Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
NOW ? ! ! I'm reciting the Holly Quran ,,,, suuratul Baqarah ! !
-
The language is existing Dude ,,,, don't u know that ??
-
Tuug mise Tuuk ????
-
Anigu ma filaayo inay jiraan cid kele oo somaalida kaaga horaysa hand talking ka ,,,, even europians ka ,,, marka aad tagto waqooyiga Somalia ka warran ,,, dadka oo dhan waxaad u malaysaa inay waalan yihiin ama ay is dilayaa sida ay gacmaha u taagtaagayaan ,,,, markaa arrinta gacmo taag taagga waxaynu nahay No 1 ,,,,, in the world ,,,, University ga research ka samaysa taas ha loo sheego malaa Africa mabay arage
-
looooooooooooool ,, very funny ,,,,,
-
run badanaa ,,,, marka hore shaah marka dambena shaqo ,,,, sidaas weeye ,,,, laakiin ha iloobin shaaha aan sheegayaa waa kii aan hore kuugu sheegay sida loo kariyo ,,,,, wixii kele iska dhaaf ,,,,,, ilaa uu dhidid kaa yimaadana maad xaraarad bixine la soco. Hadaaban raadsanayaa . . . . .
-
Horta waa run oo ethiopian ku waxba inama dhaamaan hadaanayba inaga darnayn xagga qaylada ,,, maxayse qaylo ka sheegi ethiopian meel kasta oo ay tagaan nadaafad xumada miyaadan arag ,,, waanba ka wiswisaa anigu dhamaantood. soomaalida meel kasta oo aad tagto waa lagu yaqaanaa qaylo, buuq iyo faraha/gacmaha oo ay taagtaagaaan ,,,,,, aniga mooyaane
-
Ok ,,, laakiin make sure inaad falaas shaah ah oo si fiican loo kariyay aad cabto marka aad qorayso
-
loooooooooooooool,,,,, that is true walaahi ,, meelkasta oo aad tagto somaalida uunbaa ugu qaylo badan ,,,,, marka ay telephone debedda ah ku hadlayaana waxaabad moodaa inay isku deyeyaan inay qofka codka gaarsiiyaan ,,,, marmar bay dheguhu ku xanuunayaan qaylo darteed.
-
Haye , Wiilo ,,,, Aniga sheekooyinkii shukaansiga intaas bay igaga eg yihiin ,,,, wax kele waan soo qaban la'ahay oo xoogaa hawshaa igu badatay ,,, markaa adigaan floor ka kaaga baxayaa ku soo dhowow ,,, wixii aad hayso soo bilow waxaan filayaa inaad si fiican wax u diyaarisaye Gacmo furan ,,,,,,
-
looooooooooooooool,,,,, ahahahahaha Trying to emagine Raula oo ilkaheeedii gacmaha ku sidata oo raadinaysa cid ugu celisa
-
haaaaaaaaa dhib ma laha xoogaa xalwo kismaayo ah baan u keeni oo ay shaaha ku dhuuqdo
-
looooooooooool ,,, Maanakoobiyo ninka ka soo fakaday waaba ka ugu fiican ,,,, Horta i sug haddaan phone booka eegayaa ,,,, Ohhhhhhhhhhhhh ,, haddaan ku soo wacaynaa ,,, Wiilo ,,, kaalay waan helay number kii aan raadinaynaye
-
Car ha kuu sheego ,,,,,
-
Haaaaaaaaa ,, waan fahamay ,,, oo wuxuu isu sharraxayaa inuu Moderator noqdo miyaa ?? Nin is sharraxay ku la'
-
Maxaa dhacay ?? u can pray in public whenever it needed ,, or whenever necessary ,,, but what these ppl are doing is not what i would do ,,, when the Muslim is on trip it is better to combine every 2 salats ,,,,
-
Waa diyaar adiga iyo Raula iyo ciddii kele oo idinla cosotaba soo dhowaada ,,,,, maxaad ku daraysaan shaaha /? ?? Daango ma rabtaan ??
-
oo heedhe ,, hadii la isa salaamo maxaa dhacaaya ,,,, marka aad dadka kele salaamayso ma og tahay inay naftaaduna xaq u leedahay inaad salaanto waxaan kele oo aad akhriyaysaan : dad wax ay sheegaan garan waayay iga dheh meelaha aad tilmaanteenna : Luuq luuq madow iga dheh
-
Ohhhhhhhhh thankssssssssss ,,, sure this is my floor ,,,, should i write in somali ?? i like to use our language while discussing such topic ,,, am i allowed ??
-
magaalaan barbaadee,,,, injiruu ,, bishaan nin dhugee ati maal yatee khootukhaa ,,, D:
-
Thanks Dear ,,,,, waa intaan kugu jeclahaye
-
Ohhhhh yeah ,, right ,, i didn't know that ,,, coz i saw the last words telling me u r kidding and i kept quite coz i was seriour for the first time ,,, I've nothing much tosay ,,, i think my friends said what i was gonna say . . . nothing left 4 me so far . . . . . just feel free and be happy with the destiny ,,, Allah created you as a woman and u should be happy for that ignoring all the other aspects and feelings ,,, you will never turn into a Man ,,, whatever u do and however u try and think ,,,,,,,,
-
anigaa idiin sheegaya dawada qabowga ,,,, Malab, shaah iyo cuntada oo besbaas lagu cuno ,,'
-
Popular Contributors