Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Meel aad u caanoo Caafimaadka lagu bartoo Maskax lagu caanamaalay Dadku ay ciseeyaan Lagu wada casheeyoo Cashar lagu kala helo Aniguba u codeeyaye Ma cid baaba diidan ??
-
Then u go to Somalia and don't plz pass any of us while wearing these . . .
-
AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Wiilo adigu waxa oo cilmi ah xageed ka keentay ?? Shaki kuma jiro inuu af soomaaligu imika afafka kele ka dambeeyo laakiin weli wuu shaqaynayaa ,,, waxaanse aad ugu qoslay oon kursiga ka dhacay afsoomaaliga lagu turjimay englishka ee albaabka ku dhegsanaa ,,, that was extremely funnny walahi -
Waa run ,, dadka qaar bay noloshooda oo dhami isku yaacdaa oo isku daba meeraysta marka aad waraysatana lagu oranayaa waa agoon ama waa rajo ,,,,, laakiin adiga being this nice and smart way u r living ,,,, i'm sure u r gonna make it ,,, Just keep going on ,,,,,,
-
haaaaaaaaaaa,,, Ok,,, Hadda waad iska tegi kartaa markaa ,, fasax baad tahay iska sii carar inta hartay aniga iyo Wiilo baa sii dhamays tiri doonna ,,, Laakiin ha raagin ,, marka aad soo toosto waa inaad noo timaado ka hor inta aanad weji dhaqan ,,,,
-
so, what do u think then ???
-
loooooooooooooool,, ahahaha Daaqadda , Daaqadda ,,,,, albaab ma laha meeshaad jiiftaaa
-
List kaa ma rabo inuu sheego wuxuu yahay ,,, inuu ka meeraysanayo sow ma aragtid ??
-
MMMMMMMMMMMMMMMMMMMM ,,,,, Lemme think ,,,,,, depends if we are same location may be ?? will see anyway . . .
-
khasab waad tebeysaa oo waa waalidkaa laakiin mar hadii aad noloshaada ka adagtahay waa Ok,,,
-
To be honest ,,, i'm one of UN staff somewhere in the world ,,,,, it's not a joke ,,
-
Somali church leader concerned about situation of Christians
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in General
wow ,,, that is when LOVE qabyaaladda -
looooooooool Alle u baahne,,,,, waxaan u gartay inaaanad weli seexan ,,, ahahahaha iska soo jeed,,
-
what do u mean about healthy by da way ??? just lil discribtion ......
-
May be he was dreaming or talking to someone else ! ! !
-
ku dar weliba ilaa 100 ka
-
What da hell is that list ????
-
Alle u baahne,,, thanks walaalo waan fahamsanahay laakiin aniga runtii kaftan uun bay iga ahayd ,,,, waxoogaa spice ah uun baan ku darayay sheekada ee si kele ha u qaadan. Sida aad sheegtay way caqli badan tahay ,,, waxaanan ka helaa sida fiican ee ay kaftan yaqaanka u tahay laakiin marka aad arrimahaa meesha soo dhigto inta ay qajisho ayuunba Waar qashqashaada dhaaf ku waalataa ,,, dee markaasaa anigana la i saaqaa oon yara damqadaa (kaftan),,, Laakiin sheekadaada waan ka helay runtii Thanks again and again
-
waa runtaa oo israafku ma fiicna laakiin adiga arrinkaaga oo dhan UN ka ayaa qaba ,, iyagaa bixinaya wixii kharash ah ,, waayo waa international wedding ,,,,, Vaccation kana waxaad tegeysaa buurta Daaallo for 3 da first three months ,,, guri fiican oo ku meel gaar ah baa lagaaga dhisayaa ,,,
-
Walaahi waa runtaa ,,, waa fursad inta ay noolyihiin ,,, thanks ,,, waan ka ducaysanayaa talada qof waliba wuu u baahan yahay runtii ,,,, laakiin adiga i guess u r so strong that u can survive without them ,,,,, Ilaahay ha kuu fududeeyo
-
Loooooooooooooooooooooool wiilo ..... Miyaad i arkaysay ,,, sorry haddaan dhar gashanayaa
-
aaad baan u jecelahay dadka kaftan yaqaanka ah ee furfuran runtii and u r one of them thanks
-
Okkkkk, u r absolutaly right ,,,,,,,
-
Ohhhhhhhhhhh sorry again , i didn't know about that ! ! I do pray with you Dear ,,,,,, Alxamdulillaah for me both are alive and still young ! ! ! !
-
Popular Contributors