Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. اسماء الزوجات في تلفونات الازواج مرحلة الخطوبة: 1- MY Love 2 - بيبي 3 - حياتي 4 - عمري مرحلة شهر العسل: 1. عيوني 2. قلبي 3. ميمي (إسم الدلع) . عندمايصبح عندهم طفلين: 1. أم فلان 2.البيت بعد 5 سنوات زواج: 1_المحقق كونان 2- الحكومة 3- المخابرات 4- غلطة عمري 5- اعوذ بالله من الشيطان
  2. Wait until he comes back saying "Somalia is the real Somaliland"
  3. Then u should be worried ,,, Is that why all the OG are Bacaacing ??
  4. ^ ^ That piece belongs to buraherer only ......
  5. Abtigiis, Laysuma gabyayo ee just kaas sare uun akhri oo fahan ,, that is all.
  6. Carrab dananka laasima Wacdi dowdab lagu yidhi Ninka ii dudubiyow Kuma deexdo hadalkee Wax kaloon daneeyoon Ku damqado ma haysaa?
  7. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=yrTgH7636jg" frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Don't change the topic yaa old man .... Open a new thread for Buraherer if u want but this one is a little farriin for you.
  9. A dangerious but important move ..... Those silly Arabs are finally learning and leaning at the same time.
  10. I would read anything and about everything ,,,,,, after all ,,, everything happens in this world. Depends on your presentation and how you put it though.
  11. Malika;767681 wrote: 'Waswahili' I'm just trying to say that in Somali ,,,, and it doesn't sound good
  12. Damac waa halkiisii ,,, Dabna waa dabkiisii Adeer waxba ha is daalin ,, too many threads about Somaliland ,,, too much hatred words ,,, dumarkoo la caayo ,,,, all you can do ... but nothing changes anything. Waa talo waayeel ..... imika hadaad fahmi waydo ,, dhib ma leh ,,, Saadambaad garan
  13. Dab haddaad hunqaacdiyo Haddaad daacdo dhabataba Haddaad adigu doontiyo Haddaad adigu diiddaba Haddaad ii darraatiyo Haddaad ii ducaysaba Haddaad maato dabatiyo Haddaad doobta lalisaba Haddaad doolli noqotiyo Haddaad daasas fagataba Haddaad geelal didisiyo Haddaad daylo shabisaba Haddaad faan dudubsiyo Haddaad been daldalataba Haddaad kaara ducatiyo Haddaad geeri dihataba Haddaad dooddi oroddiyo Haddaad deeddan socotaba Haddaad soo durdurisiyo Haddaad xeel la durugtaba Haddaad waalli duushiyo Haddaad maan ku dirirtaba Haddaad daad faruurtiyo Haddaad soo da'fanataba Haddaad duusho kicisiyo Haddaad dawri carisaba Haddaad dawga xidhatiyo Haddaad deyr is marisaba Haddaad buur la deristiyo Haddaad dooxyo qodataba Haddaad doobir shidatiyo Haddaad diina taxataba Hadduu dhiigu daatiyo Hadday xaydhi dixataba Hadday guushu degatiyo Hadday daahyo rogataba Hadday qaanso debecdiyo Hadday shiish dellegantaba Hadday Daylo curatiyo Hadday deero tebisaba Adoo dool dhaqaaqiyo Adoo data mooyee Damac waa halkiisii Dabna waa dabkiisii ............................................... Hadraawi
  14. I just love when kids educate each other .... Yeah ,, send him a PM
  15. Difficile de fêter Noël dans certains pays d’Afrique, comme par exemple, en Somalie, où la situation est très instable et où l’insécurité règne. Une insécurité qui touche particulièrement les chrétiens du pays. Aujourd’hui il ne reste plus qu’une centaine de catholiques dispersés sur ce grand territoire. Et il en est de même pour le Somaliland. Dans ces deux régions, Noël sera donc fêté individuellement, comme nous l’explique Mgr Giorgio Bertin, évêque de Djibouti et administrateur apostolique de Mogadiscio = Difficult to celebrate Christmas in some African countries, such as in Somalia, where the situation is very unstable and insecure reign. Insecurity, particularly affecting the country's Christians. Now it only remains one hundred Catholics scattered over this great land. And it is the same for Somaliland. In both regions, Christmas will be celebrated individually, as explained by Bishop Giorgio Bertin, Bishop of Djibouti and Apostolic Administrator of Mogadishu FULL SPEECH HERE
  16. Waxaad u baahan tahay uun sheeg waa la joogaaye ,,
  17. :D ... Used to drink more than 20 of them when I lived there ...
  18. Abtigiis;767580 wrote: One secession is for freedom, fighting colonialism, domination, oppression You forgot to tell us the name ,,,