Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. oodo dhacameed siday u kala sareeyaan baa loo kala guraa
  2. waad mahadsan tahay ,,, waa si fiican laga tanaasulo waxyaalahaa foolxumada ah . Walaalo runta aan kuu sheego ,,, waxba ha isku daalin ,, xataa dadka debedaha jooga marka ay dalkii ku noqdaan way ku dhex milmaan ,,, anigaana shakhsiyan u soo taagnaa ,,,, waad og tahay dad badan oo ka mid ah siyaasiyiintu inay yihiin dad debedaha ku noolaa waxna ku soo bartay maantana ay yihiin kuwa waddanka burburinaya ,,,,, dadku way garanayan in qabyaalada iyo musuqmaasuqu ay xun yihiin haddana kama harayaan ,,, kuwa wada ee ugu waaweyn ayaa marka aad gooni isku noqotaan kaaga sheekaynaya qabyaalada iyo dhibaatada ay leedahay,, waxaan xasuustaa sometime in the past ayaa baabuurta tiknikada ee ********ta ayaa waxa ay ku xireen sameecado ka dibna waxa ay daareen cajalad uu jiro gabaygii Abwaan Timacadde ee uu lahaa dux ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane bal sawiro ,, waa ******** qabiil ka soo jeedda oo qabyaalad ku dagaalamaya waddankana burburinaya haddana waxay ay habeen iyo maalin dhegeysanayaan oo ay dadka maqashiinayaan inay qabyaaladu tahay ta wax duminaysa,,,, Markaa walaal dadkeenu waa kaas ,,, way garanayaan laakiin kama harayaaan ,,,,
  3. Oooooooooooh ,,, Just figured out one ,,,, Not 100% sure but looks like ,,,,, i'm just telling her name if anyone of you will agree with me or make some comments ,,, That is ,,, Wiilo The rest are under investigation ,,,,,,
  4. Wiilo, waad ku mahadsan tahay maqaalka aad soo guurisay oo runtii ah mid dhaxal gal ah hadii si fiican loo lafaguro. Laakiin, marka runta loo noqdo bulshada caalamku waxay ay leedahay wax ay ku hammido iyo target ay higsanayso kaas oo ah hadafkooda koobaad wax kastana ay u hurayaan. marka loo soo noqdo soomaalida, maaha dad hadaf leh, waa dad ay qabyaaladda iyo musuqmaasuqu maansheeyay oo inta uu si habsami leh u dhex qaaday aan wax keleba aqoonin. Yaa baray waddama aynu deriska nahay waxa la yiraa laaluushka ?? Ethiopia, Kenya, iwm. Bal u fiirso qaybta Politics ka ee SOL ,, waxa meeshaa ka dhacaya iyo qabyaaladda iyo gobolaysiga bareerka ah ee la is waydaarsanayo ,,,, markaa soomaali meel kasta ha joogto, wax kasta ha barato haddana waxa maanta halkaa dhigay ee waddankoodii burburiyay dadkoodiina masaxay waa qabyaalad iyo musuqmaasuq. Anigu runtii quus baan ka taaganahay . . . .
  5. Anyhow, let's look for the Good Somali women . . . . . . what do u think ??
  6. See camal,,,, soo dhacyeeeeeeeey ,,,,, ima aadan arkin miyaa aniga oo gadaaya oo ku luuqaynaya soo dhacyeeeeeeeeeeeeeey ! ! ! ! !
  7. Two weeks ago, was my forty-fifth birthday, and I wasn't feeling too hot that morning anyway. I went into breakfast, knowing my wife would be pleasant and say Happy Birthday and probably have a present for me. She didn't even say Good Morning, let alone any Happy Birthday. I said, well, that's wives for you. The children will remember. The children came into breakfast and didn't say a word. When I started to the office I was feeling pretty low and despondent. As I walked into my office, my secretary Janet said, "Good Morning, Boss, Happy Birthday." And I felt a little better; someone had remembered. I worked until noon. About noon Janet knocked on my door and said, "You know it's such a beautiful day outside and it's your birthday, let's go to lunch, just you and me." I said, "By George, that's the greatest thing I've heard all day. Let's go." We went to lunch. We didn't go where we normally go; we went out into the country to a little private place. We had two martinis and enjoyed lunch tremendously. On the way back to the office, she said, "You know, it's such a beautiful day. We don't need to go back to the office. Do we?" I said, "No, I guess not." She said, "Let's go to my apartment." After arriving at her apartment, we had another martini and smoked a cigarette and she said, "Boss, if you don't mind, I think I'll go into the bedroom and slip into something more comfortable." "Sure," I excitedly replied. She went into the bedroom and in about six minutes, she came out... ... carrying a big birthday cake, followed by my wife and children. All were singing Happy Birthday. ... and there on the couch I sat... ... with nothing on but my socks... … and *that's* why I fired my secretary
  8. why don't u just take ya part and leave da other's business ,,,
  9. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Soo dhacyeeeeeeeeey,,, labadaba shan dheh ,,,, Kunlow dhereg ,,,,
  10. where is his ciyaala xaafo by the way ???
  11. It's just a joke and probably happens in the western countries that are not slamic countries.
  12. ahahahahaha Last time he was seen somewhere called Cairo naked looking for a shelter better than Isilee village ,,, anyone see him should immediately report to the nearest police station and should provide him a shelter, some food but no drinks , , , a shirt and Bikini
  13. Originally posted by Kreepy Kid: Hola= hi come te illamas?= what's your name como estas= how are you? que pasa= whats wrong? te quiro= I like you te amo= I love you no me gusta= I don't like.... eres loco?= are you crazy? hiyo tu madre= son of a beach (you know what I mean) yo abreco tu= I hate you perdon= I'm sorry gracias= thank you de nada= your welcome I have to sleep on it= tengo constaraldo mi almohada Which language is this ?????
  14. ALLE TUUG - Waxa Tiriyay Abwaan Dhoodaan Boqoroow Allahayoow adaa baaqiyoo jira e Bari iyo adigaanay galbeed kula balaadhnayne Sawaariikhda adigaan ka baqin oo iska soo baxa e Adaanay bir orod dheer ku helin amase baabuure Baylood cirkaa mari adaan buur ka hoos galine Adigaa wixii aad burburin berina joogayne Baryadayda ii yeel adaan kuu bandhigayaaye Barashada cilmiga diinta yaan baafiyaa waliye Masaladii la baadhoo dhan baan baal ka taagnahaye In aad diinta ii badisid baan kaa baryahayaaye Nin waliba bilaadiisa wuu barako maalaaye Baradaydii gaal baa fadhiya buuran tabartaye Mana badheedhi karoo ninkaa baaqsadaan ahaye Inaad iga bixisaan rabaa oon kaa baryahayaaye Boqollaal rag oo wada fadhiya badhaha suugyaasha Oo turubka baandhayn hayoo adigu ii baaq leh Oon baabka waysiyo salaad boqonta maydhaynin Bogga naar inay dhigahayaan baabka lagu sheegye Umad baylahda u diid yaan kaa baryahayaaye?? Bangi lacag ah geel badan rag loo adhigu uu buuxo Oo aanay baahiyi haynoo lo'dii bowdka miranayso Oon bakhaylnimo sakada barina dhiibaynin Bogga naar inay dhigahayaan baabka lagu sheegye Ummad bixisa oon diidin baan kaa baryahayaaye Xeroow aan bilowgii cilmiga baran kitaabkiisa Oo imaamyadii wada billaa balah u sheegeeya Isaguna inuu ******* yahay baabka lagu sheegye Barqankaa inaad bi'isid baan kaa baryahayaaye Barbaar aan cibaada Alliyo Boqor adeecaynin Oo baarka siinaay kalkii bal u budlinaaya?? Oo buuri nuugoo ilkaha dabarku uu buuxshay Inay bohosha naar galahayaan baabka lagu sheegye Dhallin aan ibliis bi'inin baan kaa baryahayaaye Bogga kale haweenkiyo haddaan baal kale u leexdo Iyadoon Billaaahi iyo Islaanimo ku buuraanin Asturkii kolkii laga baxay bay sii burburiyeene Waxay baratamaayaan kob aad uga ba'aysaaye Boggaa qaawan bowdada cad iyo naaska badhidiisa Barta xaluska kaga taala iyo bari dabkii gaadhay Adoon baadhin baad heli kartaa booska uu yahaye Hablo badanka soo wada qarshaan kaa baryahayaaye Beeshii haddii aan wada marayoon baal walba u eegay Biyo lagu rogyaa iyo Jibriil baalka mariyaaba In halaag kusoo beegan yahay baabka lagu shegye Bulsho kheyrka wada raadisaan kaa baryahayaaye Waxa Tiriyay Abwaan Dhoodaan
  15. Good Questions Ngonge ,,, Just to add another one: What about if you fall in LOVE with your first causin ,,,, suppose it happened ??? it can happen right ?? Tell me then ,, would you marry him/her or force yourself to stop loving him/her??
  16. looooooooooooooooooooooooool . . . . ahahahahahahaha ,,,, Extremely Funny ,,,,,
  17. Yeah,,, No doubt ,, it is the best while outside ,,, but let's talk lil bit about inside while with da husband ,,,,,, What do u prefer ??
  18. gooooooooooooooooood,, Laakiin yuu la hadlayaa ,,,, qofkan uu canaanayaa waa ayo ??? . . . .
  19. Are we talking about SOL or Somali people in General ,,,,,, ??? In SOL ,, we know and i specially know there are Good Women ,,,,,, But just think Somali ppl in general ,,,
  20. Sorry ,, it's me again ,, couldn't wait for that answer since i think tuujiye is in da bathroom waxa aad ka hadlaysaan aniga sheekadanaan ka haystaa ,,, check it out : Qoys Maraykan Ah Then sheekadaas qoyska maraykanka ah si fiican u aqri oo laakiin don't be fainted ,,, guess it is reall but Tuujiye will confirm . ..
  21. Anigu waxaan garanayaa dad family ga ka tirsan oo Amerca aaday muddo hadda dhow bilood laga joogo ayaan waxa ay la fahimi waayeen noloshii iyo sida ay wax u socdaaan,,,,,,, Sheekada ugu qosolka badani waxa ay dhacday markii ay diyaaradda la socdeen oo ay New York ku sii jeedeen ayaa mid ka mid ah waxa qabatay xaraarad oo sigaar inuu cabo buu rabay,,, markii uu la soo baxay baa shaqaalihii flight ku u sheegeen inuu mamnuuc yahay oo aan la ogolayn ,,, haddana wuu is iloobay misana sidii oo kele baa loo sheegay. ugu dambayntii aad buu ugu baahday sigaar,,, laakiin markii uu la soo baxay baa inta mid ka mid ah gabdhihii diyaaradda u timid ay u sheegtay inaan loo ogolayn in diyaarada lagu dhex cabbo wax sigaar ah,,,, isaga oo aan is ogayn buu inta qayliyay gabartii ku yiri "Dee naga dhaaf hadaba ,, bannaankaan u baxayaa oo aan ku soo cabbayaa " hadda diyaaraduu waabay duulaysaa
  22. Aniga waxaan ugu jeclaan lahaa inta aan aduunka joogo CAAFIMAAD ... Kaas baa ugu qaalisan ,,,,,
  23. We are still looking for the Good Somali Women ,,,,, i think they're lost or something
  24. Wow Tuujiye,, nice point ,,,,' Inta aanan soo ban dhigin ra'yigeyga horta hal su'aal aan ku waydiiyo,,, Adiga ma ka badbaaday waxaas aad sheegayso mise waa ku dhex jirtaa ee dareenkaan keliya aad qabtaa ????