Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somaliland: new political party announced Called Wadani
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;750139 wrote: Wadani? hehehe this party might be the one to end the night time chat dream project... Go Wadani! You are disappointed with Kulmiye ,,, eh ?? -
Taariikhdii Faadumo Qasim Hilowle ,,,,
-
You hate him coz he is called Mo ..... and you're called Sugar ???
-
and what is with SSC group and Mahiga ?? ,,, They're pissed off coz they were not invited in the Muqdisho meeting ?
-
He has his private life .... not a big deal.
-
Mercenary trainers arrive in Puntland with military hardware
Jacaylbaro replied to Somalia's topic in Politics
Mudane Sheekh Axmed Siid Aadan ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ay ugu deqday maamulka Puntland qalab loogu tala gallay la dagaallan ka Burcad Baddeeda. -
Mercenary trainers arrive in Puntland with military hardware
Jacaylbaro replied to Somalia's topic in Politics
Budhcad badeedaaba soo dejisatay dee ,,,,,, wax fahan -
Allaha U naxariisto Faadumo qaasin Hilow oo ku geeriyootay London. Faduma Qaasim oo uu dhalay fanaankii Weynaa ee Qaasim Hilowle ayaa waxey fanka soo gashay Lixdameeyadii iyadoo dhigtay ruwaayado badan oo caanbaxay qaadayna heeso taariikh fog ku yeeshay fanka Soomaalida , waxaana fankeeda dhaxlay Caruurteeda iyo kuwii ay sii dhaleen. Allah ha u naxariisto Faadumo ....
-
Ilaahay ha u naxariisto ....
-
The Zack;749884 wrote: Mymasjid. It tells what masjids are in the area and where the qibla is. Very useful app. I don't need that .... there is a mosque in every corner here ,, qurbahaa loogu talagalay kuwaas dee ,,,, loooooooooooool@Nuune ,,,, I should try that ,, but the problem here is .................... there is only Somalis, Orom & Habashis ,,,
-
Fadumo Qasim Hilowle is also dead ..... AHUN
-
Cod xumaa wuxu ,, Inaalillaah
-
Xaaji Cabdi Waraabe President Siilaanyo is my son i will defend him
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mar uu ka hadlayay hadalkii todobaadkii hore ka soo yeedhay Sheekh Shariif ee uu ku sheegay in Somaliland ay Somalia ka mid tahay, waxa uu yidhi “Waa nin iska hadlay, waxay tidhi islaantii buraan-burtay ninkii tiisa-ba daryeelaa tu kalena ku dara Sheekh Shariif tiisii-buu u taag layahay in aanay Somaliland iyo Somalia isku soo noqonayn way og-yihiine waxay garan layihiin xaqa ay Somaliland ku leedahay iyo inay carabka inagu wanaajiyaan, oo ay gartaan in Somaliland iyo Somalia ay noqdaan laba dal oo walaalo ah oo abaaraha iska caawiya oo dagaalada iskaga hiiliya” -
Why Would Alshabaab Kill So Many Innocent People?
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
They would kill as many innocent people as they can because of two reasons: 1- They were fed a wrong information. Listening to their spokesman's interview he was insisting that those students were not students and the media is misleading people. He said they were new intelligence recruits who were going Sudan for a training. So the information they had was all those people were spies for the Government. 2- Extremism starts somewhere but continue to grow. They started under the banner of fighting against occupiers (Ethiopia first, then AMISOM) ... Then they said the government officials are puppets ,,,, and now everyone is Gaal. Didn't u hear one of them telling people that if they move to the gov controlled area they become Gaalo ??? ,,,,,,,,,,,,, Well, now that is the new Alshabab. -
Any other Apps ??? ,,,,
-
Dareen AGA ku bilaabmay Abtigiisuna beeray Bidaartii Zack na Bilaawaha gaadhay Warkan baryahanba Beeshooda ku baahay Qabyaalad basanbaastay Dadkii isku beeray Haduu..ah.. bogan waayey Bilaahiyo yaab leh! ............
-
Consular coverage for Somalia is maintained by US Embassy Nairobi, while American Citizens Services in the self-declared "Republic of Somaliland" are provided by the US Embassy in Djibouti. Another reality on the ground ....... http://www.presstv.ir/detail/202841.html
-
I hate that Zida thing ,,, it is disgusting ,,, Yukkkkkk
-
Redbull, SOL and lots of work ,,,,, this is happening right now