Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waaban kaa baqday markan ! ! !
-
AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Wiilo ,, walaaleey plz bal qaar ka mid ah kuwaas la turjumay ii soo qor ,,,, wallahi it is so funny ;D I Love af-soomaaliga Gurracan .. it makes me laugh a lot ,,,, -
Yaa kuu sheegay inay luqado yihiin horta ?? iska hubso ,,,,,
-
kkkkkkkkkkk AXXXXXXXXXXXXXXXXXX Kelyahaa i bararay ba ,,,,,, gax gax gax gax gax gax gax
-
Oo haddana soo kacay ! ! !
-
ahahahahaha ,,,,, Alle u baahne ,,,, Wiilo, adiga xoogaa naga yara gembiso ilayn meesha adigaa lagugu xamanayaaye ha na soo fiirin ,, haye dheh ,,,
-
Haaaaa Khatari Sana ,,,,,, Khatar Cadiim ,,,, Gujkee ,,,, Jigir Aalle ,,,
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
Degey
-
Dhibta naga dhaaf dee waa ku sidee
-
dee walaal hadii private la isla tago ka sheekee waxa dhacaya ,,, inta gooni la isku noqdo arrimo caashaq iyo dareen jacayl laga sheekeeyo sow shaydaankii intuu meesha soo galo isku kiin dhufan maayo oo hadhow uun ku waalan maysaan "Allla maxaa dhacay ,,,, yaaaa ,,,,, Inaalilaaaaaah ,,,,,,," kkkkkkkkkkkkkkkkk
-
sidaasay ila tahay hadii kele waxay oran maxaad ii xamanaysaane ilayn way masayrtayna ma oran karnee
-
Horta ma arkaysay ,,, imika beryahaaba waan arkayoo hadalkeedu si buu u qallafsan yahay laakiin waan isaga dul qaadan ,,,,,,, War jiraaba cakaaruu imane
-
And u know how it hurts when !!!!!!!
-
Hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay ,,,,, Private aaaa ??? looooooooooooooooool ,,, Weligiin iska jira private wax la dhaho ,,,, ciyaarah waaweyn oo dhex ka dheelka la yiraa ayaa ka bilowda ,,,,, nothing is sweeter than public ,,,,,, take care ,,,,,
-
Wiilo Qajilaada dabci xumaan maaha ,, sidaa ha u qaadan waa the best thing in da women. Alle u baahne thanks for the advice laakiin sidaas kumaan moodayne waxaad sheegatay inaad iga khibrad badan tahay
-
Wiilo maxaa dhacay ,,, ??/ Qajilaad miyay kaa tahay mise ???? Bal fiiriya waa kaas waxaan sheegayay ! ! !
-
i think u better go to Sudan wearing these ,,, good to use them there ,,,,,
-
Waar niyow inta aad nacasnimada iska dhaafto aniga Wiilo igu halleee ,,,, adiguna Simply the best waxba ha ka meeraysane ku adkayso dadku wuuna wada mashquulasan yahay haddana xarrago lagama tagee,,,, gabadii Raula ayaa iyaduna Nuune la hadlayso ,, isaguna wuu fahmi la'yahay ,,, waa idin sidee ,,,,, gotta wake up now
-
eeeeeeeeeeeeeeeen ,,,, waar niyow waa runtaaye inkastoonan maqal way ku raadinaysay laakiin gabadhaas xishoodkaa ku badanoo qof soo riixa mooyaane laakiin iyadu ma soo dhaqaaqaysee ,,, Ilaahay ha sahlo ,,,,,
-
So it started with some few reasons and ended with illusion ! ! That's the whole story . . . .
-
Haye haye,, Raula Nuune aad ka dhex bilaabaysaa sow maaha ?? ahahaha ,,, Baxsanow ku lahaa ,, hoos hoos baa la isugu dhigayaaye,, Nuune, ma maqlaysid miyaa ,,, waar gabarta la wad hee adigaaba BAXSANOW laguugu yeerayaaye wax ma fahmayside,,, Alle u baahne, waad ku mahadsan tahay gabayga ,,, afkaaga caano lagu qabay ! ! Tuujiye, Sabta adiga mid special ah aan kuu samaynaynaaye dalabkaaga noo sheeg waxa aad ka hesho ,,,, Wiilo,,, don't worry baan ku dhahay ! !
-
Maxaaa laga daynayaa ???? Ceeeeeeeeeeb
-
hehehehe . . . Alla maxaan been isu sheegnay ,,,, reer baadiyaha ariga iyo geela raacaa ugu fiican baan ku qoslayaaa marka runta ay timaado ee la waydiiyo qofka dooqiisa ah waxa uu tirinayaa ,, gabar yar oo reer magaal ah ,,, oo aqoon leh ,, oo at least dugsi sare dhamaysay ,,, oo ,,, oo,,,, oo,,, Runta ku dhimo weligaa ,,,,
-
Ohhhhhhhhhh,,,,,, Haye ,, war badan baa i dhaafaye ,,,, woow,,, Bushaaaaro ! Ninkii Alle u baahne ciduu raadinayay wuu helay sow maaha ??? Maansha Allah Ilaahay ha isu barakeeyo isaga iyo Simply ,,, Faataxa ! ! !
-
Popular Contributors