waxa aanu u soconaa in aanu si rasmi ah u furno bangiga BCIRM,” Ould Camaar Yahya. Great ,,, now people can use their credit cards
-
Hargeysa (Somaliland.Org)-Waxa maanta soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa wefti uu hogaaminayo Ould Camaar Yahya oo ah Agaasimaha Guud ee Geeska Africa(Djibouti, Kenya, Somaliland, South Sudan, Yemen iyo Ethiopia) u qaabilsan bangiga caalamiga ah ee laga leeyahay wadanka faransiiska ee BCIRM. Weftigan oo ay ka mid yihiin Madaxa bangiga ee Djibouti iyo Somaliland Mr. Cawil Muuse Jaamac, iyo Saraakiil kale oo ka tirsan bangiga. Weftigan oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee Egal Aiportwaxa ka hortagay masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Bangiga Somaliland, Mudane Cabdi Dirir Cabdi, iyo Sarkaal ka tirsan xafiiska baratakoolka madaxtooyada. Weftiga oo qolka nasashada ugu waramay saxaafada ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedooyinka socdaalkooda “Waxa aanu u nimid bishii labaad ee 2009 wakhtigaasi oo aanu furnay xafiis wakiil u ah bangiga, balse maanta waxa aanu u soconaa in aanu si rasmi ah u furno bangiga BCIRM,” Ould Camaar Yahya. Weftigan ayaa mudada ay joogaan kulamo la yeelan doona masuuliyiin sare sare oo ka tirsan xukuumada kana mid yihiin Wasiirka Maaliyada, Gudoomiyaha Bangiga iyo Wasiirka Ganacsiga. Dhinaca kale, i weftigan ku degay Huteelka Maansoor ayaa waxa ay halkaasi kula kulmeen ganacsata Somaliland oo ay la yeesheen kulan qado ah. Bangigan caalamiga ah oo muddo ka badan laba sano xafiis ku meel gaadh ahi uga furnaa magaalada Hargeysa ayaa wax badan ka taraya ganacsiga Somaliland iyaga oo uu furay LC islamarkaasina maal gaalin ku sameeyay warshado badan oo ay ka mid yihiin warshada Coca colla, warshada bacaha iyo ganacsiyo badan oo kale. Dhawaaqa masuuliyiinta bangigan ee ah in ay si rasmi ah u furayaan bangiga ayaa waxa ay noqonaysaa guul taariikhi madaama oo arrintan ay waxbadan ka tarayso in maal gashi shisheeye lagu sameeyo Somaliland. Waxa kale oo ila wareedyo ay tibaaxeen in ay soo dagi doonaan Somaliland shirkado caymis oo caalami ah taasi oo iyana dhiiri galin doonta horumarka ganacsi oo ka taaba qaada Somaliland. Dhinaca kale, golaha wakiilada ee Somaliland ayaa laga filayaa inay ansixiyaan sharciga bangiyada ganacsiga madaama oo bangigan in Somaliland uu ka hawl galo ay ku xidhantahay dhamaystirka sharcigan. Agendaha kalfadhiga 16-aad golaha wakiilada ayaa waxa ku jira xeerar ay ka mid yihiin xeerka bangiga dhexe, xeerka bangiyada Islaamiga ah iyo xeerka bangiyada ganacsi taasi oo saacidi karta in baankani ka shaqeeyo gudaha Somaliland.
-
Somalia: The Playground of Humanitarian ‘Pirates’
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Is Somaliland's little aid to Somalia affecting the whole Humanitarian Agencies now ??? Aar naga daa dee cadhada meel kele kula dhacoo .. -
Man, I like your English
-
He should be in the Terrorists List ......
-
Ohh the silly clan meetings ,,,,,
-
Iyagaa magacaas la baxay berigaa ..... It means "Sharp-shooters" .... They were mainly operating in the downtown, daami, New-Hargeysa and Cabaaye areas.
-
maadaama ay ka mid yihiin dad dhibaatada Soomaaliya aan hal wax ku darin Halkan Jabhad bay ahaayeen oo Shiish Wanaag baa la odhan jiray ........ but maybe that is the case in Somalia
-
No one needs cash when u have Zaad niyow ... u can even pay your cuppa tea by Zaad. It is a real revolution to minimize robbery
-
Juxa, waysada uun baa lagu dhowranayaa oo waa dhaqan soo jireen ah ,,,,
-
,, Good Idea nuune might consider some Magmagatooyin out there ,,,,
-
Terrorist Cowards On The Run from Gedo (jubbland region)
Jacaylbaro replied to caydarus's topic in Politics
Dhobley ?? ,,,, Where is Lasagna ??