Dee ma balbalaadhin bay leedahay ,,, Dirxi shiilan oo dheecaan baranbaro lagu daray baan roodhi dambas laga sameeyay ku dhuuqayay oo koob dhiig ah oo diirran ..... dhowr naagood oo Jin ahna way noo ciyaarayeen, intaas baan isku illoobayba .... Goor ay ciyaartiima dhamaanayso uun baan is ogaaday.
nuune;924389 wrote:
^^ Innaalillaahi, u waren't even aware they were playing, how is ur Lyon team going
Waar mid baas baa Naasa-hablood i geysay oo iga mashquulisay .... Jinkani sow ibtilo maaha