Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. so reporting means farxad ?? ,,, miyaan kuu xil qariyaa hadaa ??
  2. Buuhoodle-(HWN)-Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Saaka Waabarigii ku Ruqaansaday Buuhoodle halkaasi oo Malayshiyaad fadhiyeen kadibna laqabqabtay Malaysiyaadkaasi. Tuulooyinka ku hareeraysan Buuhoodle ayaa ah Goob istiraajiyad ah taasoo ay wararku sheegayaan in Cali Khaliif Galaydh iyo Nimankale ay kasoo galeen halkaasi kadib intii aanan shirkan Taleex bilaaban waxaana uu ahaa albaabkii ay kasoo galeen. Cidanka Qaranka Somaliland oo aad u Gashaaman ayaa imika gacanta kuwada dhigay Tuulooyinka ku hareeraysan Buuhoodle iyo Malayshiyaad halkaasi joogay oo qaarkoodna durba isku dhiibeen Ciidanka Qaranka Somaliland Magalada Buuhoodle iyo Gabi ahaanba Tuulooyinka ayaa si xarago leh Gacanta loogu wada dhigay waxayna gacanta ugu jirtaa Cidanka Qaranka Somaliland oo aad U Gaashaaman.
  3. Ceerigaabuu dagaal ka dhici doonaa baa lagu sii farxayaa ...... cajiib
  4. Not now ,,, maybe in 30 years time when things calm down.
  5. Imtixaankii waad dhacday dee ,,,, ku soo noqo mar kele
  6. Wonderful ..... Well done Mr. President. This was one of his best speeches
  7. GaadhHaye;774366 wrote: Soomaalidiid, Instead of jumping to the mic, take time to read and understand the case... Read and Understand what ??? ,, the NSPU letter ????
  8. GaadhHaye;774338 wrote: E-mail: contact@nspu.org website: www.nspu.org Nabad gelyo .... So NSPU represent China nowadays ,,, eh ??
  9. ..... I guess you mean One week .. looooooooooool
  10. I don't know which side of the history you are talking about but if you want to reflect that of Sayidka and his allies, we all know they had their revival times and they were finally defeated. People like "You" should feel ashamed now that this is between Somaliland and SSC movement ... not Somaliland Vs Bugland any more. You have been successfully put out of the battle ground and the only thing remains for is to ululate like a newly wed girl who is standing in the corner and waving her hands. This Sool issue will end sooner or later but you should know from now on it is an internal conflict and Somaliland will address it as such. No more disputed areas and no more of your adeeros involved in this.
  11. ^ ^ Adiga alaabtan waxba lagaa waydiin maayee iska aamus niyow ..... reer magaalkaa loogu talagalaye
  12. .. It is funny when Alshabab are teaching Kenya Officials about propaganda Techniques in simple & short bullet points. Thought Propaganda is a lie and Muslims shouldn't teach but rather avoid doing it ..... Ahh the Irony Now this is Alshabab's messages according to their Twitter Account: Lesson 1: Coaxing the #Kenyans: How to Master the art of Persuasion! Lesson 2: Photo Montage: #Photoshop 101 – Photo Management & Manipulation Lesson 3: Mastering the three C’s; Consistency, Coherence & Common sense (as this seems to have eluded the Major) Lesson 4: Conceive consciously +lie convincingly +communicate comprehensibly +converse colloquially +conclude with clichés = Captivate continuously
  13. Aduunka meel walba Jabhadi way ka jirtaa ,,,,, I just hope there will be no more bloodshed