Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Details are availlable in the luuqa only ,,,
  2. Islaan Baa Yurubta La Keenay Markay Woxoogaa Joogtay Ayay Aragtay Inanteedii Ay Lajoogtay Oo Markay Warqadi Soo Dhacdaba Iska Ooyaysa Oo Leh Maantana Waxan Iyo Waxan Ayay Ileeyihiin Soo Bixiya Lacagtooda, Islaantii Baa Markay U Adkaysan Waydan Oohinta Inanteeda Ee Joogtada Ah Ku Tidhi Inanteedii: "Hooyo Dee Halkan Yar Ee Ay Waraaqaha Kasoo Ridayaan Maabad Inaga Gufeysid Yaanay Warqad Dambeba Inoo Soo Ridine"
  3. It is good sometimes to be a journalist u know ,,, it paid off just little bit today
  4. "oyeeh, niambie, wale wana ingianga mchanga waitwa nani"? L0l. ( yo!,tell me, who are those that go into the sand?>?") ;) ,"hooyooy aabe wuu kacsanayaa". ;);)
  5. Hmm ,,,, I briefly met Barre Shiil last night ..... interesting.
  6. Wait until u see the Sharif's Bacaac .... lol
  7. Xiriirka cusub ee Kenya la bilowdey Somaliland Dawladda Kenya ayaa dib u soo nooleyneysa siyaasada xagaldaacinta ee ay Soomaaliya ku hayeen muddooyinkii la soo dhaafey, waxaana maanta booqasho ku tegey magaalada Hargeysa ee xarunta u ah maamulka Somaliland ergey uu soo direy raysalwasaaraha Kenya Raila Odinga kaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey Hargeysa, waxaana uu cod dheer ku sheegay in Raysalwasaaraha Kenya Raila Odinga booqan doono Hargeysa taas oo calaamad u ah sida Kenya uga shaqeynyeso kala goynta dalka iyo qaybintiisa, booqashadaas oo noqon doonta mid aan sharciyada caalamiga ah meel looga heleyn laakiin muujineysa in uu yahay cadaadis la saarayo Dawladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya in ay oggolaato dhamaan waxa Kenya dooneyso. Gelitaanka ciidanka Kenya ee gudaha Soomaaliya oo aan ahayn mid haysta wax sharciyad ah ayaa taageero u noqon kara kooxaha mayalka adag ee dagaalada ka wada Soomaaliya isla markaana ay ku heli karaan dhalinyaro badan oo jihaad doon ah kuwaas oo lagu dagaal geliyo xoreynta Soomaaliya. BACAAAAAAAAAAAC
  8. laba Mudaaric isma raacaane la soco .... mar walba mid baa ama maadi ah ama mustaqbal ah
  9. READ MORE The Arab uprising that started in Tunisia and Egypt reached its climax on February 11, the day President Hosni Mubarak was forced to step down. It was peaceful, homegrown, spontaneous, and seemingly unified. Lenin’s theory was turned on its head. The Russian leader postulated that a victorious revolution required a structured and disciplined political party, robust leadership, and a clear program. The Egyptian rebellion, like its Tunisian precursor and unlike the Iranian Revolution of 1979, possessed neither organization nor identifiable leaders nor an unambiguous agenda. Since Mubarak’s ouster, everything that has happened in the region has offered a striking contrast with what came before. Protests turned violent in Yemen, Bahrain, Libya, and Syria. Foreign nations got involved in each of these conflicts. Ethnic, tribal, and sectarian divisions have come to the fore. Old parties and organizations as well as political and economic elites contend for power, leaving many protesters with the feeling that the history they were making not long ago is now passing them by. Amid rising insecurity and uncertainty there is fear and a sense of foreboding. In many places there are blood, threats, and doubts. People once thrilled by the potential benefits of change are dumbfounded by its actual and obvious costs. As anxiety about the future grows, earlier episodes cease to be viewed as pristine or untouchable. Accounts of the uprisings as transparent, innocent affairs are challenged. In Egypt and Tunisia, plots and conspiracies are imagined and invented; the military and other remnants of the old regime, which continue to hold much power, are suspected of having engineered preemptive coups. In Bahrain, protesters are accused of being Iranian agents; in Syria, they are portrayed as foreign-backed Islamist radicals. Little evidence is offered. It doesn’t seem to matter. February 11 was the culmination of the Arab revolution. On February 12, the counterrevolution began.
  10. xiinfaniin;753439 wrote: ^^Stop chewing the green substance and read the whole sentence And stop the shots and read what u writing ,,,
  11. As i said before, this will only help Alshabab ........
  12. Nairobi(HWN) Sarkaal sare oo ka mida ah shaqalaha hay,ada Action Aid ee ka hawlgala degmada Isyalo oo mid ah degmooyinka aad ka ugu dhaw dhaw maglaada Nairobi ayaa waxa lagu dilay sarkaalkani gurigiisa oo ku yaala degmadaasi. Dilka sarkaalkani ayaa waxa lagu xidhiidhinayaa in ay ka danbeeyeen kooxo dablay ah oo aan la garanayn. Dhanka kale waxa maalamahanba ka socday deegaankaasi Isyelo dagaalo u dhaxeeya qabaa,ilka wada dega deegankaasi waxaana boqolaal ka mid ah dadka deegaankaasi ay ka qaxeen guryahooda iyagoo magangalyo weydistay 4- xero oo militari oo ku yaala deganka. Dagaalkani ayaa waxa u dhaxeeyaa dad xoolo dhaqato ah oo wada dega deegaankaasi waxaana uu bilaabmay maalintii sabtidii ee todobaadkan waxaan ilaa sidaasiana waxa sheegay taliyaha ciidanka Isyalow Ausgtiisna Nthumb.
  13. I've just heard another news about NGO International staff killed in his residence in Nairobi. But I have to confirm this.
  14. Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Dagaaladii Ka Dhacay Killilka Shanaad Ee Dalka Itoobiya Hargeysa (HWN) Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay Dagaalo Maalmihii u dambeeyey Beelo wada dega Kilalka shanaad ee Itoobiya ku dhex maray Deegaankaasi, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba lahaa, waxaanay sheegtay in aanay jirin dad cadaw ku ah Itoobiya oo dhinaca Xadka Somaliland uga gudbay. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin iska hor imaadka Beelaha halkaa wada dega ku dhex maray, waxaanu sheegay in Xukuumadda Somaliland kala Shaqaynayso Itoobiya sidii arintaasi loo xalin lahaa. Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo xalay u warameyey Wargeyska Saxansaxo ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya uu ka dhaxeeyo xidhiidh jaarnimo oo wanaagsan, isla markaan wixii ku soo kordha Xadka labada dhinac ay ka shaqaynayaan sidii loo soo afjari lahaa. Wasiirka Arrimaha Dibedda oo arimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi Dawladda Itoobiya oo aanu jaarnahay, xidhiidh Ganacsi iyo dhinacyo kaleba wadaagno, had iyo jeerna si walaaltinimo ah oo jaarnimo leh aanu arrinka ku dhameyno, waxaanu cadaynaynaa in aanay jirin dad Cadow ku ah Nabadgelyada Itoobiya oo Somaliland ka tegey oo ay Xukuumaddu ka war hayso, waxaanu ka xunahay in dadkaasi ku dhaqan Ismaamulka Deegaanka Somalida Itoobiya ay qulqulatooyin dhex maraan. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaasi ku daray oo uu yidhi Dagaalkan waxa uu ka dhacay Gudaha Dalka Itoobiya, hase yeeshee waxa labada Dal ka dhaxeeya Xidhiidh xaga Nabadgelyada ah oo saameyn ku yeelan karta isku socodka labada dal, welina toos labada Dawladdood wada hadal arintaasi ugama ay yeelan, laakiin waa arin ka socota Gudaha Dalka Itoobiya, waxaananu jecel nahay in Nabadgelyo arintaasi ku soo dhamaato Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed C/laahi Cumar waxa uu sheegay in Dawladda Itoobiya iyo Somaliland ay dhawaan kala saxeexdeen Heshiis dhinaca iskaashiga Nabadgelyada iyo Wada shaqaynta ah, waxaanu yidhi Waxa jiray heshiis laba Dawladdood Dawladd degaanada Somalida Itoobiya iyo Somaliland ku saxeexeen Diradhaba sanadkan aynu imika ku jirno badhtankiisii, heshiiskaasi waxa ugu door roonaa in labada Dal ay ka wada shaqeeyaan xaga Nabadgelyada iyo isku socodka, heshiiskaasi halkiisii buu yaalaa waanu dhaqan galay, wada shaqaynta labada dalna si wanaagsan bay u socotaa, arintana waa arin u baahan in loo kuur galo sidii ay wax u dhaceen, labada Dalna ay iska kaashaadaan sidii wax looga qaban lahaa, markaa waa heshiis yaala oo labada Dalba ay dhaqan galiyeen. Sidaan hore u cadeeyey waa arin ka dhacday Dalka Itoobiya Gudihiisa waxaana gacanta ku haya Dawladda Itoobiya Baadhitaankeeda iyo wax ka qabashadeeda, wax ale wixii gacan xaga Somaliland looga baahdana diyaar ayey u tahay inay gacan ka gaysato sidii xal loogu dhameyn lahaa.
  15. They were there in Villa Somalia the other day and he signed an agreement with them ...... Maybe they are late with the first installment
  16. Grenade Attack on Kenyan Bar Raises Fear of Widening Conflict - NY Times