Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. koox suxufiyiin ah, ayaa tababar shan maalmood u socday loogu soo xidhay Hotel Ambassador ee Hargeisa, kooxda waxay isugu jireen xubno Hargeisa hore u yimi iyo xubno aan hore u iman, hadba waa kuwan dareenkoodii. Abdulaziz Abdi Nur Ibrahim oo Baydhabo ka yimi waa markii ugu horaysay ee uu Hargeisa safar u yimaado. Waxa uu sheegay inuu la yaabay Hablaha baabuurta wata, taas oo aan laga arag deegaanka uu ka yimi, waxa kale oo uu la yaabay is dhex galka bulshada iyo wadooyinka sida baabuurtu ugu badan yihiin hadna aan shilal u jirin. Ganacsiga ayuu Abdulaziz ku tilmaamay inuu qaali yahay, waxaana uu intaa raaciyey in dukaamada waxyaabaha quruxda badan laga iibsado alaabtu qaali ku tahay, isaga oo sheegay in markii uu weydiiyey ay u sheegeen inuu Dollarka uu hoos u dhac xoog lihi ku yimi. “ Waxay dadku aad u doorbidayaan lacagta shillinka Somaliland, mana ogola Dollarka”. Ayuu yidhi Abdulaziz. Hotelka Ambassador ee Hargeisa oo la dejiyey intii tababarku socday ayuu ku tilmaamay Hotel aanu hore u arag wax u dhigma. Aamina Axmed Cali, oo ka timi Bosaso ayaa tidhi “ Anigu dadka ayaan la yaabay siday danahooda u wataan iyo caadifada ay u hayaan nabada, waxaan arkay isla shaqayn dadka iyo ciidanka Amaanka. Waxaan kale oo aan la yaabay ganacsiga iyo Lebiska dadka, waxaan is idhi maalin kasta ma ciid baa, sida bacadlayaasha loogu jiro ee wax loo iibsanayo, mise dad safar ah ayaa yimaada maalin kasta”. Aamina Axmed waxay intaa ku dartay in marar badan Hargeisa loogu tilmaami jiray qabow, balse ay xilligan ku soo beegantay Cimilo wanaagsan iyo jawi wanaagsan. Khadar Max’ud Xareed waxa uu ka socdaa KIsmayo, Jubada hoose waa markii ugu horaysay, wuxuu Hargeisa ku tilmaamay meel bulsho caadi ah joogto aanu weligii arag, wuxuu ku daray soo dhoweyn badan oo dhinaca dadka ah. “ Anigu waxaan arkay meel qof kastaa dantiisa ku mashquul san yahay, hotelka aan joogay dadka kale iyo ajanebigu waa is leekaa”. C/qaadir Maxamed Cabdulle oo ka soo socda Muqdisho, oo aan hore u iman, waxa uu isna yidhi “ Waa bulsho soo dhoweyn leh iyo meel aan laga sheekayn waxyaabo badan oo deegaanadayada ka jira”. Maxamed C/laahi Kooshin, Garoowe, marar badan ayuu yimi, wuxuuse isagu ka waramay isticmaalka qaadka oo uu sheegay inuu saamayn ku yeeshay arrimo badan. “ Magaaladu waxay la ciir-ciiraysaa dad gelinka hore oo meel aad marto heli maysid gelinka banbe dadkii wuu yaranayaa, waxa laygu yidhi, waxa saamayntaa leh qaadka”. Kooshin wuxuu kale oo uu tilmaamay in ay soo kordheen haweenka gaadiidka ka wata, sidoo kale waxa soo batay ayuu yidhi “Ajanebiga oo sidii dadka caadiga ah lug iyo baabuur ay wataan ugu adeeganaya”. Kooshin wuxuu faalo ka bixiyey isticmaal afka oo uu sheegay inuu farqi dhinaca afka ahi jiro. Tusaale ayuu ka bixiyey “ Waxaan daawanayey Tv-yada Hargeisa mid ka mid ah oo warkii wada, wuxuu yidhi “ Madaxweynaha Libiya ayaa diiday inuu xilka ka dhaadhaco”, waanu ku qosolay afkaa, inuu xilka ka dego ayaanu annagu isticmaalaa”. Sidoo kale waxa uu sheegay in Luqadaada ama lajadaada dadku fahmayaan oo ku dareemayaan in aad cusub tahay. Ganacsiga ayuu Kooshin ku tilmaamay in ay dadku xadaarad muujiyeen, iyada oo soo dhoweyn lagagu qaabilayo. Wuxuu yidhi “ Maalin dhoweyd shaadh ayaan iibsaday aniga uu aan doonayn, waxaana aan u iibsaday soo dhoweynta iyo xarakaad ay I dareensiiyeen dadkii meherada haystay”. Ka qayb galayaasha tababarkan, ayaa ahaa 30 wariye oo ay tababaraysay hay’ada qaramada midoobay ee UNICEF iyo DRC, waxay baranayeen soo tebinta arrimaha beni’aadamnimada (Humanitarian reporting skills). Axmed Cali Maxamed (Shariifka), waxa uu ka mid ahaa xubnihii tababarka bixinayey waxa uu yidhi “ Waa tababarkii ugu horeeyey marka la eego topic-ga, sidaa awgeed xiiso ayuu u lahaa ka qayb galayaasha. Shariifku waxa uu yidhi “ Tababarku wuxuu ku soo beegmay xilli Muqdisho iyo meelo kale oo South Somali a ahi ku jiraan xaalad adag oo dhinaca beni’aadamka ah”.
  2. Waar it is still not worth it dee ............. and they telling me coz u have peace
  3. Tax is reduced from 13% to 6% here ....... It was killing but feel better now. I hate the deduction anyway.
  4. Gacaltooyadiiniyo Garashadiina wacan Gargaarkiinu waa noo Gudoon
  5. Imagine being married to an addictive wife for a very long time and after years of tolerating her addiction you finally said enough is enough and choose to regretfully end the marriage. After years of relapse, the only hope of renewing the unholy matrimony is for her to wish that you suffer the same faith of addictive turmoil.
  6. The devil deed is never done from dusk to dawn and the unionist lies will die in dry for its lack of truth to take root. Lucifer the son of morning has misled many to great tragedy. The unionist perception of Wright and wrong, up and down must be the work of Lucifer himself. The legitimacy of Somaliland is a settled issue of past history and the democratization of the republic is in its final stages. Therefore, the will of the people toward self determination is irreversible and unstoppable. To simply reminisce about the past of a nonexistence glory days can have its unintended consequences of self victimization. If articles such as Mr. Yarabag are left unrequited the future of Somaliland will not be bound by its delusional misconception. However, it is an act of intellectual integrity and an attempt to lead the misguided unionist to a holistic and righteous path of repentance that one must have a fact based interlude to a propaganda based narrative. There are many comparable tales such as Mr Yarabag article “All is Beginning to Fall Apart in the Secessionist Enclave of Somaliland” which overstates the obvious to make a case for the demise of Somaliland. The celebration of perceived misfortunate and misery of others would hardly qualify as a call for unity. The author writes “the beginning of the end of that hopeless chase of statehood …. And to the delight of unionist communities”. The borderless vultures waiting for the corps of Somaliland must dig up the victims of yesteryears to feast on their bones because Somaliland is on a path of no return. Time and time again the unionist shows its true colors and validates Somaliland pursuit of peaceful democracy to the world communities. In fact I would go as far as to say the unionist are the best lobbyist Somaliland can have in pursuing its rightful place in the international community. The description of so called Somaliland collapse in MR. Yarabag article is nothing more than the result of Somaliland commitment to good governance and democratic principles. To depict the actions of open descent (public dialogue), the lack of total support for the president’s policies (active citizenry), the expansion of political voices and the vigorous debate about the future of the country as an act of revolt is delusional and wishful thinking. The mischaracterization of common functionality of democracy or the call for tribal instigation is evil and Lucifer like behavior. It is an open secret that Somaliland has the purest form of democracy in the great continent of Africa. If the unionist wants to continue Somaliland foreign relation work I would suggest that it ask for minimal fee to compensate the authors of article such as “All is Beginning to Fall Apart in the Secessionist Enclave of “Somaliland” By Mr.Yaragab. Somaliland does not need any a third party to highlight its democratic achievements; its success is a matter of public pride and world admiration. Misery loves company Imagine being married to an addictive wife for a very long time and after years of tolerating her addiction you finally said enough is enough and choose to regretfully end the marriage. After years of relapse, the only hope of renewing the unholy matrimony is for her to wish that you suffer the same faith of addictive turmoil. The inability of the unionist to let go of an unrealistic endeavors and focus on the resuscitation of Somalia is incomprehensible and shameful. The most peculiar aspect of the unionist central argument for unification revolves around the destruction of Somaliland democratic growth. The avoidance of political repentance and cultural rehabilitation can only contribute to the demise of Somalia. The calls for chaos and conflict to mirror one’s own situation will not cure Somalia of the disease ridden shariifs and blood thirsty Shabab. Based on Mr. Yarabag article the Republic of Somaliland must descent into mayhem in order to the comfort the broken heart, battered spirit and the physiologically damaged unionist. Deep in their heart is the fear of Prosperous Somaliland that is democratic, peaceful and neighborly. The irreconcilable differences which have compelled Somaliland to regain its independence from Somalia still remain the core value of the unionist. The lack of accountability, greed, and apathy toward indigenous based political system as well as deep hatred toward humanity, the very foundation the unionist is touting as its core values. Mr Yabarag article does not offer a single plausible reason as to why Somaliland should jump into the hell of fire which has engulfed Somalia today when he says “Let us hope they will come to their sense and come back to the Somali fold”. Instead he relies on the outcomes of mundane and inconsequential routine of politicking in Somaliland to draw his conclusion of a crumbling nation. The author innuendo and character assignation is nothing new to Somaliland and its people but MR. Yabarag editorial generosity of events unfolding in Somaliland is the mother of all propaganda by any unionist thus far. In conclusion To disallow Somaliland its natural political maturation and growing pains of democracy would be equivalent to accepting the madness of the TFG. To view it as a sign of crumbling statehood would be acknowledging Sharif Ahmad military (Somalia President) credentials. The blatant misrepresentation of Somaliland political occurrence, the ignorance of the fact, the avoidance of the inventible is the only tool left in the unionist tool box. Let’s just accept the author’s argument for reunification for the sake of giving the some underserved validity to his argument. What would a nation build on balance power, peaceful principals with tradition as its foundation gain from repeating past mistakes? The assertion that Somaliland is trying hoodwink the international community into recognition while Somalia is turmoil is false. The inevitable of welcoming Somaliland into the family of nations will be easier if Somalia had some semblance of real government. The idea of Somaliland celebrating the suffering of their brethren and neighbor is devoid of fact and reality. In fact the general public in Somaliland has contributed great deal of their meager resources to help their famine stricken brothers and sisters in Somalia. The government of Somaliland is currently involved in the humanitarian assistance of Somalia famine stricken regions. Therefore, misinformation of hatred and ill founded accusation about the people of Somaliland feeling towards their neighbor is truly un-Islamic. Every single individual in Somaliland prays for Somalia and the unionist. May Allah provide them beneficial knowledge and health from all mental ailment. My Allah grant them peace and prosperity and May he provide them a righteous and capable leadership who would lead them out the darkness of the unionist to the bright lights of democracy, justice and peace. Peace and Milk Diriye H Abdilahi Email: diriyee@gmail.com
  7. Good on them ...... That is how a bilateral relationship should work ......
  8. A very strong message to the International Community ..... and the regional bodies.
  9. I need a good organizer software for my laptop ... something like "Post-it" or similar to it but with more options. The reason is ,, I'm too busy right now doing different things at work and outside the work and i cannot track all the tasks i wana do. I sometimes forget some important activities and do others that are less important just coz i forgot them. So i need something that can appear on my screen, that can pop-up or something. Something that has alarm or give alerts and give you priorities. And it should be free ... U know i don't have a credit card
  10. Somalina;750982 wrote: Xaaji Xanjo wuu towbakeeney. Amir Zubeyra wuu ka haray. Markii la Jebiyay ,,,
  11. Xaaji Xunjuf;750882 wrote: Ngonge are you saying Somalia was fathered by Alpha holy Smoke
  12. Somalia;750869 wrote: Somalia doesn't need the province of Somaliland for economic or cultural purposes. It's a region that has contributed little or nothing meaningful to the rest of Somalia. It's purely strategically. This is a region that will work against the interest of the Somali people and must be brought to its knees. Somalia;750869 wrote: Now, imagine me as your leader Yes, I can Imagine now ...
  13. Nice try to stop the North to develop its Nuclear power ............
  14. Waar kii MMA haduu waxan akhrisanayo waa dallacay
  15. ,,, This is hilarious http://www.raxanreeb.com/?p=114953