Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Buuhoodle Front ?? ,,,, That was a job well done dee. Maxaad naga rabtaa ee kele ??
  2. NGONGE;775367 wrote: ^^ I'm not sure they meant the Arabic word when they called it Azania, but, in Arabic; it means: the adulteress (الزانيه). At least Khaatumo means THE END! ;););)
  3. Sources just told me Carafaat is also fake .......
  4. Carafaat;775330 wrote: the emails aint fake, his Phd title is fake. He didnt even finish Bachelor in Holland, 2 years later he was calling himself a Phd in Uk. Ask Oodweyneh, he will tell you. Local politics is fine, sending emails to Mi6 and Uk Foreign Office with accusation of terrorism aint local anymore. He even asked UAE to arrest Boqor Buurmadoow. What is next asking France to arrest Royaale and Russia to bomb UDUB office? The guy is a joke, so is Somaliland's international "recongition" campaign. You still talking about what is said about the "fake" emails ,,, aren't u ??
  5. Qarannews are fabricating this and creating fake emails ........ It is a very local politics called "Ku jiq sii" .... so it is normal
  6. It is a good and new development dee .....
  7. What do you wana hear ??? Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland General Jidhif Oo Isagoo Ku Sugan Buuhoodle La Hadlay Warbaahinta DHAGAYSO
  8. and stated that he was ready to flush out separatists
  9. Good Job Farole jr .... Somalia: Somaliland army attacks Buhodle 15 Jan 15, 2012 - 2:53:46 AM BUHODLE, Somalia Jan 15 2012 (Garowe Online) - There are reports of heavy fighting in the town of Buhodle located in Ayn region after the Somaliland army bombarded the town of Buhodle early Sunday morning, Radio Garowe reports. Local sources in Buhodle say that Somaliland troops have attacked the city from three different fronts, shelling the town with heavy artillery destroying buildings in Buhodle. Hundreds of heavily armed Somaliland troops were spotted in the outskirts of Buhodle early Sunday morning, heavy artillery was heard all morning throughout the city, there have been no confirmations on the death toll. Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo expressed his distraught to his Parliament on Saturday when tribal leaders met in Taleh. President Silanyo addressed a joint session Saturday and stated that he was ready to flush out separatists . He ordered an emergency meeting with his army chief, and Defense Minister among other officials. Buhodle is located on the border between Somalia and Ethiopia and is a commercial hub. Somaliland have tried to seize the hotly contested city of Buhodle before, in May 2010 the Somaliland army clashed with local authorities leaving 13 dead and 33 wounded. GAROWE ONLINE
  10. Buuhoodle (Somaliland.O rg)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) ayaa sheegay inay saaka Ciidamadda qaranku ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Buuhoodle. Wasiirku wuxuu sheegay inay ciidanka qaranku ay baacsadeen maleeshiyo hubaysan oo hore ugu sugnaa magaaladda Buuhoodle, waxaanu tilmaamay inay kooxdaasi ka baxday magaalada kuna baxsadeen dhawr Baabuur oo nooca Tiknikada ah. Md. Axmed Xaabsade waxa uu sheegay inay Ciidanka Qaranku ay ilaalinayaan ammaanka shacbigooda isla markaana aanay gudaha u gelin suuqa magaaladda Hargeysa. Wasiirku wuxuu sheegay in ciidamada qaranka aanay weerarka qaadin hase yeeshee iyaga la soo weeraray hoobiyeyaal, ka dibna dagaalku sidaasi ku bilaabmay “Xalayto ayay maleeshiyada Buuhoodle joogay soo weerareen ciidamada qaranka ee ku sugnaa jiida Qori-lugud, ka bacdi saaka ayay ciidamada qaranku saaka ayay ku waabariisteen Buuhoodle malaadiina way qabsadeen kooxdii joogtayna way ka baxsadeen,”ayuu yidhi Wasiirka warfaafintu. Dhinaca kale, Wasiirka warfaafinta Md. Axmed Cabdi Xaabsade ayaa BBC-da u sheegay in hawlgalka ciidamadda qaranku ay qabsadeen magaalada Buuhoodle aanay jirin cid ka dhimatay hase yeeshee uu dhaawac fududi soo gaadhay afar askari.
  11. Weriyayaal ka tagay magaalada Qorilugad oo hadda ku sugan magaalada Buhoodle ayaa u xaqiijiyey Weriye Mohammed Abdi Hassan Diridhaba in ciidanka Qarranka Somaliland saraakiishoodu ay saldhigyo ka samaysteen gudaha magaalada Buhoodle halkaasi oo unug ka mid ah ciidamadda Milateryga la dejiyey. Weriyayaasha ayaa Halbeegnews u sheegay inay arkayaan mid ka mid ah saldhigyada magaalada Buhoodle oo gubanaya kaasi oo ay dab sudheen kooxahii SSC-da qaarkood oo ka cararay halka 80-ka mid ahna ciidamadda Qarranka Somaliland ay gacanta ku dhigeen. Magaalada ayaa madhan waxaana ciidanka qarranku jareen laamigii dhinaca magaalada Buhoodle ka soo gallaayey xuduudka Ethiopia kaasi oo ciidanka Qarranku ku gooyeen silig weyn kaasi oo sababay in gebi ahaanba gaadiidka dhinaca Ethiopia ka imanaayey la joojiyo
  12. Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaac ..... The same Pirate Admin shouldn't come up with criticism coz we all know the report is talking about them. Weli nin tuug ah ma ku tidhi Tuug baad tahay ,,,, then see his replay
  13. Dhanka kalle shirkan oo si habsami ah u socdda ayaa waxa ku soo dul dhacay isla markaana ay maqleen Xaaladda cusub ee dagaaleed ee ka soo cusboonaatay deegaanka Buuhoodlle, waxana la joojiyay shirkii socdey, Odayaasha ayaa isla soo hadal qaadey habka looga arinsayo dagaalkan, waxana shirar kalla gooni gooni ah isla markaana aan loo ogolayn warbaahinta ku gudda jirra odayaasha deegaankaas, balse warar lagu kasloon yahay ayaa shabakadda Gabiley News u xaqiijiyay in qaar ka mid ah madax dhaqmeedyadda deegaankaasi ay dhalleeceeyeen isla markaana hadallo hanjabaad ah hawadda u mariyeen Ciidmadda qaranka Somaliland. Magaaladda Talleex ayaa ah mid qasan isla markaana jaahwareersan, waxana ay u muuqataa mid si adag looga dareemay dagaalka saaka ka dhacay magaaladda Buuhoodlle. Hmmmm
  14. Hargeysa (GNS)- Wasiirka Waraafinta somaliland Axmed Cabdi Xaabsadde, ayaa sheegay in ay ku guulayteen ciidamadda Qaranka Somaliland in ay gacanta ku dhigaan deegaanka Buuhoodlle. Wasiirku waxa uu sheegay in Magaaladda Buuhoodlle ay gacanta ugu jirto ciidamadda Qaranka Somaliland, isla markaana ay dagan tahay Xaaladdeede, sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay khadka Tilifoonka. Wasiir Xaabsadde waxa uu tilmaamay in dagaalkka lagu soo qaadey Somaliland balse Ciidamadda somaliland ay ka guulayteen dadkii wadday dagaalkaas. Axmed Cabdi Xaabsadde waxa uu tilmaamay in uu dagaalka lagu soo qaadey ciidanka qaranka isla markaana uu socdey illaa habeen horre “Waa nalagu soo qaaday dagaalka xalay iyo habeen hore ayaana marba meel nalagaga soo qaadeyay” Xaabsadde oo la weydiiyay khasaaraha dhanka somaliland ka soo gaadhey ayaa waxa uu ku jawaabey “ma jirto khasaare na soo gaadhey marka laga reebo afar dhaawac fudud ahi”. Wasiirku waxa uu sheegay in ciidamadda somaliland ay ku waabariisteen saaka aroortii magaaladda Buuhoodlle. “Saaka aroortii hore ayay kuwaabariistee Ciidamadda somaliland Magaaladda Buuhoodlle, wayna qabsadeen magaaladdii”. Ayuu yidhi Xaabasadde
  15. Ciidamada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Magaalada Buuhoodle, Taleex Oo Isgaadhiisnta Laga Jaray Iyo Laascaanood Oo Mudaharaad Ka Dhacay uuhoodle(ANN) Ciidmada Somaliland ee jiida hore ayaa saaka ku waaberiistay magaalada Buuhoodle eek u taala xuduuda ay Somaliland iyo Ethiopia wadaagaan, halkaas oo xarun u ahayd malayshiyada nabadiidka ee SSC. Wararka hordhaca ah yaa sheegaya inay malayshiyadii ku sugnayd halkaa firdhadeen, mana jirto ilaa hada tiro sax oo iftiiminay khasaaraha ka dhashay dagaalkaa, balse warar ku dhow deegaanka ayaa u sheegay Araweelonews in malayshiyadaa laga qabtay gaadiid baddan oo ay haysteen, isla markaana firxadkoodu u carary dhinaca hawdka. Ciidanka Somaliland ayaa wararku sheegayaan inay sadex askari kaga dhaawacmeen dagaalkaa, isla markaana ma jirto tiro dhimasho ah sida ay sheegayaan tibaaxaha hordhaca ah ee laga helayo deegaanka oo ay adagtahay in lala xidhiidho, iyadoo isgaadhsiinta ay go.antahay. xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada ka hadlin dagaalka ka dhacay Buuhoodle Dhinaca kale magaalada Laascaanood ayaa kooxo dad ahi saaka mudaharaad isugu soo baxeen iyagoo kasoo horjeeda talaabada ciidanka Somaliland ku galeen magaalada Buuhoodle. Balse mudaharaadkaa oo aan khasaare weyn I ka dhalan waxa kala dareeriyay ciidamada booliska eek u sugan laascaanood. Wararka kale ee ka imanaya deegaankaa ayaa sheegaya in magaalada taleex oo koox shirka halkaa ka socday kaga dhawaaqday maamul goboleed laga jaray isgaadhsiinta, balse ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijinaya sida ay wax u socdaan.
  16. Somaliland Community of Ottawa congratulates Somaliland National Army Ottawa Somaliland community congratulates Somaliland National Army for their quick and decisive victory against the SSC terrorist outfit. On the heels his major speech, president Silanyo showed unequivocally his deepest commitment to the defense of Somaliland territorial integrity. SSC ragtag militia with their daily harassment of the local population and their alliance with the ONLF and Al Shabaab terror networks was indeed increasingly an unacceptable risk to the stability of the region. Now that SSC terrorist organization has been uprooted, Ottawa Somaliland community is convinced that the great people of Buhodle will indeed embrace the road that Las Anod took three years ago. Marauding militias on the streets will be replaced by throngs of students on the university benches. Congratulations to President Silanyo, Chief of Staff Jidhif, Defense minister Adami and to the great men of the National Army. Alla Mahad Leh