Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Allaylehe odaygu wuxuu biilasha iskaga bixiyo waa u baahnaaye ha loo camiro oo ha laga iibsado
  2. Ilmo Yar oo ku Dhashey Bilaa Dub (Diirka-sare)Hooyada Dhashey oo La Cadiban iyo Bisaaska oo looga taag laayahay Tog-Wajaale(HWN)-Ilmo yar oo jira Sideed bilood Magaciisuna yahay Cabdi-Khadar Caduur ayaa, ku dhashey bilaa dub(Diir), kaas oo hooyada dhashey oo Magaceeda layidhaa Siraad Cumar ay la cadiban tahey tan iyo Markii uu ku dhashey Magaalada Tog-Wajaale ee kutaala xuduuda u dhexeysa Somaliland iyo Itoobiya. READ MORE + PICs . . . .
  3. All the Qabyaaladiistayaal out there ,,,,,,,,,,,,
  4. Breaking News: Kenyan defence forces warn aircraft overflying troops, landing in Baidoa of dire consequences. KENYA TROOPS say 18 Al-Shabaab killed after the navy sunk a small boat in the Indian Ocean yesterday; warn aircraft not to land in Baidoa.
  5. Hating ?? ,, War that was more correcting yaa ciyaal
  6. Did you know "DIET" stands for: Did I Eat That?
  7. Last day of the week,,,, then 4 days holiday (weekend + Eid) ..........
  8. Kenya sending troops and weapons Amisom sending troops and weapons Ethiopia sending troops and weapons Eritrea sending weapons Saracen sending weapons & mercenaries US sending Drones and troops Djibouti sending troops and weapons .................................................................... R.I.P Somalia
  9. NIN ISKA TUURAY BIRIISHKA HARGEYSA FULL STORY + PICs
  10. Hooyo Laba maalmood Sidatay Ilamaheeda oo Mayd Ah Hargeysa(HWN)-Hooyo Khadra Axmed Diiriye ayay ciidamada Boolisku shalay soo qabteen ka dib markii la sheegay inay laba maalmood sidatay ilmaheeda oo mayd ah. Hooyadan ayaa ah gabadh dhallinyaro ah. Hooyo Khadra oo dhawaan ku umushay cisbitaalka Hargeysa, ayaa ilmaheedan maydka ah sidatay laba maalmood ka dib markii sida la sheegay ay weyday cid la aasta. Ilmaha ayaa dhashay isagoo mayd ah, waxaana sida la sheegay ay shaqaalaha cisbitaalku hooyo Khadra weydiiyeen inay keento ciddii ilmaha la aasi lahayd, markii ay weyday aabihii ilmaha dhalay oo kilika shannaad ee Itoobiya degena, waxa ay goaansatay inay iska sidato. Dadweyne ka shakiyay ayaa ciidamada Booliska ku wargeliyay haweenaydan ka dib markii ay ka shakiyeen inay ilmaheedan dishay. Laakiin markii cisbitaalka la geeyay waxa la xaqiijiyay inay haweenaydan oo ka timid kililka shannaad ee Somalida Itoobiya aanu aabaha ilmahan dhalay Hargeysa joogin, sidaas darteedna ay iska sidatay isagoo mayd ah laba maalmood, markii ay weyday cid la aasta. Agaasimaha guud ee cisbitaalka Hargeysa Faadumo Cabdi Kaahin, oo saxaafadda u warantay ayaa tidhi Gabadhbaa umushay, dhakhtarkay ku umashay ilmo mayd ah , may dilin wax kalena umay gaysan , suaalbaa la waydiiyey qofkii aasi lahaa oo ah ninkii ku qabay keen. Waxay intaas raacisay Gabadhu waxa ka timid gobolada fogfog ninkii qabayna way keeni kari wayday ilaa doraadna way siday haddii ay doonayso inay tuurto way tuuri lahayd may tuurin oo waa ilmaheedii oo cid la aasta ayay wayday waa taa sidata. Agaasimaha cisbitaalku waxay sheegtay inay dawladda Hoose ee Hargeysa aasi doonto ilmahan.
  11. 1. Siri works. Voice recognition has been the next big thing for 15 – 20 years. We still have these frustrating experiences when we call into check the balance of our bank account and have to shout in the phone 5 times in a row, because the application doesn’t recognize us. Siri is the best voice rec app ever — and it’s still in “beta.” 2. Siri has personality. Not only does Siri accurately recognize our voices but it has a personality to boot. It’s that personality which makes the app addictive because we start to feel over time that we truly have a personal assistant who is our friend. READ MORE .......