Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Sanaag 0 - 0 Togdheer -
Happy Birthday MsMoons .......... have Fun Good afternoon peeps ..... still at work. But feeling alright ,,,
-
Augustine Mahiga ayaa wuxuu Beesha Caalamka uu ugu baaqay inay aqoonsato Xukuumadda Somaliland oo dooneysa in la-aqoonsado, isagoo sheegay in Somaliland ay heysato wax walba oo wanaag ah. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Somaliya Dr Augustine Mahiga, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Somaliland ay u qalanto in loo-aqoonsado Dowlad gaar ah. Dr Augustine Mahiga ayaa wuxuu tilmaamay in Somaliland ay ka jirto nabad iyo kala dambeen, ayna Somaliland tahay Dowlad ku dhisan cadaalad iyo kala dambeen, isagoo tilmaamay inay mudan tahay inay noqoto Dowlad madax banaan. Hadalkaan ayaa wuxuu Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Somaliya Dr Augustine Mahiga uu ka jeediyay, shir looga hadlaaya Xoojinta Ammaanka Somaliland, oo ay ka soo qeyb galleen ururo kala duwan sida, Qaramada Midoobe, Midowga Afrika iyo kuwo kaloo badan. Caalamka ayaa wuxuu ugu baaqay in Somaliland laga taageero wax walba oo ay dooneyso, isagoo intaasi ku daray in maanta nabadda Somaliland ka jirto ay tahay mid aad u wanaagsan, oo ay dadka oo dhan u riyaaqeyn, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Hadaba hadalkaan ka soo yeeray Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Somaliya Dr Augustine Mahiga, oo u muuqda mid xasaasi ah, ayaysan weli ka hadlin Dowladda Somaliya. Bacaaac
-
Warsaxaafadeed Xalay, gelinkii danbe meesha la yidhaahdo Saameel oo u dhaxaysa degmooyinka Gabiley iyo Baki waxa ka dhacay shil foolxun waxaana lagu dilay 3 nin oo aan waxba galabsan. Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu saaka isugu yeedhay talisyada Guud ee Ciidanka Qaranka iyo Booliska iyo Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo gaashaan Dhiga waxaanu si Adag u Amray in ay raacdo galaan oo ay soo qabtaan dhagar qabayaashi dilkaas geystay meel kasta oo ay joogaana ay kaga daba tagaan. Madaxweynuhu waxa uu masuuliyiintaa ku adkeeyey in aanay ka soo hooyanin ilaa ay dhagar qabayaashaa soo qabtaan oo ay sharciga horkenaan. Ugu danbay waxa uu Madaxweynuhu Tacsi u dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkaas ay gacanta ka xaqa darani dishay. Waxaanu leeyahay Ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo iyagana naxariistii Janno ha ka waraabiyo. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
-
Hargeysa (GNS) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka Kulan la qaatay Talisyada Guud ee Ciidanka Qaranka iyo Taliyaha Booliska, Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo gaashaan Dhiga. Madaxweynaha ayaa Masuuliyiintan Amar adag ku siiyay in ay Soo qabqabtaan dadkii geystay Dilkii xalay ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Gabiley iyo Boorama, waxana uu ku xoojiyay in aanay ka hadhin cidii gaystay Falkan Sidaas waxa Madaxweynuhu ku sheegay War saxaafaddeed, ka soo baxay Qasriga Madaxtooyadda, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Gabiley News, War saxaafadeedkan oo dhamaytiran ayaa waxa uu u dhignaa sidan. Warsaxaafadeed Xalay, gelinkii danbe meesha la yidhaahdo Saameel oo u dhaxaysa degmooyinka Gabiley iyo Baki waxa ka dhacay shil foolxun waxaana lagu dilay 3 nin oo aan waxba galabsan. Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu saaka isugu yeedhay talisyada Guud ee Ciidanka Qaranka iyo Booliska iyo Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo gaashaan Dhiga waxaanu si Adag u Amray in ay raacdo galaan oo ay soo qabtaan dhagar qabayaashi dilkaas geystay meel kasta oo ay joogaana ay kaga daba tagaan. Madaxweynuhu waxa uu masuuliyiintaa ku adkeeyey in aanay ka soo hooyanin ilaa ay dhagar qabayaashaa soo qabtaan oo ay sharciga horkenaan. Ugu danbay waxa uu Madaxweynuhu Tacsi u dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkaas ay gacanta ka xaqa darani dishay. Waxaanu leeyahay Ilaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo iyagana naxariistii Janno ha ka waraabiyo. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Today's Game ...... Sanaag Vs Togdheer Pick your team now ................ Gooooo Togdheer -
Official Somaliland provincial football tournament thread
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
:D ,, That was the funniest part I tell ya .... -
Those murderers should be brought to Justice ... they deserve to be hanged in front of everybody. The conflict in Ceel-bardaale took too long and started in the 80s ... No government was able to solve this problem but at least, the killings should stop now.
-
Gabiley(HWN)-Sida ay u xaqiijiyeen dad xog ogaal ah oo ku sugan Deegaanada Satiile ee Waqooyiga Gabiley, Shabakada Wararka Hadhwanaagnews u sheegay in sadex ayaa habeenkii xaley ahaa lagu dilay Deegaanka Seemaal, oo kamid ah agagaarka dhulbeereedka Ceel-Bardaale ee mudada badan colaadu ka taagnayd , waxaanay dadkaas ka ag dhow Deegaanka Seemaal sheegeen in sadexda qof ee lagu dilay halkaasi ahaayeen Aabo iyo Laba inan oo uu dhalay. Majiro war rasmi ah oo cadeynaya cida ka danbaysay ama fulisay dilkaasi, haseyeeshee, wararka la isla dhex marayay ilaa saaka Magaalada Gabiley, waxa dilkan lagu xidhiidhinyaa in uu ku lug leeyahay ama ay geysteen shakhsiyaad aan la aqoonsan oo doonaya in ay rabshado mar kale ka bilaabmaan halkaasi, inkastoo dhinacyo kalena ay sheegayaan Warar kale oo kaas ka duwan, hadana wali ma cada cida dhab ahaan uga danbeysay falkan dilka foosha xun ah. Gudoomiyaha Gobolka Gabiley, Cali Aw Aadan Meecaad oo aanu subaxdii hore ku kalahnay si aanu wax uga weydiino dhacadadan xalay ka dhacady deegaankan ayaa, isagu gabi ahaanba ka gaabsadey in uu wax tafaasiil ah ka bixiyo ,haseyeeshee Taliyaha Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka Gabiley, Rashiid Ismaaciil Warfaa oo hadhwanaagnews wax ka weydiisay ayaa sheegay in uu ka hadli karo oo kaliya marka uu Ciidankaa uu hada u direy in ay xog buuran ka keenaan deegaankaasi. Ma aha markii u horeysay ee fal noocan oo kale ahi ka dhaco deegaandaasi haseyeeshee, waxa uu dilkani noqnonayaa markii afraad ee nooceeda ah oo dilka noocan oo kale ahi dhaco, iyadoo markasta oo deegaanadaasi ay ka dhacaan rabshadana aad looga naxo Gobolada Gabiley iyo Awdal maadaama ay is dhexgal xoogani ka dhexeeyo bulshooyinka labada Gobol sidaa daraadeedna ay aad uga walaacsan yihiin dhibaatada xiligan kasoo cusboonaatay guud ahaanba dadweynaha kunool deegaankani.
-
Dagaal mar kale ka qarxay Deegaanka Seemaal oo ka Tirsan Ceelbardaale ayaa Sababay dhimashadda Seddex Ruux oo halkaasi lagu dilay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Daahir Maal iyo Wiil udhalay ayaa ka mid ahaa Dadka la dilay halka ninka kale lagu Magacaabo Afmadhan diid, Lama Garanayo cid weerarka ku horaysay Balse Dadka la dilay ayaa ka mid labadii beelood ee Dirir ku dhex martay Deegaanadda Ceel bardaale oo aan in muddo ah wax dhibaato ahi ka dhex dhicin. Maaamulka Gobolka Gabiley iyo Maamulka Gobolka Awdal oo aanu isku daynay inaanu wax ka waydiino Arimahaasi ayaanay noo suuro galin illaa hadda lama garanayo khasaaraha dhabta ah ee meesha yaala balse wararku waxa ay sheegayaa in khasaaruhu intaasi ka badanyahay. Kala soco Wixii ka soo kordha Gabiley News oo si faahfaahsan idiinku soo gudbin doonta. GND
-
Dad bay meeli bugtaa ,,,,,,
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;763147 wrote: So it is like xaflad aan lagaaga wicin inaa baaq kasoo saartid, saying you are not going to attend. Oh, maxaa la dhahaaye markaan camal. Yes, isqor bilaa liis . Abdul;763208 wrote: This meeting is for somalia which includes north west region. He knows it is for Somalia dee not Somaliland ,,,
-
-
Waxaa Salaadii subax kadib agagaarka gurigiisa oo ku yaala xaafadda Biyo-Kulule lagu toogtey Sheekh kamid ahaa Culimada ugu magaca dheer uguna waaweyn gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland. Sheekhaas oo lagu magacaabo Jirey Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan wuxuu kamid ahaa Culimadii xalay soo qaban qaabiyey kana hadlay Nedwadii Samirsiinta ahayd ee ka dhacday Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso. Wuxuuna qayb ka ahaa Gudoonka sare ee Jaamacadda Bariga Africa isagoo sidoo kalena macalin ka ahaa kuliyadda Shareecada horayna xilal kala duwan uga soo qabtay maamulka Jaamacadda. Lama garanayo cidii Sheekha dishey waxaase lagu dhuftay dhowr xabadood xilli oo kasoo baxay Masjidka (Xasan Ibnu Cali) oo xaafadiisa u dhow isagoo u geeriyoodey dhaawac culus oo soo gaarey waxyar kahor intaan Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso loo qaadin. Sheekh Axmed Xaji Cabdiraxmaan wuxuu ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo Culuumta shareecada aad ugu xeel dheer islamarkaana Shahaadada Sare ee PHD-da ka qaatay Cilmiga Xadiiska waxaana geeridiisa ka tacsiyeeye aadna uga naxay dhamaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada Boosaaso oo xalay khudbadiisa si toos ah Idaacadaha ugala socdey.
-
Amin Amir on Somaliland Football Tournament Burco2011
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
The Yesterday's game was the most interesting one ,,, Don't even know why but was full of excitement Today: Togdheer Vs Sanaag -
Xukuumadda Somaliland ayaa isla shalayba xabsiga ka sii daysay dhawr iyo toban ka soo jeeda Maleeshiyadii isku dayday inay qafaalato Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Xiirane kadib markii ay isku dayeen inay wadahadal u furan labada Beelood. Sida uu Waaheen u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiishii goob jooga ka ahayd go’aamaddii shalay lagu dhawaaqay ee laga soo saaraay shaqaaqadii Ceerigaabo ayaa sheegay in isla shalayba go’aanka kadib ay Xukuumaddu fulisay sii daynta kooxdaas oo ka mid ahaa qoddobada lagu heshiiyay in la fuliyo. Sii daynta Kooxdaas ayaa noqonaysa qoddobkii koowaad ee ka fula waxyaabihii lagu heshiiyay eek u xidhnaa dhinaca Xukuumadda iyadoo lagu xukumay bixinta Magtii ka dhalatay Rasaastii kooxda la sii daayay ku furtay sadex qof oo isla maalintaas dhintay oo ay ka mid ahaayeen laba Askari oo CIIDANKA Qaranka ah iyo Haweenay
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
END OF GAME ... Sahil 1 - 1 Gebiley Damn these drawings ,,,, -
Somaliland students in Malaysia using Somaliland passport
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
-
Zimbabwe Women Accused of Raping Men 'For Rituals'
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
"One of the women threw water in my face and they injected me with something that gave me a strong sexual desire," he said. "They stopped the car and made me have sex with each of them several times, using condoms. "When they had finished they left me in the bush totally naked. "Some people gathering grass helped me by calling the police, who took me to hospital to deal with the effects of this drug that I had been given, as the urge to have sex was still there." .... -
Zimbabwean police believe there is a nationwide syndicate of women raping men, possibly to use their semen for use in rituals that claim to make people wealthy. It has taken more than a year for any arrests to be made, and on Monday three women are to go on trial in the capital, Harare, over the allegations which have shocked the country. One alleged victim, who wished to remain anonymous, gave an account on national television in July of his experience which happened after he was offered a lift by a group of three women in Harare. Continue reading the main story “Start Quote The urge to have sex was still there” Alleged male rape victim "One of the women threw water in my face and they injected me with something that gave me a strong sexual desire," he said. "They stopped the car and made me have sex with each of them several times, using condoms. "When they had finished they left me in the bush totally naked. "Some people gathering grass helped me by calling the police, who took me to hospital to deal with the effects of this drug that I had been given, as the urge to have sex was still there." The women due in court have been charged on 17 counts of aggravated indecent assault - as Zimbabwean law does not recognise the act of a woman raping a man. They were detained earlier this month in the central town of Gweru, 275km (170 miles) south-west of Harare, after officers found 31 used condoms in the car that they were travelling in. READ MORE........
-
Popular Contributors