Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. You've just missed the best part niyow ,,,, " frameborder="0" allowfullscreen>
  2. 2 December 2011 – Hundreds of refugees in southern Ethiopia have been relocated from an overcrowded transit centre to a new camp, the fifth one in the area for Somalis fleeing conflict and drought in their homeland, the United Nations refugee agency reported today. The Bur Amino camp in Ethiopia’s Dollo Ado region was opened on Wednesday and has received the first group of some 400 Somali refugees so far, Andrej Mahecic, spokesperson for the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR), told reporters in Geneva. “The relocation to Bur Amino will decongest the transit centre,” said Mr. Mahecic. “For weeks, 7,500 recent arrivals from Somalia had been living in the centre, built to host one third of that population for a few days only. READ MORE
  3. Ahhh ,,, and it is coming from Garowe Online ... Pitty innit ??
  4. Indeed ,,,, all the stakeholders should be involved in Somaliland's security. After all, it is everybody's interest.
  5. What do you want ?,,, AMISOM with tanks coming to give orders ?? Waar that is how we do it dee ,, even here in Hargeisa. Stop living in Cairo niyow
  6. Used to hear this (or even sometimes say it) since the 80s ..... wax cusub keen niyow
  7. Jacaylbaro

    Dhegola'

    Gabadh dhego la' ayaa lagu yidhi ninkaagibaa dhintay . . . waxay moodaysay in lagu yidhi ninkaagii baa aroostay , , , intay cadho jiq noqotay ayay tidhi kuma dhacoooooooooooooooo
  8. Never ever trust Egyptians ,,, they're up to something here ,,, but good to know they have no other option now but to cooperate with Somaliland.
  9. Naxar Nugaaleed;762957 wrote: I see a girl is to among the things they are exchanging, can someone please what qarni these people live in. The same qarni they live with "tolaay yaa reer hebelaay" ....
  10. Indeed ..... I was supposed to attend but they should know I don't work on Saturdays
  11. Isimadda labada dhinac ee dilalka aano dhexmtay ayaa sheegay inay duuduub ku qaadanayaan go’aanaddan, waxaana labadda beelood ee la heshiisiinayo u hadlay Boqor Maxamed boqol Axmed iyo Garaad Cabdilaahi Cali Geeddi, kuwas oo si weyn u taageeray go’aankaasi balanqaadayna fulinteedda. Great
  12. “Marxuuun Aadan Ismaaciil Xasan oo hore loogu dilay tuulladda Ceel Qoxle waxa laga xukumay boqol halaad iyo Gabadh, Marxuum Cabdi Cabdilaahi oo hore loogu dilay magaaladda Ceerigaabo waxa isna loo xukumay in laga bixiyo boqol halaad oo nool iyo Ganaax dhan lixdan halaad oo lacag ah oo midkiiba qiimaheedu tahay $200 dollar, isku gayna noqonaysa $12,000 doollar, Marxuum Jaamac Ismaaciil oo hore u ahaan jiray Taliyihii Daallo ee magaalladda Ceerigaabo waxa loo xukumay boqol halaad iyo Sodan halaad oolacag ah oo Hashiiba qiimaheedu dhan yahay $200 dollar, isku gayna noqonayso lix kun oo dollar, Marxuum Shiin Yaasiin Xiniin Finiin oo ahaa Taliyihi Saldhiga Tuullada fiqi fuliye waxa isna loo xukumay in laga bixiyo boqol halaad oo magtiisi ah iyo Ganaax Konton halaad ah oo hashiiba qiimaheedu yahay $200 dollar, isku gayna noqonaysa $10,000 dollar, Marxuum Faarax Axmed Jaamac oo lagu dilay magaaladda Ceerigaabo waxa lagu xaqay boqol halaad oo nool iyo Konton halaad oo hashiiba qiimaheedu tahay $200 dollar isku gayna noqonaysa $10,000 dollar” Hmmm
  13. Ceerigaabo, December 3, 2011, (Weedhsan) – Guddidii loo saaray xal ka gaadhidda dilalkii aano ee ka dhacay magaaladda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa maanta soo saaray go’aamo iskugu jira mag iyo ganaax lagu soo afjarayo khilaafkaas labadda beelood u dhexeeyey. Guddidan dhexdhexaadk ah ee loo xil saaray soo af-jaradidda khilaafkii labada beelood ee wadda degga magaaladaasi soo dhexmaray ayaa sideed xukuno oo xal u noqda khilaafkaasi ka soo jeediyey Hoolka Dawladda Hoose ee Magaaladda Ceerigaabo oo ay iskugu yimaadeen labadda beelood ee khilaafkooda la soo afjarayo, weftigii xukuumadda ka socday iyo ergooyinkii ka kala yimid goboladda kale ee magaaladda u joogay inay xaliyaan khilaafkaasi. Guddoomiye ku xigeenkan guddida dhexdhexaadka ah, Maxamuud Cawad ayaa halkaasi kaga dhawaaqay go’aano xukuno watta oo lagu soo afjarayo khilaafkaasi “Marxuuun Aadan Ismaaciil Xasan oo hore loogu dilay tuulladda Ceel Qoxle waxa laga xukumay boqol halaad iyo Gabadh, Marxuum Cabdi Cabdilaahi oo hore loogu dilay magaaladda Ceerigaabo waxa isna loo xukumay in laga bixiyo boqol halaad oo nool iyo Ganaax dhan lixdan halaad oo lacag ah oo midkiiba qiimaheedu tahay $200 dollar, isku gayna noqonaysa $12,000 doollar, Marxuum Jaamac Ismaaciil oo hore u ahaan jiray Taliyihii Daallo ee magaalladda Ceerigaabo waxa loo xukumay boqol halaad iyo Sodan halaad oolacag ah oo Hashiiba qiimaheedu dhan yahay $200 dollar, isku gayna noqonayso lix kun oo dollar, Marxuum Shiin Yaasiin Xiniin Finiin oo ahaa Taliyihi Saldhiga Tuullada fiqi fuliye waxa isna loo xukumay in laga bixiyo boqol halaad oo magtiisi ah iyo Ganaax Konton halaad ah oo hashiiba qiimaheedu yahay $200 dollar, isku gayna noqonaysa $10,000 dollar, Marxuum Faarax Axmed Jaamac oo lagu dilay magaaladda Ceerigaabo waxa lagu xaqay boqol halaad oo nool iyo Konton halaad oo hashiiba qiimaheedu tahay $200 dollar isku gayna noqonaysa $10,000 dollar” ayaa la go’aamiyey. Mr. Cawad wuxuu intaas raaciyay: “Dhammaan Ganaaxaasi waxa lagu bixinayaa muddo bil gudaheed oo ka bilaabmaysa maanta oo ay bishu tahay December 3, kuna eeg January 3,2012, baaqiga Magahana guudna waxa lagu xukumay in lagu bixiyo muddo lix bilood gudahood, markasta oo lacagtaasi la bixinayo waa inay goob joog ka ahaataa guddidan dhexdhexaadka ah” ayuu yidhi guddoomiye ku xigeenka guddidaasi Mr: Cawad. Isimadda labada dhinac ee dilalka aano dhexmtay ayaa sheegay inay duuduub ku qaadanayaan go’aanaddan, waxaana labadda beelood ee la heshiisiinayo u hadlay Boqor Maxamed boqol Axmed iyo Garaad Cabdilaahi Cali Geeddi, kuwas oo si weyn u taageeray go’aankaasi balanqaadayna fulinteedda. Sideedan qodob waxa soo dhoweeyey, isla markaana guddida ku hambalyeeyey weftigii xukuumadda Somaliland ka socday iyo ergooyinkii nabadeed ee gobolada kale ka socday, kuwaas oo tilmaamay in siday tahay loo fuliyo go’aanadan. Guddidan oo ka kooban 12 qof ayaa bishii hore November 26-keedii loo xil saaray soo afjarida dilalkii aano ee ka dhexeeyey labadan beelood oo muddo dhawr bilood ah ay dilal is ugaadhsi ahi ka dhexeeyey, waxaanay maanta go’aankan Magta iyo Ganaaxa iskugu jira noqonaysaa mid soo afjara shaqaaqooyinkii beryahan dambe ka jiray gobolka Sanaag.
  14. I told u ,,, that MIG is there to piss some people off dee
  15. :D ,, Reminds me of the "Desperate Wives" ...... lool
  16. Hundreds of refugees are returning amid growing discrimination. While those who return to Somalia face continued violence, those who return to Somaliland face a growing economic crisis. Continuing unrest and xenophobia in Yemen have prompted an upsurge in the number of migrants and refugees returning to Somalia, with up to 6,000 reported to have travelled back across the Red Sea since the beginning of October. "About 400 Somaliland families and 600 Somali families have returned to Somaliland in the last two months,” said Abdillahi Hussein Egeh, director-general of the Interior Ministry in Somaliland, which unilaterally declared its independence from the rest of Somalia in 1991. “Somalilanders stay in this country, while the Somalis continue their journey to Somalia," he said. Despite the unrest in there, thousands of Africans continue to make the perilous crossing, in the other direction, to Yemen, many of them fleeing not only conflict but a widespread food crisis in south-central Somalia. "Most of those fleeing [Yemen] are afraid of being the target of the two sides, due to their concern that [both] have accused Somalis of supporting their rival," said Mohamed Ahmed, a father of three who arrived in Hargeisa, Somalia, in late October [2011]. "I have been captured twice, once by the government forces and again by the opposition. Electricity, water and other basic services are erratic due to the crisis,” he said. The final straw that had pushed him to return to Somalia was the bombing of the university in Yemen, where he used to live. “My wife and children are still in Yemen, because I was unable able to pay for their transport,” he said, explaining that boat fares have risen significantly. Somaliland used to export about 15,000 head of livestock every month to Yemen but now only exports a third of that figure, according to local businessmen. "This is because the livestock can't reach the remote places of Yemen," said Abdi Said, a livestock exporter in Somaliland. "Our income has decreased. For example, one person used to send 500 head of cattle per month,” he said. “This has gone down to 100 per month.” Source: IRIN