Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. hadii shukaansi jiro it should be open . . . anigu intaasuun baan u jeeday
  2. Simply, dee taas maynaan isku ogayn ,, markaad lahayd Wiilo ayaa walacaysa ma adigaa iska sheekaynayay ,,,,,,,,, Liin iyo besbaas isku darso ,, subaxdiina dhuxusha ruug
  3. Maxaad dacaska ku keentay anigu dhirbaaxadaan ka jecelahaye ,,,,
  4. Loooooooooool ,,, sheekadiina bannaanka soo dhiga nooh ,,,,,,,, sida aniga iyo Wiilo
  5. Dacaska aniga ma waxaad i moodaysaa haweenkii Muqdisho ee dacaska isla dhici jiray markay gaboobaan
  6. haaye inaad farxadda kele ee dhalashada iyo nikaaxa uga sheekayso mooyaane miyaa wallac iyo waxaas la sheeg sheegaa,,, hadda maanta oo dhan way ooyaysay Wiilo oo waxay lahayd dadkii oo dhan baa og in aan Candhuufta tufayo ,,,, sidaan u maslaxayay waan ku daalay ,,,,,,
  7. looooooooooooooool Simply ,,, iska dheh ,,, wax leen baraynaaa,, waa in ay sii ogaadaan hadda before they go there ,,,,, U sheeg walaaley ,,,,,,
  8. AAAAAAAAAAahhhhhhhhhhhhh,,,,, haddan arkay ,,, show annagaa nala xamanaayay ,,,, haye ,,, Simply ,,, see camal hadii Willo wallacayso ma dadka u sheeg sheegaan ku dhahay ,,,,, ceeb ,, waxaasoo kele lama sheegsheego,,, Alle u baahne,, horta adigu ma waalan tahay mise ??? inta aad dad isku xirtay baad iska dhaqaaqday adiga oon xataa meel baan aadayaa i suga dhihin,,,, dee waan ku sugi kari waynay adigana meel aad ka dhacday waan garan waynay ,,,, Laakiin waxaan la yaabanahay Naf aaway ,,,,,,,, Miyir aaway hadaad fahmi wayday meesha iskaga carar ,,,,,, waa sheeko aan si fiican u maqlay marka aan xasuustana aan aad u qoslo. Calaa kulli xaal,,,, bal aniga iyo Wiilo aan dib isugu noqono arrinku meel xun buu marayaaye ,,, Alle u baahne ,, ducada ha la bakhaylin waa lama maarmaane ,,,,, yartana waan u sheegi si aan mar labaad ugu celino nikaaxa inkastoo dee ay imika . . . . . . . .
  9. Yeah ,,, i think i have one ,,,,,, where is it ??? ,,,, i put it somewhere here ,,,, Yep ,,, got it ! ! just try to call a cat ,,, she might good for scratching ,,,,,,
  10. Now ,,, i gotta call my grand Mother on her mobile for more discussion on the issue , , ,
  11. I use Windows XP and can see it is not capable for many things ,,,,,, I have to do some upgrading and upload Windows 2005 that i received from Microsoft today. My Cell phone,,,,,,MMMMHHHHHHHHHHH ,,,, i'm receiving some text msgs from Ngoge but not clear coz he is using his wife's
  12. Goood question Simply ,,,, what happened to that old buddies ???? it is more than a year now ,,,,
  13. Ngonge,, Should i buy one for you ???
  14. Magaaladaadu waa tee ??? armaan kula deganahayba ?? Hadii aad jawaabta public uga baqanayso , , dhib ma laha private msg iigu soo sheeg ,,
  15. Haaaa ,, hadda Raula Finals bay karinaysaa
  16. Waah waah,,,,,, anigana igu daa wixii farsamo ah oo dhan ,, kharashka, abaabulka, iyo hawsha debedda oo dhan markaasaanu soo geleynaa guriga aad sharraxday annaga oo ku luuqaynayna ,,,, Gabadha soo gelbiyaaay . . .. . . . .
  17. Oo xaggee deggan tahayna ?? Imisaase ku waydiisay telephone kaaga ?? maxaadse ugu jawaabtay ??? imisaad u ogolaatay inay helaan number kaaga ?? maxaadse qaarna ugu diiday qaarna ugu ogolaatay ? aniga se ma i siin lahayd hadii aan ku waydiiyo ?
  18. Mahadsanid Wiilo ,,,, kollayba hore umaan arag laakiin aad buu u fiican yahay ,,, adinaga kan ila fiiri : Aftahan
  19. Yeah ,, it's Damn Funny ,,, i like Caloosha part ,,,,,,,
  20. Bal waakaase fiiri ,,,, waan garanayay in wiilkaas la hayo ,, anigu mar horaan sheegay ,,,, any how, walaaleey waxba ha ka xishoone wiilka wanaaji ,,,,, Wiilo, gabadha soo maslax dee xabiibi adigaa nagaga dhowe
  21. Noooooooooo,,,, was jokin' too ,,, don't have 2 leave ,,,, enjoy and continue posting ,,, nothin' special is going on here ,,,
  22. Fandhaal, Cidna uma xidhan ee ku soo dhowow laakiin waa keliya hadii aad wax isla hayso ,, ,,,,, hadii kele yaan boodhku kugu diline iskaga carar
  23. Yeah ,,, they're gone ,,,, chatch da bus ,,,,