Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Wiilo,, well said ,,, that is enough and i'll keep my breath coz u've already said what is in my mind . . . . Dhabarjaan, Soomalidu ma iyadaa culture iyo dhaqan midna leh ,,,,,,,, inta ugu xun ee ugu ad adag bay ka yaqaanaan wixii wanaagsanna ceeb bay u yaqaanaan ,,,, Maxaa dhacay hadii aan xaaskayga inta aan gacanta iska dhaafe dhexda qabsado aan suuqa la maro ,,,,, soomaalidu waxa ay u yaqaanaan dadka is qaba inay gacmaha is qabsadaan inay ceeb tahay laakiin marka aanay is qabin inay iska caaadi tahay shame ! !
  2. Ok ,,, hadda class baan aadayaa ,, ka dibna waan u yara nasanayaa ,,,,,, markaan soo noqdo anigaa si fiican kuugu sharrixi doona dhamaan waxa aanu qabanno ,,,,,, Laakiin ha qoslin plz markaad akhrido
  3. Ilaahayow sixiroole ha naga dhigin . . . .
  4. Runtu dadka way ka qoslisaa , , , bal daya Wiilo waataa qosolka ku dhufatay intay qajishaye
  5. Aaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin ,,,,,, dhamaanteenba ,,,
  6. Daraasad la sameeyay 1995 kii ayaa sheegtay in si fudud lagu kala ogaan karo wallaca iyo kibirka ,,,,, daraasaddu waxa ay sheegtay simply in caloosha gudaheeda la khaawisayo ,,, taas oo si fudud u kala saaraysa labadaas xaaladood. Waxa beri ka dhacday dalka Poland in gabar ay isku darsatay wallac iyo kibir taas oo sababtay inay markiiba geeriyooto ,,,,, sidaas awgeed hadii qofka ay labadaas xaaladood ku kulmaan waxa 90% la sheegayaa inay sababto dhimasho degdeg ah ,,,,
  7. dhasha culimadu waaba ta ugu daran . . .. maxaan wax uga soo joogay ,,,,
  8. Alle u baahne ,, waa runtaa ,, alla caqli badanidaaa , imikaan xasuustaye qaar baa markaad is tiraa dhegta wax ugu sheeg xadantooda oo isku dhegdhega ,,, oo jiriiricooda ,, oo . . .oo .... oo ..... oooo .....
  9. Wiilo ,,,, oo maalintii aad tiri Exams baan leeyahay wixii duco iga dhacayay miyaad ilowday ,,,, soonigii intaan xiiqay sidaan u ducaynayay qufac ku waashay ee hargab qaaday ,,,, Intii ka dambaysayna hurdaba maan seexan sidaan habeenkii oodhan u lahaa ilaahayow Wiilo imtixaanka biyo xareed ah uga dhig ,,, oo macallinka sida aabbaheed uga dhig ,,,, oo qofka examka u saxayay sida hooyadeed uga dhig ,,, oo qofka natiijada qoraya sida Alle u baahne uga dhig oo qofka shahaadada siinayana sidayda uga dhig
  10. Waa runtaa Wiilo ,,, walaahi aad baan u jecelahay akhyaarta SOL ,,,,
  11. kkkkkkkkkkkkkk,,,, Walaahi waad iga qoslisay ,,,, indhaaba illin iga timid ,,, Arrinta caruurta ayaa iyadu ilaa haatan ah ta dadka ka wareerisay iyadoo aan weli la haynin wax calaamado ah oo muujinaya inuu caruurta ku dhici karo ,, culimada qaar ayaa sheegaya in caruurta aanu ku dhici karin sababta oo ah hore bay caloosha hooyada ugu soo arkeen taas oo aan suurtagal ka dhigaynin inay qaadaan xilliga caruurnimada ,,,, Wiil 5 sanno jiray oo hunqaacayay kaas oo wax laga waydiiyay inuu walacayo iyo in kele ayaa sheegay in uu muddo 3 sanno ahba ilaahay ka baryayay inuu walaca ka ilaaliyo isla markaana aanuu filaynin inuu ku dhici doono 15 ka sanno ee soo socda .... wiilku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri "waan ogaa wixii hooyaday ku dhacay markii aan caloosha ugu jiray ,,, aad baanan uga xumaan jiray mar kasta oo aan arko iyadoo wallacaysa ,,,, runtiina cashar la ma ilaawaan ah iigu filan intaasi ,,,,,, bal waan fiirin doonaa inkasta oo tallaal aan ku soo qaatay caloosha la ii sheegay inuu wallaca iga ilaalinayo ilaa 20 ka sanno ee ugu horeeya noloshayda inta aan adduunka joogo " Liinta iyo cusbada ayaa iyadana la sheegayaa inay caruurta deris lama ilaawaan ah u dhigto iyagoo la xanshashaqaya una sheegaya inuu wallacu wax daran yahay
  12. why don't u give a try ????
  13. That's gonna be long story Dear ,,,,,,,,,
  14. United Nations Love Department
  15. Waxaan ka wadaa hadii aan kuu sheego sidaad u qoslayso baad dhimanaysaaa ,,,, aahahahahahahahahahaha iga dhaaf anigaaba kelyihii i barareene laakiin Public place baan joognaa ,,, remember
  16. Haaaa Ok ,,,, Deputy uun baa ka bannaan hadda ,,,,,
  17. ducadiisii horeba wax kama hayside ma mid kalaad ka dalbatay ???
  18. Wallacu waa wax dumarka ku dhaca maka ,,,,, ee ....... waana uu u kala duwan yahay,, qaarkood wax bay jeclaadaan (jantaan) ,, sida xalwad, besbaas,, dhuxul ,,, Mallaay,,, hilib shiilan,,, digaag ,, qofba sida uu ku yahay ,,, qaarkood waxa ay jeclaadaan raggooda oo aanay uba oggolaan xataa inay musqusha aadaan iyadoo aad arkayso qaar daba socda ragoodii oo musqusha aadaya oo inta uu ka soo baxayo is hor taagaya ,, qar kele uu la galana waa la sheegayay Inta badan waxaa la jeclanayo waxa dhinac socda waxyaalo la nacaayo ,,, qaarkood baa nooc ka mid ah cadarrada aan la tusin,,, qaar baa cuntooyinka nooc ka mid ah kuba xanuunsada oo aan arki karin ... kuwase ugu darani waa kuwa raggooda naca oo aan la soo marsiin karin labadooda wejina aanay is qaban karin taas oo ragga ku kellifta mararka qaarkood inay guriga ka maqnaadaan inta ay gabartu wallac dhamaysanayso oo inta badan aan dhaafin afarta bilood ee ugu horeeya ,,,, Waxa ay inta badan isku mid ka yihiin lalabo badan iyo matag ,,, iyadoo taasina ay sababto inay had iyo goor si xad dhaaf ah u isticmaalaan Liinta iyo cusbada oo ay ka dhowrayaan inay lalabada ka biiso ama ka qafiifiso. Ilaa hadda lama soo sheegin wallac rag ku dhacay waxaase la filayaa 5 ta sanno ee soo socda in la heli doono raggii ugu horeeyay oo wallacay muddo 2000 oo sanno laga joogo ,,,, meelaha sida aadka ah looga filaayana waxa ka mid ah Somalia
  19. Marka hadal fiican aad ku hadasho ee lagaa copy garaysto means hadal ka fiican baan la dhihi karin ,,,,,, Marka xiga ,, oo tolow hadaa xagee la iga tusay aniga ,,, sidaas baan dad fiican ugu haystay laakiin mar dambe oo weliba maalmahan ugu dambeeyay ah uun baan another impression ka qaatay ,,,,, May be i'm wrong ,,,,
  20. Dee mayee laba secretary lama wada qaadan karayee laakiin waxa aan u baahanahay Deputy ,, Hadii aad interested ku tahay soo gudbiso CV ga iyo wixii supporting documents ah ,,,
  21. Horta waa marka aan qalbi jilaycaaga la yaabo ,,,, waar marka ay ku aragto uunbay ka dhigtaa meel aan waxba jirin ,,, Midda kele ,, wallacaa arrimahaas iska leh oo sannifaad badan bay yeeshaane iska yara sug way ka bixiye
  22. Horta Wiilo, Alle u baahne, Simply the best iyo nuune hadii SOL aanay ku jiri lahayn waa horaan ka baxsan lahaaa ,,,,,, dhamaantood waa dad aan jecelahay oo kaftan yaqaan ah ,,,, gabadha Nafta la dhaho waagii hore way ila fiicnayd laakiin hadda xoogaa hadal taagtaagan baan ka dareemayaa as well as Besbaaso oo raadkeedaba la la' yahay ,,,,,,,, I Love You All ,,,,,,
  23. 5 Tii sannoba hal mar baa loo qasaa ,,,,, waxaana u qasta islaan 1912 kii dhalatay oo ku nool magaalada Buuloxaawo ,,,, the last time ay u qastay waxay ahayd 1999 ,,,, haddaa loogu yeerayaa inay for the coming 5 yrs kana u diyaariso ,,,,,
  24. Alla xabiibi maahee waan dhaamaaye ,,,,, ma ninkaygan sheekha ah ee habeen iyo maalin salaada iyo ducada u taagan ,,,, maalintiina SOL dhex taagan ee wacdiga iyo wanaag faridda ku qasaaya ,,,, Waxoogaa contract kii hore ayaa iga dhamaaday markaa kii 2005 ka ayaa hadda ii yimid as a general secretary for United Nations Love Department (UNLD) ,,,,,