Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. London(HWN) Waxa magaalada London ka dhacay shir ay isugu yimaadeen dhamaan beelaha ka soo jeeda gobolka Sanaag,kaasi oo lagaga wada hadlay sidii loo dhisi lahaa guddi hormuud ka noqota dhismaha waddada isku xidha magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco. Kulankan oo uu bud-dhigiisa lahaa Anwar Aadan Maxamed oo horey uga mid ahaa guddidii dhismaha waddadaasi , kuwaasi oo ay kala mid ahaayeen Jeneral Cabdi Saxardiid Cabdi Dhibow, Sheekh Xassan Cabdi Salaan iyo xubno kale, ayaa ugu horeyn hadal uu halkaasi ka soo jeediyay kaga waramay muhiimada ay waddadaasi u leedahay guud ahaan horumarka dalka Somaliland,gaar ahaan gobolka Sanaag oo wakhtigan uu sheegay inuu ku jiro godoon. Mr. Anwar waxa uu intaa ku daray in uu si aad ah ugu rajo weyn yahay in haddii ay reer Sanaag isku duubnaadaan in ay ku guuleysan doonaan dhismaha waddadaasi, isagoo tusaale u soo qaatay in guddidoodii hore waayo aragnimadii ay kala kulmeen hadda laga faaideyn karayo, maadaama Madaxweynaha wakhtigan Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,uu si weyn u danaynayo, isagoo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi aad baan ugu rajo weynahay in waddadaasi wax laga qaban karo wakhtigan, marka loo eego waayo-aragnimaddii hore, maadaama sida uu Mustafe Shiine inoo sheegay uu madaxweyne Siilaanyo u arko ajande muhiim ah oo qorshayaashiisa halka ugu sareysa kaga jira Dhinaca kale waxa isaguna halkaasi ka hadlay Mustafe Cabdi Ciise Shiine oo ka waramay dhibaatada reer Sanaag ay kala kulmaan marida waddadaasi oo uu sheegay in qofka mar maraa aanu mar labaad ku dhiiranayn inuu dib ugu noqdo, isagoo intaasi ku daray in sidoo kale ay waddo laaantani kala fadhido gobolka Sanaag inuu iibgeeyo wax soo saarkiisa oo uu sheegay in Baradhada,Kaabashka iyo basashada cad eek u qaayista gobolka dalka intiisa kale looga keeno Itoobiya, taasina ay sababteeda tahay wado xumadu. Shiine waxa uu ka waramay in intii aanu Hargeyso ka iman ay laba jeer la kulmeen Madaxweyne Siilaanyo, Guddi sidan oo kale isugu dhan oo weliba ahayd, kuwii xisbiga KULMIYE uga soo ololeeyay gobolka sanaag,isla markaasina uu Madaxweynuhu u sheegay in waddadaasi ay ku hayso xanuun badan oo weliba uu u arkayo in taariikhda waxa ka hadhay Somaliland in ay tahay oo beri lagu xasuusan doono, haddii ILLAAH la qabto, taasina ay markhaati ka tahay sida uu madaxweynuhu ugu heelan yahay wax ka qabadka arrintaasi. Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Mustafe Cali Madoobe, Cabdi Axmed Kutiye,Mukhtaar Cali Madoobe,Cabdirisaaq Maxamed Jaamac Xiis Laqe,Cabdi Qawdhan, Maxamed Cali Xassan iyo xubno kale oo uu ku jiro Ibraahin Armaani oom isagu ka soo jeeda gobolka Togdheer ,Balse muujiyay sida uu u taageersan yahay dhismaha waddadan oo uu sheegay in bulshada reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan ay ka qayb qaadan doonaan dhismaheeda maadaama ay muhiim u tahay wax yaabo badan oo dalkeena barwaaqo u horseedi kara oo ay ka mid tahay dalxiiska oo kale. Ugu danbeyn dood dheer ka dib waxa la isla qaatay in Afar xubnood oo uu hogaaminayo Anwar Aadan Maxamed loo saaro dhismaha guddida horkici doonta dhaqaale ururinta iyo saldhigida barnaamijka lagu dhaqaajin doono dhismaha waddadaasi, iyadoo shirka sidoo kale layskula qaatay in dumarku guddida la soo dhisi doono ay ku yeeshaan kaalin firfircoon, iyadoo la filayo in guddidani la soo dhamays tiro sida ugu dhaqsaha badan.
  2. Malika;758537 wrote: Salaam Juxa - walla fican yahay. Jac - lol, if that works dont forget to share it..lool. Horta why aren't those practicing in voodoo ever rich? looooooool ,,,, you have 10% of the total money. Those do not get rich coz they not allowed to be so ...... that is how Jinn works
  3. Fiqikhayre;758523 wrote: Pictures were taken from last years graduation ceremony. ... Saracen ,,,, I know
  4. Hmmmm ,,, good idea Malika Welcome aboard Juxa ..... maanta waa Lacageeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey
  5. Lacageeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey
  6. A man came to work on Monday morning with two black eyes. His boss asked what happened. The man replied, “On Sunday, I was sitting behind a big woman at church. When we stood up to sing hymns, I noticed that her dress was caught in her butt crack, so I was trying to be nice and I pulled it out for her. Then, she turned around and punched me in the eye. The boss asked, “Okay, so where did you get the other shiner?” .. “Well,” the man said, “I figured she didn’t want it out, so I pushed it back in.”.
  7. When you are able to know what is happening tomorrow ,,, when you can tell me when you are going to die ,,,, and when you can explain what the "روح" is ................ Then that is when you can talk about God. Let's start from the simple then we go up to the difficult issues ...............
  8. Ibrahim Haji Jama Mead, also known as Ibrahim al Afghani, is a senior leader in al Shabaab and a member of the group’s Shura Council.[1] Afghani was one of the original founders of al Shabaab.[2] Several sources since December 2010 have reported he replaced Ahmed Abdi Godane, also known as Mukhtar Abu Zubair, as al Shabaab’s emir.[3] Al Shabaab has not announced any leadership change, and subsequent statements by the group identified Godane as the emir. As of May 2010, Afghani headed al Shabaab’s Jubba Valley administration from Kismayo.[4] Neither the United States nor the United Nations has designated Afghani as a terrorist. READ MORE........
  9. and you say Abdiqasim did not have the opportunity to do something ?? ,,,,,,
  10. Kan qooshka ha laga qabto ... loooooooool
  11. The EU is also supporting efforts of the Somaliland coastguard and the police in prosecuting and detaining pirates through the EU NAVFOR Operation Atalanta. Operation Atalanta continues to escort World Food Programme shipments and to contribute decisively to maritime security in the strategic commercial sea routes of the Gulf of Aden. Hmmm ,,
  12. Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota As long as they are enjoying the Junk Food ......... the blood-trading is easy for some.
  13. Lagama daynayo inta criminals ka la soo qabanayo so that they don't do it again after 30 or so years .............
  14. And instead of drinking something cold ,,, I'm glued with this tea/coffee thing ,,,
  15. I'm told every 6 months Juxa ...... twice a year.
  16. Even the professional had trouble with removing it ,,, was so deep rooted
  17. Details are on FB dee ... Morning Val .....
  18. I haven't seen a single person from Baydhabo complain about the massacre their people suffered in the 1990's, neither have I met somebody from Bosaaso, Gedo, or Kismayo tell me how their families have been tortured. I have not heard anybody from Xarardheere or Balcad tell me how their homes have been taken and their grandmothers killed in front of them . I haven't received a calaacal email from someone in Marka Caddeey and Qoryoley about how other Somalis have taken over their farms and killed their children So now it is time for you to realize ,,,, That is why they are still in misery sxb. The day they question and bring those mass murderers to court is the day they will have peace and will be respected as an existing hum being.