Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I doubt it is written anywhere though ,,,
  2. I'm talking about Ali Khalif's article you silly ,,,
  3. Is that the correct title ??
  4. ^ ^ Waar qoraalka akhri baa lagu yidhi dee
  5. In 2011 Chatham House held a small roundtable meeting with Somaliland politicians, civil society, diaspora and thinkers along with experts and observers from key international partners. The roundtable was held under Chatham House Rule, and aimed to encourage new thinking about Somaliland's place in the world twenty years after it's self-declared, and still unrecognised, independence. This conference summary presents some of the issues raised in the discussion. http://www.chathamhouse.org/sites/default/files/public/Research/Africa/1211confsummary.pdf
  6. Talks are always welcome ...... As Rayaale used to say "Jaarnimo, iyo deris wanaag waa laga wada hadli karaa"
  7. MUQDISHO(AllPuntland)- Dawladda Jabuuti ayaa manta iska diiday eedihii lasoo jeediyey ee aha in ay ciidamadoodu duqeeyeen Masaajidka Al Hidaaya ee duleedka degmada Huliwaa ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay todobaadkan ku dhinteen Culumo Soomaaliyeed, xili ay ciidamada Shisheeye ee jooga Muqdisho ku garaaceen Madaafiicda MB-ka loo yaqaano. Saraakiil uhadashay AMISOM ayaa dhawaan sheegay in ay baari doonaan sidii ay ku dhacday talaabadaas, oo ay sheegeen in ay aad uga walaacsan yihiin, balse Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in ay masuuliyadaas leeyihiin ciidamada Jabuuti ee dhawaan tagay magaalada Muqdisho. Warar Madax banaan ayaa sheegaya in ay madaafiicdu ka soo dhacday dhanka ciidamada Jabuuti ay ka joogaan magaalada Muqdisho, inkastoo meelaha ay degan yihiin saldhigyo ka sokeeye ay degan yihiin ciidamada Burundi oo qeyb ka ah howlgalada ka socda gudaha dalka Soomaaliya. War logu talagalay Saxaafada oo kasoo baxay Safaarada Jabuuti ee dalka Soomaaliya, ayaa lugu sheegay in aysan waxba ka jirin wararkaas, waxa ayna sheegeen in ay sameeyeen Baaritaano ku aadan arrimahaasi. Safaaradan waxa ay sheegtay in ay taageerayaan ciidamada dawladda KMG ah iyo arrimaha tababarada, waxa ayna sheegeen in aysan hada wali galin dagaalada magaalada Muqdisho ee Soomaaliya, waxa ayna tilmaameen in ay aad uga xun yihiin arrimahaasi.
  8. I don't believe the cholesterol BS ..... Hilib is here to stay dear
  9. Gal-gala: (Sh. M. Network)- Dagaal sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay deegaan Buuralayda Gal-gala ee duleedka gobolka Bari. Dagaalkaani ayaa waxa uu ka dambeeyay kadib markii Maleeshiyaad daacad ah u ah wadaadka lagu magacaabo Sheekh Max’ed Saciid Atam ay weerar ku qaadeen fariisimo deegaan Buuralayda Gal-gala ay ku leeyihiin Ciidamada Maamul goboleedka Puntland. Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyadka taabacsan Atam oo si wayn ug soo horjeeda siyaasadda Maamulka Puntland ayaa halkaasi waxaa ku dhexmaray dagaal ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiis kala duwan sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijinayaan dadka deegaanka ah. Inta la’ogyahay 2-qof ayaa ku geeriyootay halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo la sheegay inay ahaayeen dhinacyadii dagaalamay, waxaana warar intaasi ka baxsan ay sheegayaan in khasaaraha uu halahaasi ka badan yahay. Majiro wax war ah oo kasoo baxay dhinacyadii halkaasi ku dagaalamay inkastoo Ciidamada Maamulka Puntland ay gacnata ku hayaan deegaanka Buurlayda ah oo ay weerarka ku qaadeen Maleeshiyaadka daacadda u ah Sheekh Max’ed Saciid Atam. Deegaan Buuralayda Gal-gala ayaa horey waxaa ugu sugnaa Maleeshiyaadka Sheekh Max’ed Saciid Atam, waxaana Ciidamada Maamul goboleedka Puntlnad ay dagaal xoogan kula wareegeen deegaankaasi kadib markii Wadaadkaasi ay ku eedeeyeen in uu qeyb ka yahay ammaan darida ka taagan deegaanada Maamulka Puntland.
  10. It is fake coz Bugland media did not write it ??
  11. He only comes out when he thinks there is a chance for him to get a position ,,,, so this is the perfect time for him after 20yrs. He loses, he will start bashing the whole thing ......
  12. maalin wanaagsan Yall ... No wonder I love Hilib ..... it si my daily doze nowadays
  13. Carafaat;772349 wrote: Can someone tell me the topic or who is adressed in this poem? The guy is talking to his bloody wife ....
  14. http://www.worldstarhiphop.com/videos/video.php?v=wshhaE99q77k7RnfHHv8" frameborder="0" allowfullscreen>
  15. Just in: Fresh fighting in Galgala ...... Stay tuned
  16. 36-Jir Aabbihii Iyo Hooyadii Ka Baafinaya Magaalada Hargeysa Hargeysa,(HWN) Mustafe waa 36-Jir aan aqoonnin aabihii iyo hooyadii. Waxa uu ku noolyahay magaalada Hargeysa oo badhtankeeda lagu tuuray isaga oo qiyaastii bil ama laba ifka joogay. Waraysi uu wiilkan la yeeshay Wargeyska Saxafi, ayuu kaga warramay qisso xanuun badan oo ka turjumaysa nolosha ruux kalidii joog ah oo aan waxaa ummad is dhaafaysaa kala xigin. Waxaana uu Mustafe hadalkiisa ku bilaabay oo uu yidhi. Sannadkii 1975-kii ayaa sidaan sheekada ku helay waqti ku beegan, Salaaddii subax waxaa laiga hellay aniga oo sudhan geed ku yaalla xaafadda Goljano ee magaaladda Hargeysa. Waxaan ku jiray Salad, markaa waxaana afka iigu jiray masaasad. Ruux dumar ah oo geedka aan ka lalmaday iga soo rogtay ayaana I geyssay Xarunta Agoomaha Hargeysa. Dhaqan ahaan xarunta agoomaha waxa la qoraa qof kasta oo ruuxa ama ilmo yar geeya xerrada, waana la diiwaan-geliyaa. Sidaas ayaa laigaga wareejiyay oo aan ugu koray dhalintii kacaanka. 6- Jir markii aan noqday ayaan baraarugay, waxaanan doonay ciddii I keentay xerada. Islaantii magaceedii ayaan baafiyay oo aan ka tixraacay diiwaankii lagaga reebay, waanan helay Islaantii. Kaddib Islaantii gurigeedii ayaan ugu tagay, waxaana ay ii sheegtay inay Geed laI sudhay inta salad laigu ridday anigoo markaa dhashay ay iga qaaday, waxay I geysay geedkii laftiisii oo illaa maanta jira, waxaana ay ii sheegtay oo kale in marka ay I heleen ay ku wada socdeen Afar dumar ah oo shaqo u kallahayay. Waxay ii geysay oo kale saddexdii dumar ahaan ee kale. Islaamahan waxaan ka dalbaday inay ii geyaan ciddii I dhashay, laakiin dumarkii waxay iigu dhaarteen inay halkaas iga heleen., waxayna igu yidhaahdeen xaafaddahan ayuunbay ku jiraan ciddii ama gabadhii ku dhigtay ee raadi.. meel aan ka raadiyo waan waayay. Nin oday ah ayaa markii danbe iigu yimi xarradii anigoo illaa 7-jir ah, waxaana uu igu yidhi waan ku dhalay oo astaamo aan leeyahay ayuu sheegay. Waan ku dhagay oo waan raacay, siddii ayaanan iskuul ku galay oo aan caruurtiisa uga mid noqday, waanu I xalaaleeyay. Markii dagaalku dhacay 1988, waxaanu galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyadda sare. Labaatan sano ka dib markii la qaxay ee la soo noqday ee aan muddo ka shaqeeyay dalka Djabouti oo aan reerkii hadba wixii aan helli karo taro..ayaa waxaa 1995-kii is qabsadday odaygii aabaha markaa ii ahaa Islaantiisii. Islaantu waxay ku dooday oo ay muddo isku haysteen in uu ii sheego in aanu I dhalin. Waxay ku tidhi da ayaad tahay Inankiina waakan weynaaday caruurtii xaqii lama qaybsanayo, markaa u sheeg runta oo ku dheh kumma dhalin. Dabadeed, wuu ii yeedhay waxaana uu igu yidhi siddaas ayaad tahay, maantana nin weyn oo aqoon leh ayaad tahay, wax aan kaaga baahanahayna ma jirto, siddaas ulla soco oo magaaladda iska gal, waan u qaadan waayay arrintaasina waxay igu noqotay waxaanad filayn iyo falaadhiba meel halis ah ayay kaa abaaraan. Waxaan ku idhi odaygii hadday sidaastahay oo aanad I dhalin, maxaad iigu sheegi weyday mar hore ileyn waan is baafin lahaa oo dadkii I dhalay ayaan raadin lahaaye, maxaad ii dhigatay. Dabadeed waxaa uu yidhi dee waxaan is lahaa Ilmahaagii ha noqdo waanan kulla dedaalay,laakiin, sidaas ayaad ahayde anigu kumma dhalin. Marka hore, waxaan ugu qaatay haddalkiisa xaqiiq iyo in uu I dhalay, siddaan horeba u idhi waxaa uu sheegay astaamo aan lahaa. Markaa astaamihii ayaan weydiiyay sidda uu ku ogaaday, waxaana uu igu yidhi. Astaamaha waxaa ii sheegay ninkii meesha (Xeradda dhalinta) waqtigaas haystay oo igu yidhi Inankan yar wuu ku anfici doonaaye korso. Ka hor intaanu odaygu igu odhan siddan ee aan caruurta ku jiray wax ka duwanaan ah oo aan dareemay iyo wax dhibaato ah oo aan qabay midna ma jirine waxaan ahaa nin reerkiisii helay oo si fiican ulla nool.laakiin, dhacdadaas danbe ayaa niyad-jab igu keenay iyo in aan waalan gaadho. Waqtigaas sheekadani soo baxday ee reerkii aan ka dhexbaxay waxaan ka soo noqday Djabuuti oo aan ka shaqeynayay, arrintiina waxay keentay oo aan 1995-kii dib ugu noqday Xaruntii agoomaha oo aan 15 sanadood ka maqnaa, halkaygii ayaanan ka galay., muddo ayaan xeraddii waxaanan markii danbe Macalin ka noqday dugsiga sarre ee Faarax Oomar oo aan ka dhigi jiray maadada FiisigiskaLaakiin, haddana, muddo laba sano ah markii aan ku shaqeeyay macalinnimaddii waa laga eryay shaqaddii 2007-dii oo Garab laaan ayaa I heshay in kasta oo aan ku dagaalamayna ma suurtoobin in aan ku guulaysto oo dib aan u hello shaqaddii, immikana noloshaydu meel halis ah ayay maraysaa. Immika waxaan u baahanay, oo iigu muhiimsani waa in aan hello dadkaygii iyo xuquuqdii aan dalka ku lahaa ka sokow Waalidka ta kale noloshaydii ayaaba cidhiidhi ku jirta oo niyad jabkii iyo xaaladahaas addagi waxay I gaadhsiiyeen quus iyo in aan quutal-yoomkii ama cuntaddii ka fekero, sidaas darteedna cid kasta oo I garrab gelli karta waan u baahanahay taageeraddeedda.
  17. MoonLight1;772878 wrote: They don't go mad when they hear the word "mediation" anymore.. As long as it is Somaliland Vs Somalia ..............