Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Imisaan arkay qaar noocaas ah
-
KKKKKKKKKKKKKKKK ,, si fiican baan u garanayaa ,,,, marqaanka baa u sawira iyagoo xajka dhex socda ,, markaasay dadka ku yiraahdaan awliyo baanu nahay oo fadhigaan ku xajnaa
-
Haa ,,,,,, miyaanad ogayn ,,, weliba shaah iyo Baraf buu isku kabbadaa ,,,,,
-
waad xishootay baan u gartay
-
Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
anigu mar alla marka arrimahaa dalka la soo qaado rajo la'aan uun baa i gasha ,,, waxa fiicnaan lahay inaad hal mar soo booqato dalkii oo aad soo eegto reality ga meesha yaalla,,, Walaal meeshan dad ma jiraan ,,, waa dad ku seexda kuna soo toosa qabyaalad iyo dagaal ,,,, fikir kele iyo hammi kele midna ma laha waxaana shufeer ka ah afar nin oo dantooda ku wata oo daraagaystayaal ah oo marba meel u jeediya. dadku kumaba baraarugsana wax adduunka ka socda iyo sida loo horumaray iyo weliba sida horumar lagu gaari karo ,,,, keliya waxa weeye , , xageed mijintii qaadka ahayd ka heshaa maanta,,, xageed ku qayishaa iyo intaas ka dib reer hebel iyo reer hebel ,,,, Markaa ilaahay lagama quusto marnaba laaakiin anigu dadkeenna QUUS baan ka taaagnahay runtaa fiicane . . . . -
Haaaye sheekhyadaa iska badane oo imika macnayaal badan bay leeyihiine waa kee tolow ,,,, xataa mid Sheekh ilaahay la yiraa oo khatar ah baa jira
-
amba waa macaan ,,,, amba waa qaraar ,,,, kolba waa siduu kuugu soo maree ,,,, lalalalalala waxba ha ka galgalan Wiilo ee ii sheegoo miyuu weligaa marka ku haleelay ilayn bani aadam baad tahay oo waa lagu heli karaaye ceeb maahee Waadiga cadaab ku sheegayee
-
Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Wiilo ma kula tahay tan maanta lagu jiro inuu gumaysigii dhaamo ???? everyday meeqa qof oo soomaaliyeed baa dhinta ?? oo ku weliba ku dhinta gacanta walaalkiisa soomaaliyeed ??? ,,,, gumaysi ilaahay inaguma soo celiyo laakiin ta maanta lagu jiro walaahi gumaysigii baa dhaama ,,,,,, ugu yaraan dhimashadaa yaraan lahayd ,,,,, Meeshan dadkii way dhamaadeen ,, dalkii wuu burburay ,,,,, wax soo saarkii cagtaa la mariyay ,,, qofkii wax yaqaanay ama waa la dilay ama waddanka debedduu uga cararay ,,,, mana soo noqon karo oo xabbad baa ka horraysa ,,,, dadkii waxa keliya oo lagu wacyi geliyaa waa qabyaalad iyo reer hebel iyo weliba dagaal ,,, maxaa ,, ma rajaa taalla markaa ??? -
Adiga miyuu ku haleelay Goorma ???
-
Ma waxa aad fahmi wayday ninkan ku leh Nuune ayaa sheekh ah ,,,,, Ma sheekha buurtaa ,, ? ma ka bannaankaa ? ma ka SOL baa ,,, ma ka dumarkaa ,, ma ka raggaa
-
Isagu shaah ma yaqaanee Bigayskuu rooti engegan ku dhuuqaaye
-
Anigaaba xasuusta maalintii aad banoonida igu soo laadday ,,,, bismillaaaaah ! ! waanba qaban kari waayay ,,,, dhulkaan ula dhacay ka warran
-
Baahida Loo Qabo Bulsho Soomaaliyeed oo Aqoon Leh:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Aniga ilama aha inay soomaali weligeed waxan iska daynayso ,,,, maxay iska daysaa xataa kii hadda dhalanayay baa lagu naasnuujinayaa reer hebel iyo reer hebel e ,,,, Iga dhaaf waddankan ilaahay dad ha u keeno -
Maahee caashaqu waa Nacnac
-
Woow Sheekh baa soo baxay ,,,,, Laakiin title kee buu haystaa ,,, Sheekha maxayga ??
-
Maxaa kele ee aad sugaysaa ????
-
Loooooooooooooooooooooool , ,,,,,,, so u can write your own Memo
-
I'm still thinking ,,,,,, haven't decide yet and have only two days until next year ,,,,, Ohhhhhhhhhhhhhhhh ,, will tell you soon ,,,,
-
Odayaashaa la isku dirayaa haye ,,,, soo daa ,,,,, come on ,,,, simply inta odaygeedii nafka ka goysay bay haddana dagaal u diraysaa sow maaha Horta topic ga muxuu ka hadlayay waaban iloobaye
-
Hayaaaaaaaay sir baa fashilantay oo kaalay show Simply dan aan la'aynba Nuune bay qolka kula xirnayd ,,,,, ceeeb baa ka dhacday (jokin')
-
AF-SOOMAALIGA OO QARKA USAARAN KASUULIDDA LUQADAHA AFRIKA:
Jacaylbaro replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Tuujiye ,, thanks sxb ,,, waad dhahday ,,, waan kugu raacsanahay ,,, laakiin lahjadaada xoogaa yar adaygaa ku jiro ,, yara debci fadlan ,, -
Waxaas oo dhan Checkmate shaqo ha la siiyo miyay u dhacayeen ,,, Ok ,, waa ka tashan doonaa hadii boos banaan uu jiro ,,, Just come back next year
-
Waan garanayaa iney kaftan kaa aheed laakiin wax alla wax aad leedahay waan fahmi waayay maymay inaa ku hadlaysidaan u maleeyay
-
Popular Contributors