Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Kenya talks glibly about al-Shabaab's spine being broken, but the geographic reach of the war is spreading HERE
  2. ,,, There is nothing wrong with the link ..... come on Aaliyah, you're devil .. lool .. why would u associate me with Najaad bal ??
  3. Carafaat;772124 wrote: Oo kuwaasi mexee sameeyaan? markaad laba kala dhex gasho ,,, ee dhididka iyo kulaylku cirka maro ,,,, ayaad odhan doontaa "wax naftii u eg baa iga socota"
  4. FULL WARAYSI Hargeysa, Somaliland, January 10, 2012 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in aanu jirin khilaaf u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia, balse khilaafka, dhibaatada iyo dagaaladuba ka taagan yihiin Somalia. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sidaa ku sheegay waraysi uu todobaadkii hore siiyay TV-ga Qaranka ee dalka Turkiga oo wax ka weydiiyay aragtida ay dawlad ahaan ka qabto Somaliland, haddii ay dawladda Turkigu dhex-dhexaadiso Somaliland iyo Somalia. Waxaanu Madaxweyne Siilaanyo isaga oo su'aashaasi ka jawaabaya yidhi. “Somaliland iyo Somalia ma jiro wax khilaaf ah oo ka dhaxeeyaa, dhibaatada, dagaalada iyo khilaafaadkuba waxay ka jiraan Somalia, laakiin ma jiro khilaaf u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia, sababta oo ah dadka reer Somaliland 1991-kii waxay go'aan ku gaadheen inay dalkooda iyo dawladoodaba dhistaan, waxaanay higsanayaan horumar iyo inay beesha caalamka ka mid noqdaan. Sidaasi darteed annagu dawlad ahaan Somaliland waxa aanu taageersanahay dedaaladda caalamiga ah ee lagu doonayo in xasiloonida loogu soo celiyo Somalia, isla markaana waanu soo dhawaynaynaa haddii ay dawladda Turkigu wax ka geysanayso hawlaha nabad soo celinta Somalia”. Madaxweynaha Somaliland oo la weydiiyay arrimaha aqoonsiga ee Somaliland waxa uu sheegay in aqoonsigu laba nooc yahay, isla markaana mid ka mid ah ay Somaliland haysato, ka kalena ay rajaynayso inay beesha caalamka ka hesho. “Horta sideedaba aqoonsigu waa laba nooc, mid waxa weeye in ay dunidu ogtahay jiritaankayaga, isla markaana ay wada shaqayn iyo xidhiidh na dhexmari karo, markaasi noocaasi aqoonsiga ah waanu haysanaa oo wadamo badan oo dunida ka mid ah ayaanu xidhiidh la leenahay, haddii ay noqoto wadamada jaarkayaga iyo haddii ay tahay qaaradda Afrika, Yurub iyo Ameerikaba, kuwaasi oo aanu kala shaqayno arrimaha ammaanka ee gobolka, la dagaalanka budhcad badeeda iyo xag-jirnimadaba, iyada oo aanu arrimahaasi kala shaqayno wadamada gobolka ee aanu jaarka nahay iyo kuwa dunida inteeda kaleba, waxaananu nahay bogcad muhiim u ah amniga gobolka. Laakiin qaybta kale ee aqoonsiga ee ah in dawladaha dunidu noo aqoonsadaan dal ahaan waanu rajaynaynaa waanay iman doontaa haddii alle yidhaahdo”.
  5. Yes, it is macquul to intertain you but come on ,, it has been 17 years and is even more isolated.
  6. That is why some are worried and depending on this refugee aka buubaa ....
  7. Buubaa's position is the same since 1994 sxb ,, nothing new and he is only trying to proof his point here. At least bring something new or someone new dee ......
  8. hadaad ila giijin waydo fadhiga ila xoojin waydo anigu ku islaansan maayo agtayda joogi maysid markaan odayada la joogo marku ninba oori sheegto adiga kugu faani maayo ..............
  9. I'm just waiting for 2016 then ,,,
  10. This is not a violation of the SOL rules as it is not mean to be insulting or talking about Qabiil .. but rather a painful documentary of what happened and how far Somalians sank deep into the lowest ..........
  11. isago xashishad ka dhargay Naftiisa Lahadlaayay buu yidhi: "Boorsadeydii Jeebka Saxibkay Ayaa Iga Xaday Wuu Iga Raayay ..Boorsada Lacag Maku Jirin Waan Karaayay...Lakin Sawirka Saxibteey Ayaa Kujiray Shyt Waa Iga Raayay...Balse Sawirka Walaashiis Uu Ahaa Anigaa Karaayay Uultimo"
  12. Illayn waaba adigoo nool oo madax ah naagtaadii nin kele oo wadaad ahi ha iska fuulfuulo
  13. The tax increase already started sxb ... i just hope it continues like that.
  14. ...... Islaamaha Buurbuuran uun iska ilaali waayahaye