Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somaliland: President Welcomes Italian Deputy Foreign Affairs Minister
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xiinfaniin;754745 wrote: Somaliland should thank Puntland for this :D ...... Only if he knew this would happen -
But this threat belongs to the Politics section ...............
-
As a member of the SSC political party ,,, I think the conference will be success for Somaliland.
-
Have to finish a report now ....
-
Friday ,,,, Hmmm ,, Love it
-
You wish ,,,,
-
Somalia is divided between Amisom, Kenya, Alshabab and Ethiopia ................ and yet, they have the guts to speak about Somaliland
-
Renounce violence and we'll negotiate, Kenya tells Shabaab
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
Isn't it too early to give up ?? -
Dusduskay ku dheregtee haddaan daalku dheeraan gabbal baas u dumin nabad. Nin dalleensi lagu cunay haddaan guuto loo dilin dakharkiiba toban noqon. Nin kastoo dun iga qaba haddaan daab-cad lala dhicin. Janannada durduurta ah Haddaan daadku soo qubin. Aqallada derbiga dheer haddaan daaqad laga gelin. Ninka dabin ka boodka ah haddaan diirad lagu helin. Haddaan duubka gogoshiyo lagu dhuuman dalowyada. Haddaan shaashka derejada dallacaadda laga nixin. Dar Allay u kibirtee haddaan iilka lagu degin. Haddaan meydku duurkiyo derrimaha ka fara badan. Sanqadhaa dabayshiyo haddaan fiinta laga didin. Fadhigay ku daaqdee haddaan soodhku dalandalin halka diibi lala maro haddaan raacdo daba gurin. Dacfalaanka mahaddiyo dardarsiga barwaaqada iyo doosha subagga leh haddaan laysu dacarayn, inata daran intaw daran haddaan duulal lagu falin. Haddaan deebta gumuciyo lagu guban dabkaan shido. Duhur laysla wada jiro haddaan guusha lay deyn Allay-lehe docdaydii ha goblamo dal weynuhu. ................................................................. Hadraawi
-
Soomaalida SOL'ey Aan Idin Su'aale - Single Mother Maxaa Dhalay?
Jacaylbaro replied to SayidSomal's topic in General
1- Principle = Mabda' 2- Honor = Xurmo 3- Self Reliance= Isku-fillaanshiyo 4- Self Esteem = Isku kalsooni 5- Dignity = Sharaf -
Just In ...... GOVT SAYS it is ready to negotiate with Al Shabaab to halt Somalia operation on condition that the militia renounces violence.
-
Soomaalida SOL'ey Aan Idin Su'aale - Single Mother Maxaa Dhalay?
Jacaylbaro replied to SayidSomal's topic in General
-
Soomaalida SOL'ey Aan Idin Su'aale - Single Mother Maxaa Dhalay?
Jacaylbaro replied to SayidSomal's topic in General
Esteem ?? ,,, -
This is how I started mine . . . . . . Coffee, Chocolate, Redbull and of course FB
-
did i tell u how i started my day today ???
-
Too bad ...
-
I heard going there for UN work is so much rewarding ,,,, I can take the risk right now
-
Man: Hello ! is this 911? police: yes! whats ur emergency? ! Man : Two girls are fighting over me ! Police: whats wrong with that ?? Man : THe ugly one is winning .......... com on guys hurry !!
-
Burco(HWN)Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka laba kalena ay ku dhaawacmeen weerar uu so qaaday nin aan weli si rasmi ah loo caddayn xaaladiisa maskaxeed iyo ujeedkiisa WAR DEGDEG AH: NIN TOOREY KU HUBAYSNAA OO QUDHA KA JARAY GABADH FAMILY GIISA AH IYO ASKARI BOOLIS AH WEERAR NA KU QAADAY SALDHIG BILEYS DHAAWACYONA U GEYSTAY ASKARTII SALDHIGAAS. Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka laba kalena ay ku dhaawacmeen weerar uu so qaaday nin aan weli si rasmi ah loo caddayn xaaladiisa maskaxeed iyo ujeedkiisa islamarkaasna weerar ku soo qaaday saaka saldhiga faarax oomaar ee Magaalada Burco. NInkan saka soo weeraray saldhiga faarax oomaar ee magaalada Burco aya aka hor intii aanu weerarkan ku soo qaadin saldhiga qudha ka soo jaray isla markaasna soo garwacayn Gabadh la sheegay inay familygiisa ahayd. Waxa uu weerarkan kaga bilaabay askarigii ugu horeeyey ee Albaabka Fadhiyey ee uu mindi la tiigsaday qudha kaga jaray kadibnna uu ka dulqaatay qorigiisii, isagoo qorigii askarigaas ku shaandheeyey askartii gudaha joogtay Baas na ku furay, waxaana rasaastaasi uu ku dhex furay danbiilahani saldhiga ku dhaawacmay laba askari oo ka tirsan Bileyskii saldhigaasi. Ninkii Falkani geystay waxaa isla goobtaas ku dhaawacay oo baas ku furay mid ka mid ah ilaalaha habeenkii Suuqa ilaaliya oo goobtaasi ka agdhowaa, balse ma jirin askari Boolis ah oo ciidaanka saldhigaas ka tirsan oo askariga dhaawac u geystay, waxaana uu waashmaankani ninkani danbiilaha ah ka toogtay Bawdada ama lugta. Waxa kiiskaasi hadda gacanta ku haya ciidanka CID da iyadoo askartii dhaaawaca ahayd iyo danbiilihiiba lagu dawaynayo oo lagu hayo cisbitaalka Guud ee Burco. Waxa illaa saaka Gudaha magaalada Burco dadku is weydiinayeen ninka booliska soo weeraray ee qaarna laayey qaarna dhaawacay waxa uu ahaa, halka uu ka yimi iyo sababta uu falkani u dhacay. Taliyaha Qaybta booliska Gobolka Togdheer Dhegacade ayaa isaguna sheegay in baadhistii falkaasi ay socoto islamarkaasna aanay weli kala caddayn waxa uu ninkani falkan u geystay iyo inu maskax ahaan u caafimaad qabo midna. Ugu danbayntii falkan ayaa noqonaya falkii ugu xumaa ee soo mara Booliska Gobolka Togdheer, waxaana dadku isha ku hayaan jawaabta iyo dhawaaqa ka soo baxa Saraakiisha ciidanka Gobolka Togdheer iyo Mamulka Gobolka ee ku aaddan wax ka qabashada Arrinkan
-
these guys have that archetypal al-shaabab would-be suicide bombers/ street militia look, .......... I should inform the FBI & MI6 that you're joining the militants
-
SOMALIA FOR DUMMIES Even more isolated from Somalia proper is Somaliland, which, thanks to Somalia’s dog-leg shape, doesn’t even share a border with southern Somalia, just with Puntland. Somaliland is a great success story in the Horn of Africa. Ever since its unilateral declaration of independence 20 years ago, it has built a stable democracy and a government that does what a government should do – build roads, facilitate trade, invest in healthcare and education. It’s no surprise that during the recent famine which affected southern Somalia so badly, Somaliland was not only unaffected, but also able to donate supplies to the relief effort. However, its success remains largely unacknowledged by the international community, which refuses to recognise it as an independent state and continues to invest resources in propping up the TFG in Mogadishu.
-
Allah ha sahlo
-
Popular Contributors