Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Saado inkastoonu tol nahay ,,,, hadana ruwaayadii baan xasuustaa uu huryo odhan jiray: Habar waalatay Wa' Wa' P.S. Saado weligeyba hoostaan ka jecelaaa
-
Nairobi(HWN) Waxaa Daqiiqado ka Hor Magaalada Nairo Ee Dalka kenya Ku Geeriyooday allahUnaxariistee safiirkii Somaliland Ee Ufadhiyay Dalka Maxamed axmed indha buur ayadoona War kaan aan Ka Helnay wariyaheeneena Dalka Kenya Wariye amran Dheeman Wariye Amran ayaa Noo Xaqajiisay Geerida safiirka ayadoona Geeridiisa ay Ka soo Wareegatay Daqiiqado Kuna Geeriyooday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya Maxamed axmed indha buur ayaa Hada ahaa safiirka somaliland Ee Dalka kenya asagoona Lagu xasuusto Wax Yaabo badan uu uqabtay Jaaliyaada Reer Somaliland Ee Ku dhaqan dalka Kenya iyo isku Xirka Dalalka Kenya iyo Somaliland
-
-
TACSI IYO TIIRAANYO Waxay warar cusubi sheegayaan inu mar dhawayd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Kenaya, Maxamed Axmed Nur "Indhobuur". Waxan marxuumka ilaahay uga rajaynayaa inu godka u nuuro, naxariistii jannona ka waraabiyo, ehelkiisii, xigtadiiisii iyo dhammaan qaranka Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo....Amiin Marxuumku wuxu ahaa, halyay qaran oo door weyn ka cayaaray xidhiidhka fiican ee ka dhexeeya Somaliland iyo Kenya.
-
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
No problem ,, you are not more than inan yaroo reer Somalia ah oo xanaaqsan dee .... -
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
No worries sistah ,,, I expected such replies and even worse from you and your associates. The thread shall continue ... -
Somaliland Singers Composers Thread - History and Legacy
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Aan u soo noqdo .... -
Waa rafadkay rafanaysay dee ,,,, kolba hees intay xadaan ha isku soo sawireene iska daaa ilayn waxba islama hayaane
-
Ethiopian invasion of Somalia to be announced next Friday
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Cool -
Ethiopian invasion of Somalia to be announced next Friday
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Including AMISOM i guess ,, right ?? -
Ethiopian invasion of Somalia to be announced next Friday
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Which one ,, Ethiopia or Kenya ?? or both ??? -
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa gudaha u u soo galay degmooyin ka mid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya , Degmooyinka ay soo galeena waxaa kamid ah Balanbale iyo Cabudwaaq. Dadka ku nool degmooyinkaas ayaa waxa ay ku soo waramayaan in ciidamadan Itoobiyaanka ah ay wataan baabuurta loo yaqaan Uralka iyo taangiyada dagaalka. Hase yeeshee lama oga tirada ciidamadan inta ay gaarayaan. Saraakiisha ciidamadanla socota ayaa waxaa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta deeganada ay soo galeen. Illaa iyo hadda lama oga sababta ay u soo galeen ciidamadan degmoyinka Balanballe iyo Cabudwaaq iyadoo degmooyinkaana ay ka mid yihiin degmooyinka uu ammankoodu wanaagsan yahay. Sidoo kale ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxa la soo sheegay inay ku sugan yihiin xadka kala qeybiya Soomaliya iyo Itoobiya. Soo gelitaanka ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa warar dhowaan soo baxayay oo sheegayay in ururka midowga Afrika uu qorsheynayo in uu ogolaado in ciidamo Itoobiyaan ah gudaha u galaan dalka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan ciidamada hore u joogay dalka si ay ula dagaalamaan ururka Alshabaab oo inta badan koonfurta Soomaliya gacanta ku haya. Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa isaga baxay dalka Soomaaliya, kadib markii uu madaxweyne ka noqday dalka Soomaaliya Shiiq Shariif shiiq Axmed horaantii 2009kii. Horseed Media -
NAIROBI, Kenya U.S. cables made public by WikiLeaks show the United States warned Kenya two years ago not to launch an offensive in southern Somalia against al-Qaida-allied al-Shabab rebels, but a U.S. official also offered to check on the "feasibility" of a U.S. review of the plans. Kenya went ahead with an invasion a month ago, saying it was a response to a recent series of kidnappings near the border between the two countries. But the existence of the cables undercuts Kenya's claim that the move had not been long planned. READ MORE
-
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ethiopia May Join Alliance Against Somalia's Al-Shabab VOA -
On a serious note, even if it is true it is a social problem and can happen & happens anywhere in the world. Not only this but there are so many social problems a country has to deal with.
-
A man afraid of a gang rape makes me think the same ,,,
-
.............. Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac
-
Somaliland Gang Rapes Increase Make sure you have a metal underwear when you're coming ,, or else ..
-
Qiimaha Guurka Oo Hoos Loo Dhigay Iyo Cidii ku Xad-gudubta oo Masaajiddada laga Habaari Doono
-
Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
I can imagine how it feels when u tell someone "there is a country" and it is hard for him to understand apart from his tuulo .... Will take time but will get there sxb. -
Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
The whole country needs him ... -
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dhanba la isuma raaceen ,,, you will have two groups, One saying Ethiopia is right and Kenya is wrong ,,, and the other saying the opposite.
-
Popular Contributors